Home » 4:32 am Entries posted on “January, 2024”

Al Shabaab oo lagu eedeeyay isku dirka beelo dagaalamay

Beledweyne January 30, 2024 (QJ) -Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa sheegay in dagaal beeleed uu ka socdo xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, uu u dhexeeyo beelo wada dega deegaanka Iji. Wuxuu soo hadal qaaday in colaada beelahaas ay ka faa’ideysanayaan kooxda Al-Shabaab, isagoo carabka ku adkeeyay in beelaha walaalaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaalyahan reer Lebanon ah oo Soomaaliya lagu dilay

Gaalkacayo January 30, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in weerar qorsheysan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada xoogga dalka iyo xulafada caalamiga ah lagu dilay maleeshiyada Al-Shabaab. Weerarka oo ka dhacay deegaanka Jeex-jeex, ayaa waxaa lagu dilay Sarkaal sare oo Ajaanib ahaa oo ka tirsanaa Hoggaanka Al-Shabaab. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo dalbatay $1.6 Billion in Aid for 2024

Muqdisho January 30, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan muhiim ah oo uu kaga hadlay qorshaha wax ka qabashada baahiyaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya ka jira sanadkan. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo madaxa Midowga Africa dalab u jeediyay

Rome Jamuary 30, 2024 (QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya shirka Talyaaniga iyo Afrika ee ka socda magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Comoros, Azali Assoumani oo ah guddoomiyaha Midowga Afrika. Intii uu socday kulankooda, labada madaxweyne waxay ka wadahadleen arrimo kala duwan oo muhiim ah, oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Galmudug wins the Inter-Regional Champions

Muqdishu January 29, 2024 (QJ)  -The Galmudug regional football team secured victory in the interregional tournament against Hirshabelle, defeating them 4-1 in the final match held at Muqdisho Stadium. The closely contested match ended 0-0 after 90 minutes, leading to a penalty shootout where Galmudug defeated Hirshabelle with a score of 4-1. This victory marks […]

Posted in news in English | Read More »

Sirdoonka Somaliland oo qabaqabtay dad ay ku sheegtay Shabaab

Hargeysa January 29, 2024 (QJ) -Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigtay shaqsiyaad lala xiriirinayo kooxda Al-Shabaab oo dhawaan ka soo safray degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War qoraal ah oo ay soo saartay hay’adda sirdoonka Somaliland, ayaa lagu sheegay in hawlgal ay ka qayb qaateen hay’adda sirdoonka iyo ciidamada Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Galmudug oo ku guuleysatay Koobka ciyaaraha Gobolada

Muqdisho January 29, 2024 (QJ) -Xulka Galmudug ayaa ku guuleystay tartanka maamul goboleedyada dalka oo ay ciyaartii kama danbsyta ka badiyeen xulka Hirshabeelle, oo ay 4-1 ku garaaceen maanta. Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa 90-daqiiqo ku soo idlaatay 0-0, waxaana lagu kala baxay rigooreyaal oo ay Galmudug 4-1 kaga badisay Hirshabeelle. Guushan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamda Hindiya oo soo furtay laheysteyaal

Muqdisho January 29, 2024 (QJ) -Markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya oo la yiraahdo INS Sumitra ayaa ku guuleystay in ay qabtaan kooxo burcad badeed ah oo afduub u heystay markab kalluumeysi oo ku sugnaa xeebaha Soomaaliya. Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada, 17-shaqaale ah oo la socday doon laga leeyahay dalka Iran ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhego hadlay Abiy Axmed

Rome January 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka Talyaaniga iyo Afrika ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha kobaca dhaqaalaha, faa’iidada guud ee iskaashiga caalamiga ah uu dalka iyo dunidaba u keeni karo. Waxa uu sheegay in caqabadaha hortaagan dowladda Soomaaliya iyo saameynta ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burcad Badeed afduubtay markab Sri Lanka laga leeyahay

Muqdisho January 28, 2024 (QJ) -Kooxo burcad badeed Soomaali ah oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad badeed ayaa ku guuleystay in ay afduubtaan markab xamuul oo ka diiwaan gashan dalka Sri Lanka, waxaana la socday lix shaqaale ah. Dhacdadan ayaa noqonaysa weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaado maraakiibta badweynta Hindiya, sida ay sheegeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »