Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Buuhoodle,Bedelkiisina Magacaabay, Telefishanka Qarankana Hoos geeyay Wasaaradda Warfaafinta iyo Xubin uu u Magacaabay Komiishanka Maamul Wanaaga
Hargaysa 15. February 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne ku Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle, Isagoo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas, sidoo kalena Tv Qaranka waxa uu Hoose geeyey Wasaaradda Warfaafinta, halka uu Xubin Cusubna u magacaabay Komishanka Maamul-wanaagga. Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Cusub ee Qasriga…
