Home » 11:09 pm Entries posted on “August, 2017”

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex Oo Amaro Adag Dul Dhigay Ciidamada Amaanka Somaliland DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Badhasaabka gobolka Maroodijeex mudane Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuug ayaa ciidamada amaanka ku amray inaanay kaantaroolada ka gudbin dhalinyarada kooxaha u wada socda ee wiilasha iyo hablaha leh, ee doonaya inay ku soo ciidaan gobolada kale. Cabdillaahi Jibriil Gaaxnuux Badhasaabka gobolka Maroodijeex waxaa uu ciidamada abniga ku amray inay hakiyaan wiilasha iyo gabdhaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Soo Saaray Wareegtooyin Saamayn Ku Yeeshay Wasaaradaha Dawladda,Tiro badan oo Agaasimeyaal ah oo uu Shaqada ka Joojiyey Iyo Maamulo uu Si gaar ah u Bartilmaameedsaday

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Ku simaha Madaxweyne Siilaanyo ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay waxa uu soo saaray Wareegtooyin ku saabsan Sidii ay Wasaaradaha iyo Hay’ada Dawladu u soo Gudbin lahaayeen Waxqabadkii intii u dhaxaysay 2010-kii ilaa 2017 maadaama uu gabaabsi yahay Mudo xileedkii Madaxweynuhu. Mudane C.raxmaan Saylici waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiro,Gudoomiyeyaal & Mas’uuliyiin Sare oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka tirsan oo ay Dhaqan u Noqotay inay Warbaahinta Isaga Jawaabaan & Sawirka Xun ee ay ka Bixinayaan Kala Danbaynta Dawladnimo & Talaabo laga rabo in Hogaanka Qaranku Dheg xumidaas kaga Gilgisho DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Muuqata in badan oo ka mid ah Madaxda ka hoos shaqaysa Madaxweyne Siilaanyo inay Lumiyeen haybadii dawladnimo ee kala danbaynta ahayd Isla markaana ay Warbaahinta isu mariyaan Jawaabo kala gedisan oo cunfiga dawladnimo waxyeelo ku ah. Arrintani Waxay dhaawac ku tahay Milgaha dawladnimo Waxaana looga Fadhiyaa Madaxweyne Siilaanyo iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xildhibaanka Ugu Yar waxaa la Siiyay 5 Kun oo Dollar Waxaana Lacagta Lagu Qaybinayay Guriga Madaxweyne Ku Xigeenka Iyadoo uu Dagaalkaas hor kacayay Wasiirka Madaxtooyadu’’ Xildhibaan Hufane DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland isla markaana ahaa Xildhibaankii Kula Tartamay Gudoomiye Ku xigeenka Cusub ee Golaha Wakiiladda ee axadii loo doortay Mudane Axmed Yaasiin Sheekh Cali ayaanle ayaa cadeeyay in Muddadii uu Khilaafku ka taagnaa golaha wakiiladda in xukuumadu ku bixisay dhaqaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: ”Heshiis Lagama Gaarin Maamulka Hawada, Waxaana Gacanta Ku Haysa Hay’adda Qaramadda Midoobay ee ICOA” & Nuxurka Waraysi uu Bixiyey Wasiirka Duulista Hawada DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa sheegtay in ay Hay’adda QM u qaabilsan duullimaaddada madaniga ah ee ICOA ay maamulka hawada sii hayn doonto ilaa sannadka dambe, isla markaana aan wali heshiis laga gaadhin cidda lagu wareejinayo maamulka. Wasiirka wasaaradda duulista iyo Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa VOA u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaaladda Hargaysa oo Lagu Soo Dhaweeyay Ganacsade Shiinaha u Dhashay oo Maalgalin Somaliland ku sameeyay DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah golaha wasiirada Somaliland ayaa Maanta Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa Ku Soo Dhaweeyay Ganacsade u dhashay Dalka Shiinaha oo Maalgashi ka sameeyay Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ilaa Laba Milyan oo Xujaaj ah Isla Markaana Gudanaya Waajibka Xajka oo Maanta Taagnaa Buurta Jamalu Carafo

Maka 31. August 2017 (SDN/QJ):- Dad Muslimiin ah oo kor u dhaafaya illaa Laba milyan oo ruux ayaa maanta dul taagnaa Buurta loo yaqaano Carafa ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, kuwaasoo ka kala yimid dalal aad u kala fog oo ku kala yaalla caalamka Islaamka, iyagoo gudanaya waajibaadka Xajka sanadkan. Xajka oo ka mid ah shanta tiir ee asaaska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Boosaha Somaliland oo Mar Kale Ku Celiyey Balanqaad ay Xukuumadda Siilaanyo Ku Fashilantay Digniina u Diray Shirkado Cashuurtii ku waajibtay bixin waayay DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Mustafe Faarax Abraar iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Faysal Cali Sheekh oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xarunta Wasaaradda Boosaha ayaa digniin u diray Qaar ka mid ah Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo kuwa Agabka Boosaha u kala qaada Gobolada dalka oo aan Bixin Cashuurihii ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Waxaa Jira Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ciyaaraha Jabuuti Oo Aanu Marti Qaadnay Hargaysa inay Yimaadaan’’ Wasiirka Ciyaaraha Somaliland DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waabari Rooble ayaa sheegay in uu ka hadlay Garoomadda dalka iyo sidii loo qalabayn lahaa in ay meelo badan xidhiidh la sameeyee oo xataa ay filayaan in uu u Hargaysa yimaado wasiirka ciyaaraha jabuuti oo ay marti qaad u sameeyeen.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Beeraha Somaliland oo Ka Hadlay Tirada Qoysaska ay Guddida Ka Soo Kabashadda Abaartu u Qodayso Beerahooda DAAWO

Hargaysa 31. August 2017 (SDN/QJ):- Kulan lagu Dardargelinayo Shaqada Wasaaradda Beeraha Somaliland ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaraddaasi ee Magaaladda Hargaysa kaas oo ay ka qayb galeen Madaxda Sare ee Wasaaradda Iyo Hawl wadeenada ka shaqeeya.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »