Home » 5:20 am Entries posted on “February, 2024”

Ururka Suxuufiyiinta RSF oo canbaareeyay Puntland

London February 27, 2024 (QJ) -Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn ee RSF ayaa cambaareeyay go’aanka maamulka Puntland ay ku masaafuriyeen wariye Jamaal Cismaan iyo soo saare ka tirsan Telefishinka caalamiga ah ee Channel 4. RSF waxay sheegtay in labadan wariye lagu xiray Puntland xili ay halkaa u tageen in ay warbixino ka diyaariyaan arrimaha deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Soomaaliya oo ATMIS codsi u gudbiyay

Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiisha ciidamada ATMIS ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay uga hadleen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya. Intii uu socday kulanka ayaa wakiilo ka socday labada ciidan waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo shiriyay gollaha amniga qaranka

Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen madaxda kala duwan ee hay’adaha amniga. Kulanka ayaa looga hadlay dar dar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, fulinta ka bixitaanka ATMIS-ta, iyo horumarinta qorshayaal dhameystiran oo lagu sugayo amniga dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Biden: very concerned that Gaza will turn into Mogadishu

Washington February 27, 2024 (QJ) -US President Joe Biden, has stated that he hopes a ceasefire to be reached before Monday’s start of Ramadan. A draft plan suggests this could lead to a forty-day pause, which would halt military operations to allow the release of Israeli hostages held by Hamas. A ceasefire plan is being […]

Posted in news in English | Read More »

Xarardheere oo ay ka socdaan hawlgalo lagu hoobtay

Xarardheere February 26, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dhaq dhaqaaq ciidan oo xoogan uu ka socdo deegaanka Baraag Cali-gaduud. Deegaanka Cali-gaduud oo 40 KM u jira Xarardheere ayaa waxaa haatan laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ugaandha oo ku faantay sugida Garoonka Aadan Cade

Muqdisho February 26, 2024 (QJ) –Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay ku farsantahay sugida ammaanka garoonka diyaaradaha ugu weyn ee Muqdisho. Brig Gen Anthony Mbuusi Lukwago oo ah taliyaha ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in hadii aysan jirin dadaalo lagu sugayo amaanka garoonka Aadan Cadde uusan u horumareen sida uu maanta yahay. Sarreeye […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qadar iyo Soomaaliya oo heshiis Sharci laka sexeexday

Dooxa February 26, 2024 (QJ) -Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Mahdi Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalkaasi Ibraahim Bin Cali Almuhannadi. Waxay kala saxiixdeen heshiis dhameystiran oo ku saabsan iskaashiga sharciga. Heshiiska laba geesoodka ah wuxuu u tarjumayaa danaha wadaagga ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

86 Palestinians killed in Gaza over the weekend

Gaza February 26, 2024 (QJ) -Israeli forces and Palestinian gunmen clashed across the Gaza Strip over the weekend, as mediators stepped up talks on a ceasefire to free Hamas-held hostages. The prospect of a ceasefire appeared uncertain, however, as Israel said it planned to expand its offensive to destroy Hamas. On the other hand, Hamas […]

Posted in news in English | Read More »

Duqeyn lagu laayay dagaalyahano Shabaab ka tirsanaa

Kismayo February 25, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maanta weerar cirka ah oo lagu beegsaday xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Caraboow ee gobolkaasi, halkaasoo lagu dilay xubno badan. Weerarka ayaa la sheegay in lagu beegsaday shir ay ka qeyb galayeen taliyeyaasha Al-Shabaab, waxaana ka dhashay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada dhexe iyo kuwa Goboleedka oo kawada hadlay xagjirnimada

Muqdisho February 25, 2024 (QJ) -Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray shir ay wada jir u wada qaateen Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo shan maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »