Oday 90 Jir ah oo Idaacada Radio Hargaysa Ka Dhameeyay Barashadda Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, Iyo Dulucda Dardaaran Waayeel oo uu Dhallinta u Jeediyey DAAWO
Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah tafsiirka quraanka kariimka ah ka baranaayay idaacada Hargeysa oo uu ku xidhnaa. Odaygan ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in muhiimadu ay tahay inay bartaan cilmiga diiniga ah isla…
