Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Golaha Wakiilada JSL ayaa Maanta Go’aan qaylo dhaan ah ka soo saaray Xaalada Ba’an ee Abaaraha ee dalku galay
Hargeysa (QJ) – Ka dib doodii Goluhu Shalay ka yeeshay Xaalada guud ee dalku ku jiro gaar ahaana Abaaraha ayaa Maanta kulan doodaas lagu soo ururinayo waxa yeeshay Gudida Hawlaha Golaha (Business Committee) oo ka kooban shirgudoonka iyo Gudoomiyaayasha Gudi hoosaadyada Golaha. Kulankoodaas ka dibna Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo Gudoominayay ayaa Gole weynaha…
DAAWO: Duqii hore ee magaalada Burco oo Muuse Biixi u qabtay shan cisho in uu wax uga qabto Abaaraha
Hargeysa (QJ) – Duqii horee ee Burco Muraad ayaa ka hadlay abaaraha baan ee dalka jira madaxweyne Biixina fariin u diray.
Heshiis Maanta dhex-maray shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland
Hargeysa (QJ) – Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiinta oo maanta heshiis taariikhi ah la saxeexday shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland. Heshiiskan oo nuxurkiisu yahay wadaaga lahaanshaha xadhiga internet-ka ee fiber-ka oo ay shirkadda Somcable gaar u lahayd in ka badan 10 sanno, iyada oo dibad joog ay ka ahaayeen shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalka ugu waa wayn ee Telesom iyo Somtel….
Fanaanada Xaliimo Gobaad Oo Guursatay Ka Dibna Fankii Ka Toobad Keentay
Stockholm (QJ) – Fanaanada da’da yar ee Xaliimo Gobaad ayaa dhawaan shaacisay in ay fankii isaga baxday, sida ay bogeeda Facebook ku shaacisay. Fanaanada ayaa goaanka gaartaya ka dib kolkii ay dhawaan Sweden ku aqalgashay. Bismilah: Aniga oo ah XALIIMA GOOBAAD MARKAAN ARKAY ADUUNKAAN IN UU YAHAY MAALMO MARKAAN XASUUSTAY XADIISKII N.M. CaleyHi salaatu wasalaam…
UK announces additional drought support to Somalia
Muqdisho (QJ) – The UK’s Special Envoy for Famine Prevention and Humanitarian Affairs, Nick Dyer, visited Somalia this week to call for a concerted effort to prevent millions of people losing their lives to the threat of famine. While in Somalia, Mr. Dyer announced an additional $8 million (£5.5 million) package of UK support to…
Gollaha Wakiilada: Wasiirka Qorsheyntu dhegaha ayuu naga fureystay
Hargeysa (QJ)- Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, iyaddoo ka duulaysa Waajibaadkeedaa ku xusan Dastuurka Qaranka iyo Xeer-hoosaadka Golaha Golaha Wakiilada, waxay tiraba afar warqadood oo sumadoodu kala ahaayeen GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 23/11/2021, GW/G/01/136/2021, kuna taariikhaysnayd 26/12/2021 iyo GW/G/01/116/2021, kuna taariikhaysnayd 30/01/2022 u qortay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Qaranka. Sidoo kale waxa laba…
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY FADHIGA GOLAHA NABADDA IYO AMMAANKA EE SHIR-MADEXEEDKA MIDOWGA AFRIKA
Addis Ababa (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi uu Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ku soo bandhigayey warbixin ku saabsan xaaladda guud ee nabadda iyo amniga Qaaradda Afrika.
Gabadh ka cabatay Mushar la’aan ka jirta Cisbitaalka Guud ee Hargeysa
Hargeysa (QJ) – Gabar mudo dheer bilaa Mushahar kaga shaqeynaysay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, balse ka tagtay kadib markii ay wayday cid u garowda. Aamina Habbane oo aheyd Kalkaaliye Caafimaad ayaa sheekadeedan kusoo qortay barteeda Facebook. Halkan ka akhriso qoraalka ay faafisay Aamina: “Bishii Ina dhaaftay horaanteedi waxaan ka tagay shaqadii aan ka Hayay H.G.Hospital waxaan ka…
Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban Ee Soomaliya Oo Go,Aan Ka Soo Saaray Kuraas Hore Gudidan U Hakisay
Muqadishu Jimce February 4, 2022 (QJ) Gudida xalinta khilaafka doorashooyinka Soomalia yaa go,aan ka soo saaray kuraasta sumadoodu tahay Hop 201 Hop 209 Hop 211 oo deegaan doorashadoodu tahay gobalada waqooyi Somaliland Gaar ahaa gobalka Awdal. Gudidan ayaa hore u qabtay cabasho ka soo noqotay kurastan habkii loo maray doorashooda baarisna ku sameeyey waxyaabihii ay…
Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Itoobiya
Muqadishu Jimce February 4,2022 (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta…
Dawladda Soomaliya oo looga guulaystay xubinimada golaha nabada midawga Afrika
Muqdishu jimce 4,February 2022 (QJ) Dawladda Soomaaliya ayaa lagaga adkaaday tartankii ay u gashay xubinimada golaha nabada midawga Afrika oo lagu dooranaayey shirwaynaha midawga Afrika ee ka socda magaalada Addis abab , xarunta dalka Ethopia. Ergada ka qayb galaysay shirwaynaha midawga afrika ayaa mar kale dalka jabuuti u dooratay inay xubin ka noqoto golaha nabada…
Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo go,aan ka soo saartay dacwadii samafale Abdimalik Coldoon
Muqadishu Khamiis February 3,2022 (QJ) maxkamada gobalka maroodi jeex ayaa go.aan ka soo saartay dacwadadii Abdimaalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyey ka socotay maxkamada gobalka Maroodi jeex. Maxkamada ayaa sheegtay inay wax denbi ah ku wayday eedaysane Abdimaalik Coldoon Abdimaalik Coldoon ayaa 19 August 2021 laga soo xidhay magaalada Burco ka dib markii lagu…
Saxaafada madaxbanaan iyo Axsaabta Qaran oo aan lagu casumin debaaldega xuska Ciidanka Qaranka
Hargeysa (QJ) – Wararka ka iminaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Warbaahinta Madaxa-banaan Saaka laga hor istaagey inay galaan Taliska Melateriga Somaliland iyo inay Tebiyaan Xuska Sannad-guurada 28aad ee Ciidanka Qaranka. Goobta debaaldega oo bulshadu leedahay ayaa waxa galey Xubno Weriyayaal ah oo socdey Madaxtooyada iyo TV-ga Qaranka. Waxa Xusid mudan inay tahay Sannadkii 2aad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timi Ka Qaybgalka Xuska Ciidanka Qaranka
Hargeysa-02-02-2022-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka socday dalalka jaarka ee Ethiopia iyo Jibuuti, kuwaas oo dalka u yimi ka qaybgalka sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka qaranka Somaliland. Wufuudda ka timi dalalka Jabbuuti iyo Itoobiya oo ay hoggaaminayaan…
Wasaarada waxbarashada maxaa lookala dhantaaley?
Sida muuqatay waxa uu Madaxwaynuhu soo sarey Direeto Madaxwayne oo ku madax banaaneynaayo Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Wasaarada Waxbarasha. Suaashu waxey tahay maxaa kalifay xiligan?xagayse ku dabaleedahay? Waxaa kalifay ayaa la odhankaraa, dano gaara oo laga leeyahay, waliba dano Dhaqaale. Waxaana loo sibirsaarey in Talo soo jeedin ka timi, Hantidhowrka Guud iyo Xisaabiyaha guud oo…
Abiy oo Imaraadka weydiiyay halka ay martay saamigoodii Dekedda Berbera
Abu Dubai (QJ) – Raiisul Wasraaha dalka Itoobiya ayaa oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaala sheegay in uu madaxda dalkaas kala hadlay samigii Itoobiya ee Dekedda Berbera. Sida uu daabacay wargeyska The Jordan Post waxa la sheegay in Abiy kala hadlay saamiga Amiirka Imaaraadka Sheekh Maxamed bin-Zayed Al Naxyaan. Heshiis 2016kii ay wada…
Somaliland Offers U.S. Military Access to Port, Airfield as It Pushes for Nationhood
NAIROBI—Somaliland, a peaceful corner of violent Somalia, is offering the U.S. military use of a seaport and airfield overlooking strategic maritime routes in exchange for steps toward recognizing the region as a sovereign country. Hoping to capitalize on growing U.S. concern over Chinese expansionism in Africa, Somaliland President Muse Bihi Abdi is planning a March…
Somaliland oo Mareykanka dalab xasaasi ah u gudbisay, iyo saameynta hab dhaqanka Muuse Biixi
Washington(qurbejoog.com) Xukkumada Somaliland ayaa xiriir ay la sameysa Mareykanka ku sheegaty in degaankeeda stratiga ah ee bad iyo beriba ah dooneyso in ay ku bedelato gacan qabad, sidaa waxa qoray jariirada The Wall Street Journal. Jariirada ayaa intaa ku dartay in dalabkan u danbeeyay uu ku soo beegmayo xili ay sare u sii kaceyso isbalaarinta…
AMISOM oo shicib ku laayay Qoryooley
Qoryooleey (qurbejoog.com) – Wararka aanu ka heleyno magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Africa ee halkaa ka hawlgala ay dad shicib ah halkaa ku laayeen xalay. Ciidamada ayaa la sheegay in ay xalay salaadii cishaha dabadeed ay bilaabeen in ay madaafiic culus ku gaaraacaan xaafada Hodan. Madaafiicda ayaa la xaqiiyay in…
Beesha Caalamka oo Madaxweyne Biixi ka dalbatay cadeynta kala horeynta Doorashooyinka sanadkan
Hargeysa (qurbejoog) – Xubno ka mid ah beesha caalamka oo dhawaan booqday magaalada Hargeysa ayaa ka dalbaday Madaxweyne Biixi in uu kala cadeeyo sida ay u kala horeeyaan doorashooyinka dalka. Xubnaha oo Somaliland ku amaanay doorashooyinka isku sidkanaa ee Baarlamaanka iyo Degaanada ayaa sheegay in Guddida doorashooyinka loo dabo fariisto mudeynta doorashooyinka dalka iyo kala…
