“Africa Hadii ay Xornimo rabaan Waa inay Dawarsiga Joojiyaan” Kofi Anan

Addis Ababa  02.May 2016 (SDN/QJ):- Kofi Anan, xoghayihii guud ee Qaramada Midoobay ee hore ayaa sheegay in dalalka Afrikaanka ah ay joojiyaan gacan hoorsiga iyo tuugsiga waddamada ajaanibta ah waa haddii ay rabaan madax bannaani..   Wuuu yiri waa in waddamada Afrikaanku joojiyaan baryada iyo in koofiyadda lagu baryo tago, taasoo sumcaddii qaaradda oo dhan…

Read More

Lix ruux oo loo soo qabtay howlgalo lagu xaqiijinayay amaanka Magaalada Baydhabo

Baydhabo  02.May 2016 (SDN/QJ):-Xaafadaha magalada Baydhabo ayaa xalay ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ay ka sameeyee  howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magalada waxena howlgaladaasi ku soo qab qabteen Dad aad u badan.   Ciidamada ayaa Dadkii ay soo qabteen waxaa ay ka lahareen  ilaa 6 Qof oo ay ku tuhmeen in ay ka tirsan yihiin xarakada Al-shabaab….

Read More

Xukuumadda oo Mudaysay Shirka Maalgashiga Germany ee Somaliland oo ka dhacay Berlin,Qodobada lagaga hadlayo iyo Baaq ay u Dirtay Ganacsatada

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Wasiirka Ganacsiga iyo maalgashiga Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa daboolka ka qaaday shir caalami ah oo lagu soo bandhigi doono fursadaha maalgashi ee Somaliland u baahan tahay oo lagu qaban doono dalka Jarmalka. Wasiirka Ganacsiga Iyo maalgashiga caalamiga ahi waxa uu sheegay in shir caalamiya oo maalgashiga Somaliland…

Read More

R. Wasaare Cumar “Soomaaliyada cusub waxay u baahan tahay xoog iyo xirfad shaqo oo dabooli karta baahida shaqaale ee dalka”.

Muqdisho, 01, May, 2016 (SDN/QJ):-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ahmaalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. “Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu. Ra’iisul…

Read More

Weftigii SAMA-WADE ee Xisbiga WADDANI oo Wejigiisii Afraad Ku Soo Kormeeray Diiwaan-gelinta Ka Socoto Deegaanada Waqooyiga Hargeysa+SAWIRO

Hargeysa 01.May 2016 (SDN/QJ ):-Weftigii SAMA-WADE ee xisbiga WADDANI oo wejigiisii Afaraad ka billaabay deegaanada ay ka billaabantay diiwaan-gelintu ee gobalka Maroodi-jeex, ayaa maanta kormeer guud oo ay ugu kuur-gelayaan habsami u socodka diiwaan-gelinta ku soo maray magaalooyinka hoos yimaada degmada Dara-salaam oo dhinaca Waqooyi kaga beegan caasimadda Hargeysa iyo weliba sida oo kale goobo diiwaan-gelineed…

Read More

Daad Xoogan oo Waxyeeleeyay Biriijka isku Xidha Itoobiya Iyo Somaliland ee Degmada Togwajaale DAAWO

Wajaale 01.May 2016 (SDN/QJ ): Abaaro 11 Habeenimo ee Xalay ayay Ahayd Markii uu Is taagay isku Socodka labada Daamood   itoobiya Iyo somaliland ee Ay ka kooban tahay wajaale Kadib markii lagu war helay Daad Xoogan oo Socda Hotel Central ,Kastamka wajaale  Suuqa iyo bakhaarada ka agdow Tog Degmada wajaale Waxana Uu Daadkani Jaray Kaabada Toga…

Read More

YEMEN: Wadahadallo Nabadeed oo u billowday Kooxaha isku haya Awoodda Xukunka Dalka

Sanca, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Garabyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa yeeshay wada-hadaladoodii ugu horreeyay, iyagoo si toos ah isku soo hor-fadhiisanaya si ay uga xaajoodaan colaadaha u dhexeeya. Wadahadalladan ayaa ujeekooda lagu sheegay sidii loosoo af-jari lahaa colaada 13-ka bilood ka socota dalka Yemen, taasoo galaafatay nolosha dad badan, kuwo kalena ka barakicisay guryahoodii. Ergyaga…

Read More

‘’Kaadhka Codbixinta qofku hadduu qaato wuxuu kor yeelayaa waa Kelimatu Shaydaan’’ Sheekh Shacbaan

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Iyadoo maalinkii shalay ee taariikhdu ahayd 30 bisha March sanadka 2016 ay ka bilaabmatay diiwaangelinta codbixiyeyaashu magaalada Hargeysa iyo degmada Sallaxley ayaa waxa la sheegayaa in aanay diiwaangelinta degmooyinkaas ka bilaabmatay u socon qaabkii la rabay. Diiwaangelintan ayaa waxa la sheegayaa in ay saameyn ku yeesheen qaar ka mid ah culimada…

Read More

Daawo:- Goobihii Diiwaangelinta Godbixiyeyaasha Gobolka Maroodi-jeex Oo Haawanaya iyo Eedayn Loo Jeediyay Guddida Doorashooyinka

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Inta badan goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka maroodi-jeex ayaa ah kuwa haawanaya oo aanay jirin habayaraatee cid iska diiwaangelinaysa, iyadoona Guddida doorashooyinka Qaranka uu eedayn kulul usoo jeediyay xildhibaan Nac-nac oo ka mid ah xildhibaanada golaha baarlaamaanka Somaliland, https://www.youtube.com/watch?v=qbJJQFl1hRs

Read More

Laba Qodob Oo Lagu Soo Gunaanaday Xiisadii Ka Taagnayd Banka Qoolcaday

Hargeysa, 1,5,2016 (QJ/SDN) – Xukuumadda Somaliland iyo dadka deegaanka Banka Qoolcaday, ayaa heshiis ka gaadhay xiisadii dhawaan ka taagnayd Banka Qoolcaday ee la xidhiidhay seeraha banka. Qoraal uu shalay soo saaray wasiirka xanaanada xoolaha Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir, oo uu ku socodsiiyay dhinacyada ay khusayso, wuxuu ku sheegay in dadka iyo xukuumadu isla garteen laba…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo la kulmay Jaaliyadda Somaliland ee Washington SAWIRO

Washington 01.May 2016 (SDN/QJ):- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Washington, Virginia iyo Maryland ayaa xalay casho sharaf u samaysay weftiga ka yimi Somaliland ee uu horkacayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro. Xafladdan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa isu keentay dadweyne kala duwan oo metelayey qaybaha kala duwan ee…

Read More

Kulan Dhexmaray Weftigii Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Dibada KENYA

Nairobi 01.May 2016 (SDN/QJ):- Weftigii ka socday Somaliland ee uu hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali shire ayaa kulan muddo qaatay la yeeshay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Kenya. Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta kulmiye oo uu ku saxeexan yahay Md Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Afhayeenka xisbiga KULMIYE ayaa lagu sheegay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo U Diray Shaqaalaha Somaliland Maalinta Shaqaalaha Awgeed

HAMBALYO MADAXWEYNE : 30/04/2016 Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa shaqalaha Aduunka, gaar ahaan shaqaale waynaha Somaliland, munaasibada 01-May, Maalinat shaqaalaha adduunka awgeed. Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha ku sifeeyey cududda iyo xoogga wax soo saarka iyo horumarinta qaranka, la’aantoodna aanu jiraynin himilo wanaagsan oo ummaddu hiigsataa. Madaxweynuhu wuxu tilmaamay…

Read More