Kulan lagaga hadlayay Siyaasada Wershadaha oo Hargaysa lagu qabtay
Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasarada qorshaynta qaranka Oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud Ee Wasaradaha warshadaha, xanaanada xoolaha iy Qaar Ka Mid ah Warshalayada Dalka shiinaha ayaa maanta ka qayb galay Kulan Lagu Gorfaynayo Siyaasada Warshadaha Dalka Agaasimaha Guud Ee Wasarada Xanaanada Xoolaha Axmed Maxamuud Cagawayne iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Ayaa Halkaasi ka…
