Al Shabaab oo dilay Taliye Liibaan Golcad iyo askar kale
Muqdisho March 23, 2024 (QJ) -Dagaal qaraar ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanada Busleey Dhannaane iyo Jilib Marko ee gobolka Shabeellaha Hoose. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ka sameysteen deegaanada dhawaan laga saaray Al-Shabaab. Liibaan Golcad ayaa ka mid ahaa saraakiisha iyo askartii lagu…
