Siyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaalle Oo Ka Bilaabaya Maraykanka Olole Uu Ku Taageerayo Muuse Biixi
Washington 02.May 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay xalay niskii dambe xafiiska xisbiga KULMIYE ee dalka maraykanka, ayaa lagu sheegay in shalay uu Magaaladda Washington soo gaadhay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaalle oo la soo weriyay inuu kaga qeyb galayo shir ay qabsanayaan xisbul xaakimka ee Maraykanka iyo inuu hordhac u yahay wefti…
