Zimbabwean appointed UN deputy envoy to Somalia

    Juba, Dec. 5, 2014 (SDN) – The UN Secretary-General Ban Ki-moon announced the appointment Zimbabwe’s Raisedon Zenenga as his deputy special representative of the UN assistance mission in Somalia (UNSOM), replacing Algeria’s Fatiha Serour. Ki-moon, in a statement, acknowledged Serour’s leadership contributions, especially in support of the political process, human rights, rule of law and…

    Read More

      Daawo:Maareyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Kalmaha Shidalka Ugu Baaqay Inay Qiimihi Hore Ku Soo Celiyan Shidaalkii Qiimihisu Kacay

      Hargeisa 6/12/2014(SDN/QJ)Maareeyaha haamaha shidaalka  Berbera aya maanta kaalmaha shidaalka ugu baaqay  kaalmaha shidaalka inay  shidaalka qiimihiisi  hore ku soo celiyan kadib  markaa shirkadihii shidaalka keeni jiray ay  jabiyen sidoo kale awaxa uu mareyuhu shaaca ka qaaday  in dabayaaqada  sanadkan dekada berbera la soo gaadhsiin doono mishiino lagu baadhi doono  tayada shidalka dalka yimada https://www.youtube.com/watch?v=2gCma0H4hBg&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg Hargeisa…

      Read More

        Baarlamaanka Somalia Oo Kalsoonidii Kala Noqday Xukuumaddii Ra’isal Wasaare Cabdiweli

        Muqdisho:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia, ayaa goor dhaweyd si buuxda cod aqlabiyad ah kalsoonidii kagala noqday Xukuumaddii Ra’isal wasaare Cabdi weli sheikh oo Beryahanba uu Mooshin ka dhan ahi Halkaas ka yaallay. Fadhigii Maanta ee Golaha Baarlamaanka, ayaa dood kadib waxa codka kalsoonida loo qaaday Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, waxana si buuxda u guulaystay Kooxdii dabada ka…

        Read More

          Jamaal Cali Xuseen:Dooroshooyinka Madaxtooyada waxaan la tartamayaa Madaxweyne iyo Gudoomiye Baarlamaan mana aha tartan loo siman yahay

          Minneapolis Dec 06 2014(SDN/QJ) Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay Qurbejoog.com waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland. Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa ka jawaabaya suaalo la xiriira shuruucda Somaliland ee aan dhameystireyn, tartanka uu la geli doono Musharixiinta kale…

          Read More

            Akhri Istaraatiijiyadda Madaxtooydu U Dejisay Haddii Baarlamaanku Maanta Eryi Waayo Ra’isal Wasaare Cabdiweli

            Muqsisho:Dec,06,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Bisha December tahay 6-, waxa loo ballansan yahay in Golaha shacabka la horgeeyo mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli oo muddo dagaal kaga socday Dhinaca Madaxtooyada Somalia. Ilaa shalay iyo xalay waxa Madaxtooyada iyo Hutellada waaweyn ee Magaalada Muqdisho laga dareemayey xod-xodasho iyo  isu guur ka dhexsocday Xulafada Madaxweynaha oo ay…

            Read More

              Mid ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Awdal oo Sheegay in Shacabka Gobolka ay Ka Baxeen Gooni isu taaga Somaliland DAAWO

              Boorama 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo ka mid ah Salaadiinta cusub ee gobolka Awdal, oo sida la sheegay muddooyinkii u dambeeyay ka shaqaynayay falal lidi ku ah qaranimadda Somaliland, ayaa markii u horaysay muuqaal Fiidyow ah oo uu iska soo duubay ku sheegay in shacbiga gobolka Awdal ka baxeen Somaliland oo ay…

              Read More

                Gudoomiye ku Xigeenka Gudidii Hore ee Doorashooyinka Somaliland oo Si la yaab leh u soo Bandhigay Maamul Xumo ay Xukuumadu samaysay DAAWO

                Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xubin ka tirsan guddigii hore ee doorashooyinka qaranka ayaa soo Bandhigay Dhacdooyin Maamul Xumo oo ay Samaysay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Guddoomiye xigeenkii guddiga doorashada ee hore Md. Cali-Khadar Xasan Cismaan oo ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Dariiqii Aqoonsi raadinta Somaliland…

                Read More

                  Koob loogu Magac daray Abwaan Timcade oo Magaalada Gebilay lagu soo Gabo gabeeyay DAAWO

                  Gebilay 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gebagebeeyey Tartankii koobka Kubadda Cagta ee Timacadde oo ay ku tartamayeen Lix Kooxood oo ka mid ah Kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Magaaladaasi. munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada, maamulka Gobolka iyo…

                  Read More

                    Qaybo ka Mid ah Haweenka Degmada Maxamud Haybe ee Hargaysa oo Xukuumada iyo Xisbigeeda Taageero u Muujiyay DAAWO

                    Hargaysa 06.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaybo ka tirsan Haween weynaha Caasimadda Somaliland ayaa taageero u muujiyey Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye Haweenka Degmada  Maxamuud Haybe ee caasimada somaliland ayaa kukan balaadhan oo ay ku yeesheen Hotel Scandinavian waxay ku caddeeyeen inay sidoodii u taageersan yihiin Xisbiga Kulmiye oo ay doorashooyinkii hore u codeeyeen,…

                    Read More

                      Saxaafada Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Muxaafidnimo. Faallo

                      Hargaysa 06.Dec 2014   (SDN./QJ)- Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka iyo dhawrista Xoriyatul qawlka,Iyo iyagoo ka soo horjeeday Faragelin kasta oo lagula Kaco Saxaafada Madaxa Bannaan.   Way ku saxsanaayeen inay…

                      Read More

                        Filashada cod u qaadista Cabdiweli iyo Xubnaha ugu cadcad Curashadda loolanka Jagada Ra’iisulwasaaraha & Hiilka Bahwadaagta Al-Islaax Ee Muqdisho Iyo Hargeysa.

                        Muqdisho 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo baarlamaanka Soomaaliya ay Guda Galeen Maalintii Shalay  ka doodista mooshinka maamuus ka xayuubinta ra’iisulwasaare Cabdiweli Sheekh Maxamed oo Sabtida beri Codka Kalsoonida loo qaadi doono, islamarkaana ay haatan u muuqato in la daweeyay kala jabkii baarlamaanka, lana adorosayo in ra’iisulwasaare Cabdiweli xukuumadiisa laga qaadi doono kalsoonida, ayaa durba wax soo…

                        Read More

                          Hirdan adag oo ka Jira Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Komiishanka Cusub ee Doorashada Somaliland iyo Xubnaha ugu Fadala Cad

                          Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhaarintii xubnaha Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa la filayaa inay dhacdo toddobaadka soo socda, kadib markii ay Golaha wakiiladdu toddobaadkii hore Ansixiyeen. Xubnaha Komishanka cusub ayaa la filayaa isla marka la dhaariyo inay la wareegaan shaqada Komishanka iyadoo ay xubnihii hore ee Komishanka Doorashooyinkuna u diyaariyeen xil wareejintii Hay’addaasi. Ilo wareedyo u…

                          Read More

                            “Xukuumad keliya ama waddan keliyi ma xallin karo arrinkaas, waa in loo waajaho qaab midaysan iyo iskaashi gobolku yeesho…” Mawqifka Somaliland ee Budhcad badeeda

                            Hargeysa, 05 Dec, 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa qeylo-dhaan ugu jeedisay beesha caalamka inay wax kala qabtaan halis beddeshay khatartii Budhcad-badeedda, taasoo ay ku tilmaanay Kalluumaysiga Sharci-darrada ah, Tahriibka iyo Hubka sharci-darrada ah ee saameeyey waddamadda Geeska Afrika, loona baahan yahay in fiiro gaara loo yeesho. Waxay Xukuumaddu sheegay haddii uu jiro dalab ay u…

                            Read More

                              Taliska Sare ee Ciidanka Asluubta Somaliland oo Beeniyay in Maxbuus reer Jabuuti ah oo Jeelka Hargaysa ku Xidhan Jidh dil lagu sameeyay Soona Bandhigay DAAWO

                              Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay warar uu baahiyey wargays ka mid ah kuwa ka soo baxa caasimadda Somaliland, warkaas oo Wargaysku kaga hadlay xaaladda Maxbuus reer Jabuuti ah oo ku xidhan Xabsiga dhexe ee Magaalada hargaysa, maxbuuskaas oo wargaysku ka sheegay…

                              Read More

                                Sheekh Somaliland ka Caan ah oo Buug ka Qoray ‘Xoreynta Haweenka iyo Xuquuqda Islaamka’ DAAWO

                                Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Buug ka hadlaya Xuquuqda Islaamku siiyey haweenka iyo ololeyaasha reer Galbeedku hormoodka ka yihiin ee haweenka loogu doodo, ayaa daah-furkiisa  lagu soo bandhigay magaalada Hargeysa. Buuggan oo uu qoray Sheekh Ismaaciil Dheeg oo ka mid culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, isla markaana ciwaankiisu yahay ‘Xoreynta Haweenka iyo Xuquuqda Islaamka’, ayaa lagu…

                                Read More

                                  “Xukuumada iyo Xisbigeeda Kulmiye Waxaan Leeyahay Ha igu Kalifina inaan Siyaasada dib ugu Soo noqdo Waayo looma adkaysan karo amni daradan idinku aad abuuraysaan” Mulkiilaha Hutel Crown

                                  Hargaysa 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mulkiilaha Hotel-ka Crown ee magaaladda Hargeysa Cismaan Cabdlaahi Cigaal (Cismaan Hindi), ayaa xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey weerarkii iyo rabshaddii Shalay ka dhacday hotelkiisa, kaas oo ay ku soo qaadeen koox dhalinyaro ah si qorshaysan isku soo abaabushay isla markaana baabuur badan jajabisay, waxyeelaysay dhismaha hotelka. Cismaan Hindi Waxa uu Ku Dooday…

                                  Read More

                                    “Xornimada ku dhex-jirta Shebega” Warbixin Xiiso Badan oo Dhaleecaysay 65 Dawladood oo Faafreeb ku Sameeya Internetka

                                    London 05.Dec 2014 (SDN/QJ)- Daraasad cusub oo la sameeyey ayaa muujinaysa in xoriyadda dhinaca Internetku inay hoos u dhacday dunida oo dhan sannadkii afraad ee daraasaddan la sameeyo, waxaana taas keenaya inay soo badanayaan dalalka xannibaadaha ku soo rogaya baraha internetka ama faafreebka ku samaynaya. Koox u dhaqdhaqaaqda Xoriyadda oo lagu magcaabo Freedom House ayaa…

                                    Read More