Doonyo Yamaniyiin Ah Oo Dhib Ku Haya Xeebaha,Iyo Wasiirka Kalluumaysiga oo ka Hadlay

    Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed, ayaa sheegay inay jiraan Kaluumaysato Yamaniyiin ah oo dhibaato ku haya Xeebaha Somaliland. Waxa uu sheegay inay doonyo badan oo sharci daro ah qabteen sidoo kalena xattaa kuwa sharciga haysta dhimi doonaan si Bulshada Somaliland fursad ugu hesho ka faa’iidaysiga Kaluunka“Doonyaha Yamantu si Aan…

    Read More

      Baarlamanka Midowga Yurub oo ka Hadlay Qadiyada Aqoonsiga Somaliland iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

      Beljam 21,Jan 2015 (SDN/QJ)- Wefti ka socda Somaliland ayaa shalay la kulmay guddiga arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, kulankaas oo ka dhacay magaalada Brussels ee wadanka Beljam. Kulanka ayaa waxa hadal ka jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, oo ka hadlay taariikhda Somaliland. Wuxuu Wasiir Biixi sheegay in Somaliland ay xorriyadii ay ka…

      Read More

        Taliyaha Laanta Socdaalka Ee Madaarka Hargeysa Oo Caddeeyey In Dad Ku Dhoofaya Baasabooro Faajari Ah Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa+Digniin Adagna Ka Soo Saaray DAAWO

        Hargeysa 21.Jan 2015 (SDN/QJ):-Taliyaha laanta socdaalka ee madaarka Hargeysa gaashaanle Cabdi Saleebaan, ayaa si adag uga  hadlay haweenay shalay lagu qabtay madaarka Hargeysa iyada oo lagu dhoofinaayo baasaboor Foojari ah, waxaana uu sheegay in ciddii lagu qabto iyada oo sidata dukumanti sharci darro ah oo ka dhoofaysa madaarka Hargeysa la horkeeni doono maxkamad. Gaashaanle Cabdi Saleebaan,ayaa…

        Read More

          Mudane Katirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Sababaha Loo Aanaynayo

          Hargeysa:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Mudane Khadar Aadan Xuseen(ambassador) oo kamid ahaa  xubnaha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa si kedis ah shalay xubinimadii Golahaas iskaga casilay, waxana uu warqadda Iscasilaaddiisa u gudbiyey Golaha uu  muddada kasoo tirsanaa. Sida uu warbaahinta qaarkood u xaqiijiyey Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golahaas Ibraahim Mahdi Buubaa, waxa uu mudanahani si cad u sheegay inuu xilkaas…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray 10 Km ee u horeeyay ee Wadada Ceerigaabo iyo Isagoo Caawa ku Sugan Magaalada Burco DAAWO

            Burco 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Isagoo ku Sugan Deegaanka Ina Afmadoobe Waxa uu si rasmi ah uu Xadhiga uga Jaray 10 Km oo ka Mid ah Wadada Ceerigaabo halka uu Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 20 Km oo Caro Kaawadu Saaran tahay . Madaxweynaha iyo Weftigiisa ayaa caawa ku sugan Magaalada Burco…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Deegaanada War Cimraan iyo Shan Shacade Iyo Tabashada Bulshada iyo Sida Wax looga qabanayo DAAWO

              Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay, qaar kalena ka dhagax dhigay deegaanada War Cimraan, Shanshacadde iyo Caynabo,  halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu duhurnimadan…

              Read More

                Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Haayada FAO Ku Wareejinaysay Wasarada Beeraha Somaliland

                Hargeisa 1/20/2015(SDN/QJ)Haayada Foa ayaa maanta warada beeraha somaliland ku wareejisay  tiro baabura iyadoo xaraunta wasarada loogu  qabtay  munaasiba ay  kula kala waregayeen ayaa madaxwayne ku xigeenka somaliland ka soo qayb galay http://www.youtube.com/watch?v=dVWJh_rOMsM&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Daawo: Xukuumadoo Kala Dareerisay Dhalinyar Ka Damqatay Aflagada Loo Gaysatay Nabigenii Suubana (NNKH)Oo Ka Dhacay Magalada Hargeisa

                  Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa ka dhacay mudaharaad laga soo horjeedo aflagadii  wargayska ka soo baxa dalka faransiisku  u gaysatay nabigenii suubana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ahate mudaharadkasi  oo ay  ciiidamada dawladu kala diren dhalinyarti isasoo ababushay http://www.youtube.com/watch?v=HV3XcLkTX6o Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Taliye Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Qaabkan Cusub Ee Wadooyinka Loo badalay Isagoo Taliyuhu Sheegay in Shilalkii Baabuurtu Yaraday Intii La Badalay

                    Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)taliye ku xigeenka somaliland c/raxmaan liiban fooxle ayaa maanta ka hadlay  qaabka cusub ee wadooyonka ay  u badashay  wasarada arimaha gudaha somaliland   iasgoo taliyhu sheegay  ina  shilalkii  baabuurtu yaraaday http://www.youtube.com/watch?v=YlD8F-Q1t0s Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Somaliland Oo Badhtanka Kaga Jirta Dalalka Sanadkan Doorashooyiyinku ka Qoondaysan, Laguna Daray Liiska Waddamo La Filayo inay Dib uga dhacaan Qorshahooda.

                      Hargeysa(SDN/QJ)-Sanadka Bilowga ah dalalka la filayo inay doorasho madaxtinimo ka dhacdo, waxa hoggaanka u haysa oo ku jirta Somaliland sida ay shaacisay warbixin ay soo saareen Machadka Africa Research Institute (ARI) oo ah machad falanqeeyaa arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Afrika. Warbixintan ayaa lagu sheegay innay somaliland sidoo kale safka hore kaga jirto laba waddan oo…

                      Read More

                        TACSI:URURKA QAREENADA SOMALILAND (SOLLA) OO TACSI KA DIRAYA GEERIDII MAXAMED AXMED KULUC

                        Anigoo ku hadlaya magaca garyaqaanada Somaliland, waxaan tacsi u dirayaa dhamaan shacabka Soomaalida ah, iyo qoyskii, qaraabadii iyo ummada Muslimiinta oo dhanba geeridii ku timid Fanaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc, oo dhawaan ku geeriyooday laguna aasay magaalada Hargeysa. Waxaanan Ilaahay uga beryayaa inuu marxuumkaasi naxariistii Jano ka waraabiyo…aamiin…aamiin…aamiin.     From: Garyaqaan Xasan Cali Banfas…

                        Read More

                          Filashadii Hore,Ficilka Maqaska, Foolka Bari Iyo Foorar Dhagax Dhigyada Socda SAWIRO Layaab leh

                          Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Siilaanyo Iyo Wafti balaadhan oo hogaaminayo oo weli ku jira socdaal ay ku marayaan deegaano dalka ka mid ah, ayaa axaddii doraad goor danbe hiimse hiimse ah la sheegay inuu ku soo beegmay degmadda Faraweyne, halkaas oo dadka degani maalintii oo dhan sugayeen, isla markaana filayeen…

                          Read More

                            Filashadii Madaxweyne Siilaanyo ee Booqashada Buuhoodle oo Isu Rogtay War Cibraan {Warbixin Qurbejoog}

                            Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Waxay ahayd Talaabo la eegayay inuu Madaxweynuhu ku dhiirado Waxay dheeli tiraysay Wada Jirka dal ahaaneed ee Somaliland iyo inuu Madaxweynuhu tegi karo deegaan kasta oo ka tirsan dhulka J.S.Land, Waxay arrini is bedeshay daqiiqado kooban. Socdaalka uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ku marayo Gobolada iyo Degmooyinka oo galay…

                            Read More

                              Hargaysa Gaadiidlayda Basaska ee Caasimada Somaliland oo Qaylo dhaan ka Muujiyay Dhalan roga Socdaalka Wadooyinka oo Busaarad u Horseeday

                              Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)-  Iskaashatada Basaska waaweyn ee iskaga kala goosha gudaha magaalada Hargeysa, ayaa si weyn uga soo horjeestay amarkii Wasiirka Arrimaha guduhu ka soo saaray wadadda madaxtooyada hormarta oo ay sheegeen in aanay dantooddu ku jirin qaabka wadooyinkaasi loo dhallan-rogay. Guddoomiyaha iskaashatada Basaska waaweyn ee City Bus Mr Xuseen Axmed Maxamuud iyo xoghayaha guud ee…

                              Read More

                                “Meydhaanka Astaanta Miyuusigga Wararka(Xukuumad aan Xakame iyo Xeerba qaban)Boobe Yuusuf

                                Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- “Feedhaha xidhiidhsamay lafahan, xuubku ka idlaaday, Jidhkaygii xariirta u ekaa, xaaluf quruxdiiye, Hadduun baan xaraarugay sidii, xamil-gab awryaale, Xafta waxaydin ii laba-listaan, xooxda lay maalye, Cidluun baan xayuugnahay sidii, xuunshadii Gubane, Waxba yaanu xeerkay I marin, xoolana I siinne, Xaasha e’ nin libin kaa xistiyay, xumihi waa yaabe,” Maansada, Abaal-laawe, Salaan…

                                Read More

                                  Damaca Hoose ee Kooxda Daamul Jadiid,Ka Digtoonida Raysal Wasaaraha iyo Warbixin Xiiso leh oo Telefishanka Aljazeera ka Diyaariyay DAAWO

                                  Muqdisho 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xili la kala diray Xukuumadii uu soo dhisay RW Cumar Sababo ku aadan Faarax C/qaadir, Sanbaloolshe, & C/kariin Xuseen Guuleed oo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay u Arkeyn in ay Yihiin Siyaasiyeen aan Miisaan Xoogan Laheyn islamarkaana si gaar ah u fuliyay Qorshaha Kooxda Damul Jadiid ayaa Arintaasi Waxaa daba gal ku…

                                  Read More