Home » 11:52 am Entries posted on “June, 2022”

Gaboose oo cadaadiskii ugu waynaa wajahaya xili uu daah-furay ururka Barwaaqo

Siyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay xaflad ballaadhan oo uu ku shaacinayay urur siyaasadeed cusub oo la yidhaa Barwaaqo kaas oo uu hore Hargeysa ugaga dhawaaqay, balse aanu u samayn daah fur. Xafladda ayaa ahayd mid si wayn looga ilaaliyay dadka kasoo jeeda beesha siyaasi Gaboose ee Garxajis waxaana dad badan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cafis la filayo in madaxweyne Biixi u sameeyo dad xidhan

Madaxweynaha Somaliland ayaa la sheegay in uu dhawaan cafis u fidin doono maxaabiis badan oo ay ku jiraan dad u xidhnaa arimo siyaasadeed ama ay xadhigooda dabada ka riixaysay xukuumaddiisu, iyadoo la raacin doono Cafiska Ciidda. Xogo hoose oo Qurbejoog ay heshay ayaa tilmaamaya in cafiska la raacin doono Saxafiyiinta Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Maxamed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nuxurka isku-shaandhaynta ciidamada ee madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyay hoggaanka kala duwan ee ciidamada Somaliland, oo uu qaarkood xilka ka qaaday qaarna dalacsiiyay. Muuse Biixi wuxuu mar kale qaaday tallaabo uu beesha Garxajis ku siinayo taliyaha ugu muhiimsan ciidamada Somaliland ee Sirdoonka, iyadoo xubno beesha ahi ay hore hoggaanka ugu hayeen ciidamo kala duwan sida Booliska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa laga fahmi karaa isku-shaandhaynta Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland wuxuu maanta sameeyay isku shaan dhayn iyo xil ma qaadis uu ku sameeyay Golaha Wasiirada iyo sidoo kale hay’adaha kale ee xukuumaddiisa hoos taga, Isku-shaandhayntan ayaa ahayd mid aanay iska dhex arag wajiyo in badan taageero u muujiyay madaxweynaha Somaliland, balse halkooda looga dhaqaaqi waayay iyadoo bilihii ugu danbeeyay ee muddo xileedkiisa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida cuno-qabataynta hubka Soomaaliya oo war cusub soo saaray

Guddiga golaha ammaanka u qaabilsan  cunaqabateynta saaran Soomaaliya ayaa sheegay inay dowladda cusub ee Soomaaliya kala shaqeynayaan cunaqabateynta hubka, curyaaminta dhaqaalaha Al-Shabaab, arrimaha bini’aadantinimada iyo dhoofinta dhuxusha. Guddiga ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay inuu ka walaacsan yahay xaaladda amni ee Soomaaliya iyo weerarrada sii kordhaya ee Alshabaab. “Guddigu wuxuu taageersan yahay dowladda federaalka Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo dalbaday kulan mucaaradka ah ka hor dhex dhexaadinta

Madaxweynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaaciyay mawqif aan hore loo ogayn oo si toos ah uu uga sheegay munaasibadda 26 June oo lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland habeenkii xalay ahaa, halkaas oo madax badani joogtay. Muuse Biixi wuxuu xusay in uu rabo kulan ay yeeshaan hogaamiyayaasha mucaaradka ka hor inta aan dhexdooda lasoo galin oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

1-sanno oo laga joogo dilkii Ikraan Tahliil oo Soomaaliya muran ka dhaliyay

Habeennimo 26 June oo saacadu aheyd 8-dii Fiidnimo ayaa Ikraan la waayay, xilligaas oo ay ka soo baxday guriga ay deganeyd oo ku dhow Xarunta Nabadsugida ee Habar Khadiijo ee magaalada Muqdisho, markaas oo ay Kaamirada Qarsoon soo qabatay, iyada oo gaari sii galeysay. Gabadhan oo madax ka ahayd qaybta dambi baadhista internet-ka ayaa waxaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wadani: Madaxtooyadaa laga maamulayaa dib u dhiska waaheen, Tuhun musuqmaasuqna waa jiraan

Hargeysa (QJ)- Xoghayaha Ganacsiga iyo Dalxiiska ee xisbiga Wadani Xamse Kheyre ayaa sharaaxaad ka bixinaya maamul xumida dib u dhiska suuqa Waaheen

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo Baarlamanku ansixiyeen

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee dalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Ra’iisul wasaaraha oo khudbad u jeediyey Golaha ayaa ka codsaday inay kalsoonida siiyaan, si uu u gudo-galo howlaha shaqo ee loo igmaday. 220 oo soo xaadirtay Kulanka ayaa dhammaan gacanta u taagay Ra’iisul Wasaare Xamse, ma jirto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Goorta ay go’aan soo saarayaan gudida dhex dhexaadinaysa khilaafka Somaliland

Magaalada Hargeysa waxa ka socda dedaalo dhex dhexaadin ah oo ay wadaan guddi ka kooban Golaha Guurtida iyo ergadii hore isu xilqaantay ee cuqaasha iyo culimada ahayd. Waxa la filayaa in maalinta Salaasada ay soo saaraan go’aano la xidhiidha dhex dhexaadinta ay wadaan, kadib kulamo ay la qaadan doonaan mucaaradka iyo xukuumadda. Qurbrjoog oo la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »