Guurtida Somaliland oo Dood ku Lafo Guray Xaalada Nabadgalyo iyo Meelaha Mudnaanta in la Saaro Mudan DAAWO

    Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md Siciid Jaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen arimaha nabadgelyada iyo muhiimada ay u leedahay Bulshada. Mudanayaashii doodaas ka qayb galay ayaa dhinacyo kala duwan ka istaagay Qiimaynta Xaaladaha lagu Sugan yahay iyo Haloosinta Waayaha…

    Read More

      Ihaanooyinka & Fool-xumooyinka Siyaasadeed Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Soo Kordhiyay Somaliland

      Dhawr jeer oo kala duwan ayuu maxfallo iyo goobo kala jaad ah madaxweyne Axmed Siilaanyo ka sheegay inuu caafimaad qabo oo aanay jirin wax durro  ah oo dubaaqiisa haleelay. Dhawr jeer ayuu sidoo kale sheegay inuu isagu yahay madaxweynaha ummaddu gacanteeda ku dooratay ee Jamhuuriyadda Somaliland ka taliya. Balse arrintaasi waxba kamay bedalin shakigii jiray…

      Read More

        Komiishanka Doorashooyinka oo Xilkii la Wareegay isla markaana Doortay Hogaankoodii+ Mucaaridka oo Saluug ka Muujiyay DAAWO

        Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xubnihii cusbaa ee Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah Xilkii ula wareegay, halka sidoo kalena ay doorteen Hogaan cusub, iyadoo munaasabadda ay xilka kula wareegayeen ay ka soo xaadireen mas’uuliyiinta sadexda Xisbi qaran. Dhanka Kale Xisbiyada Mucaaridka ayaa Saluug ka Muujiyay Hannaanka ay Gudida Doorashooyinku u doorteen Gudoomiyahooda oo ay…

        Read More

          SOMAALIDU…WAA BULSHA HODONA

          Somalidu asal  ahaan iyo dhaqan ahaan waa dad hodon ah, kuna barbaaray dhaqan wanaag ah siin iyo qaadasho noloshooduna ku dhisantahay is gacan qabasho. Tusaale, Noloshoodii baadiyaha haddii qoys soo biiro balse ay-yan haysan xoola lihi-ya wuxuu qoyskaasi mudo gaaban ku yeelan jirey tirooyin xoola ah, nooc walbana leh kana dhashay kaalo iyo gacan qabasho qoysas…

          Read More

            Daawo munaasabad lagu abaalmarinaayay shaqsiyaadka qiimaha iyo wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK

            London Dec 08,2014(SDN/QJ)-Waxaa xaleey galbeedka London ka dhacday munaasbad loogu dabal dagaayay sanadguradi 4aad ee ururka Haya. Ururka ayaa ah urur sanadkiiba marqabta munaasabad lagu abaal marinaayo shaqsiyaadka qiimaha iyo wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK, Hadaba sanadkani waxaa bilado la gudoonsiiyyay Muusikiisaaha ugu weyhn UK Maxamed Karaama, Abwaan Wadhsame iyo…

            Read More

              Qaramada Midoobay oo Si Rasmi ah ugu Wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia Maamulka Hawada iyo Jawaab Yaraanta Xukuumada Siilaanyo DAAWO

              Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay, gaar ahaan xafiiska hawada u qaabilsan ee ICAO ayaa cadaysay inay hawadii Somalida ku wareejinayso dhawaan dawladda Somaliya ee Xasan Sheekh, waxaanu go’aankan Qaramada Midoobay si toos ah uga horimanayaa heshiiskii ay Somaliland iyo Somaliya Turkiga ku kala saxeexdeen ee khuseeyay dhinaca hawada. Waxa toddobaadkan heshiis ku kala saxeexday…

              Read More

                “Axmadow Dal Mid Ah Iyo Dad Mid Ah Ayaan Maanta Kugu Wareejinayaa”Dardaarankii Daahir Rayaale

                Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiiro xukuumadda somaliland ka tirsan oo loo diray Gobolka Awdal ayaa weli ku sugan magaaladda Boorama, isla markaana duruufo siyaasadeed oo ka dhashay ka jawaabid la,aan tabashooyin bulshada deegaankaa madaxdooda dhaqanka hore uga soo yeedhay, ayaa dhaliyay dhawaaq gooni u goosadnimo oo ka soo yeedhay mid ka mid ah Salaadiinta deegaankaa….

                Read More

                  Safaarada Itoobiya ee Hargaysa oo Shaacisay Xiliga ay Joojinayso Fiise ku Bixinta Baasaboorkii Hore ee Somaliland & Qiimaha dal ku galkeeda

                  Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Safaaradda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday wakhtiga rasmi ah ee ay guud ahaanba joojinayso Dal-ku-galkii ay ku bixin jirtay baasaboorkii hore ee Somaliland, ka dib markii dhowaan xukuumaddu soo bandhigtay baasaaboor cusub oo nooca electronic ku shaqeeya ah. Safaarada Itoobiya ku leedahay Hargeysa oo…

                  Read More

                    Dhacdo Xannuun Badan “Qabow,Qallal iyo Fuuq bax badan awgeed ayaa Sababay in Tahriibayaashaasi ku dhintaan”

                    Roma 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Tahriibayaal doonyo ka raacay xeebaha Liibiya si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub ayaa qallal iyo fuuq bax ugu dhintay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, xaaladda cimilada awgeed. Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa u gurmaday tahriibayaashan oo saarnaa doon rabadh ka samaysan xilli ay marayeen xeebaha koonfureed ee jasiiraddan….

                    Read More

                      Goormaa la filayaa Gogoshii Istanbuul ee Wada hadalada Somaliland iyo Somalia DAAWO

                      Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyey kulammo gogol-xaadh u ah ambaqaadka wadahadallada u socday Somaliland iyo Soomaaliya oo muddooyinkii dambe hakad ku yimi, isla markaana la filayo inay si dhaqso ah u bilaabmaan dhawaan sida ay dawladda Turkgia oo marti-gelinaysa Shirarka wadahadalka labada dal, waxaanu…

                      Read More

                        Daawo: Madaxwaynaha Oo Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Ka SocdayDalka Maraykanka

                        Hargeisa 7/12/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim Linda, iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. waxaana kulankan madaxweynuhu la yeeshay Weftiga ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dineda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka…

                        Read More

                          Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Cisbitaal Ku Yaal Dalka Jarmalka Ku Booqday Abwaan Xasan ganay Oo Xaalad Caafimaad U Jooga Dalkaasi

                          Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse  ayaa dalka  qaar ka mida dalalka yurub  kumarayey  waxa uu cisbil  ku yaala dalka jarmalka uu ku booqady  abwaan  xasan  ganay  oo xaalad caafimaad u jooga dalkaasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa Shaaciyey In Afarta Koone Ee Magaalada Hargeisa Laga Dhisi Doono Afar Xarumood Oo Dabdamis Ah

                            Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxman maxamuud caydiid ayaa maanta Sheegay in  afarta koone ee amagalada hargeisa laga samayn doono afar xarumood oo dabdamis  taasi  oo uu sheegay  inay u gurman doonan guryaha fogfog  ee baalaha magaalada hargeisa  sidoo kale awaxa uu maayarka maanta uga   mahad celieyey dhalinyarada ka shaqaysa waaxda dabdamiska dawlada hoose oo…

                            Read More

                              Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland

                              Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood  adag  ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf  raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland ku bogadiyey  horumar ay  ka smayasay  dhinaca xidhiidhka caliga iyagoo sidoo kale   wasiirka ugu  baaqay  inay  wada hadalada somaliland iyo somaliya  dhaqdhaqaajiso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo: Maanta Waxaan Ugu Bushaaraynayaa Qolada leh Doorashadii Dib Ayay u Dhacaysaa Qaynuunkii Meeshii Buu Yaalaa Doorkan Diidi Maayee Maanta Waan Ku Dhaqaaqayaa Insha Allahu Tacaalaa Dawlad ku Meel Gaadh ah “Eng Faysal Cali Warabe

                                Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryelka Somaliland eng faysal cali warabe ayaa saaka xaflad soo dhawayna u qabatay  musharaxiinta xisbiga ucid uga tartamidoona gobalada gabilay  awdal iyo salal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Halkan Ka Akhri 50-Waxyaabood Oo Ka Mid ahaa Waxqabadkii Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh

                                  Muqdisho:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii uu Madaxweyne Xasan sheikh Xilka u magacaabay Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh waxa laga joogaa muddo sanad ah, waxana ay dharaartaasi ku beegnayd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka,  oo ahayd Maalintii ugu horraysay ee Dhegaha shacabka soomaaliyeed maqleen magaca Cabdiweli sheikh. Shalay ayey baarlamaanku codka kalsoonida kala noqdeen Ra’isal wasaarahaas oo lagu tilmaami karo…

                                  Read More

                                    YAA KU ADEEGTA QABYAALADDA

                                    Gogoldhig Ka hor inta aynaan ka jawaabin su’aasha mawduuca maantu waxa uu daaran yahay iyo sababta kaliftey in aan wax ka qoro cida ku adeegata qabyaaladda, waxaan marka hore mihim ah in aynu fahamno waa maxay dawladdi? Maxay faa’ido u leedahay dadyawga adduunka ku nool? Ujeedada qaranimo ama dawladnimo yaa ay tahay in ay ku…

                                    Read More

                                      Fadeexaddii Crown Hotel, Ficilka Madaxtooyadda, Falkinta Sharka Iyo Fooldhabashada Waqtiga

                                      Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mar keliya ayaa sanqadha iyo dayaanka maqalka dadku ku war helay. Cirku muu daruurayn roobna ma di,in. wuu qaawanaa hadana qacda jiingada hoolka iyo muraayaddaha baabuurta ka baxaysay waxa la moodayay barafyaale curtay. Shirku wuu dhamaaday oo markaas ayay dadku bixid maaganaayeen, balse taasi uma suuragelin. Dib baa loo diday. Madax…

                                      Read More

                                        Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe Maxamed oo Itoobiya looga Yeedhay

                                        Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa Shalay Galab wadanka Itoobiya u u Kicitimay. Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenkiisa ayaan Warbaahinta u sheegin Sababta dhabta ah ee Tagitaankooda Dalka Itoobiya Hasa Yeeshee Xogo ay Shabakada Qurbejoog ka heshay ayaa Tilmaamaya in Ujeedada Socdaalkoodu…

                                        Read More