ATMIS oo baxeysa dhamaadka sanada 2024ka
Kampala April 29, 2023(QJ) – Madaxda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa todobaadkan kulan ay ku yeesheen dalka Uganda waxa ay isku raaceen in 2,000 oo askari oo ka bixi doona Soomaaliya bisha June iyo 3,000 oo kale ka dib. War murtiyeed ay soo saareen madaxda ku shirsan magaalada Kampala ayaa golaha ammaanka ee Qaramada…
