Qofka Yidhahda Golha Wakiilada Cadalad Baa Ka Jirta wuu Iska Hadlay Aqoon yajan Cabdi daakir
London26March16(SDN/QJ)Dhaqaale yahan Cabdi Daakir oo ka mid ah qurba jooga reer Somaliland ayaa si adag u Naqdiyey golaha Wakiilada Somalilnd.

qurbejoog
London26March16(SDN/QJ)Dhaqaale yahan Cabdi Daakir oo ka mid ah qurba jooga reer Somaliland ayaa si adag u Naqdiyey golaha Wakiilada Somalilnd.
London26March16(SDN/QJ) Ururka samafalka ee haldoor ee xaruntiisu tahay Uk oo soo dhawayn balaran ugu sameyey Maamulaha Guud ee Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf Ismaacil iyo gudoomiya Ururka samafalka ee khadiija ee xaruntiisu tahay Norway Marwo Shamis Askar soo dhawayntan ayaa waxa ka soo qayb galay xubnaha ururka ee Uk iyo Martii sharaf kale .Munasabadan oo casho…
Hargeysa 26,March,2016(SDN/QJ):-Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA isagoo dabaqaya Xeerka Saxaafadda Somaliland Xeer No:27/2004 qoddobadiisa 6 iyo 7aad oo si cad u qeexaya xaqa muwaadiniitu ku heli karaan ruqsad warbaahineed, islamarkaana ay ku cadahay dariiqa ay u marayaan shuruudaha looga baahanyahay, waxa uu arkaa caqabado badan oo ka taagan inay dadweynuhu nidaamkaasi maraan, kadib markii ay wasaaradda…
Hargaysa 26.March 2016 (SDN/QJ):- Shiikh Xasan Cabdisalaan, oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Gurmadka Abaaraha Somaliland ayaa shir saxaafadeed oo uu Guddigu qabtay isagu si gooni ah ula hadlay Soomaalida Koofureed oo uu ugu yeeray Walaalaha Koofureed. Hadalkii uu jeediyay oo aan Video ka daawaday waxay ila noqotay in loo baahan yahay in ay in…
Baqdad 26,March,2016(SDN/QJ)-Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay in la dilay Wasiirkii Maaliyada ee ISIS ama ururka Khilaafada islaamiga ah ee Daacish. Abdi al-Rahman Mustafa al-Qaduli ayaa hore uga soo mid ahaan jiray Al Qacidada Ciraaq isla markaana kamid ahaa hogaamiyeyaasha Shabakada Al Qacida ee qaabilsanaa xidhiidhka dibada ayaa muddooyinkii danbe ahaa Madaxa maaliyada…
Hargeysa (QJ/SDN) – Musharaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga UCID aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka ku eedeeyay inay ka danbeeyaan sidii uu u burburi lahaa xisbiga UCID.
Baladweyne (QJ/SDN) – Waxaa goor-dhaweyd gaadhay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga Madaxweynaha Somalia ayaa waxaa ka mid ah; Wasiirka Amniga, C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka, Maxamed Mukhtaar Ibraahim, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha, Maxamed C/llaahi Xassan Nuux, iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xubno…
Nairobi (QJ/SDN) – Midowga Yururb ayaa ka hadlay markii ugu horeysay dagaalada dhawaan ciidamada Puntland iyo Alshabaab ku dhexmaray deegaano ka tirsan Puntland. Wakiilka EU ee Soomaaliya, Mr. Michal Caravan ayaa sheegay taasi inay muujinayso sida ciidamo Soomaaliyeed ay uga awood roonaan karaan maleeshiyada Alshabaab. Wuxuu intaa ku daray in dhiiranaantii dhawaan ay muujiyeen ciidamada…
Burco (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay qorshaha ugu jirto sidii uu xisbigiisu Soomaaliya wax uga qaban lahaa, taas oo uu sheegay haddii uu xisbiga UCID talada dalka uu ku guulaysto ay boqolka maalmood ee ugu horreeya qorshaha ugu jirto sidii dalka Soomaaliya wax looga qaban…
Hargaysa 25.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa lala Xidhiidhiyey inuu ahaa Maskaxdii ka danbaysay Fal ay Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye ku rabeen inay kaga Takhalusaan Suldaanka Guud ee Beelaha Subulaha ilaa Saaxil ee Subeer awal oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo. “Sida aad…
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha 3-aad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujaahid Cali Guray, ayaa soo bandhigay ficilada uu samaynayo Muuse Biixi cabdi, haddii loo doorto hogaaminta dalka Somaliland, isla markaana wuxuu ka digay in shacabka reer Somaliland ay codsiiyaan murashaxa kulmiye oo uu ku tilmaamay qof aan u qalmin hoggaminta shacabka reer Somaliland. Sidaa wuxuu…
Burco 25,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa difaacay Badhasaabka Gobolka Togdheer Qabo oo diyaariyey soo dhaweyn loo sameeyay Doraad Guddoomiyaha Ucid Iyo Wefti Uu Hogaaminayey oo gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):-Guddida Anshaxa ee Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa mar labaad Digniin u diray Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI.
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):-Gudida Heerka Qaran ee Gurmadka Abaaraha ayaa Kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyada Somaliland Waxay kaga Warbixiyeen Waxyaabihii u qabsoomay Mudadii ay ku Jireen Samato bixinta dadka iyo duunyada ku tabaaloobay abaaraha jira.
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cabdiwaaxid C.qaadir C.raxmaan ayaa Si taxadir leh uga hadlay Saami qaybsiga Kuraasta aqalka Wakiiladda oo Qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland Gaar ahaan kuwa Darafyadu ay Saluug ka qabaan. Sida uu ku Sheegay Qoraal kooban oo uu ku faafiyey barta uu…
Garacad 25,March,2016(SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Gaadhay magaala xeebeedka Garacad ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay kusoo dhoweyeen xubno kamid ah Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidanka oo muddadii dagaalku soconeyey ku sugnaa Deegaankaasi. Madaxweynaha ayaa markii uu gaadhey deegaanka Garacad ayaa waxa uu kulamo xog waraysi ah oo ku saabsan xaaladda guud…
Caddaado 25,March,2016(SDN/QJ):- Madaxwayne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal Shalay dhexmaray ciidamada Galmudug iyo kuwa Al-Shabaab. Madaxwaynaha ayaa sheegay inay jiraan dad ay ku qabteen dagaalkii Shalay kuwaas oo tiradooda uu ku sheegay inay gaayso 14 qof halka dhimashaduna ay tahay 20. Madaxwayne ku xigeenka ayaa sidoo kale hanbalyo u…
Muqdisho, 25 March 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa si kulul u cambaareeyay tirada badan ee caruurta ah ee kamid ahaa dagaalyahannada al-Shabaab, kuwaa oo ay soo qabteen xoogagga amniga ee Puntland intii uu socday dagaalki dhowaan ka dhacay qaybtaas ka tirsan Soomaaliya….
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xuska maalinta Qaaxada Adduunka oo ku beegnayd Maalintii Shalay oo Taariikhdu ahayd 24 March waxa uu kaga hadlay kaalinta wasaaradiisu ka qaadatay la dagaalanka cudurka Qaaxada iyo xarumaha cusub ee daaweynta ee laga furay gobolada iyo degmooyinka…
Burco 25,March,2016(SDN/QJ):-XisbigaMucaaridka Ucid ayaa Magalada Burco Ku Qabtay Munaasibad Uu Ku Soo Dhaweenayo Taageerayaal kusoo Biiray Xisbigaas. Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha baaxadd leh ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa Xisbigu ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Xisbigaasi ku soo biiray . Waxaana Munaasibaddani ay…