Turkiga oo la wareegay xuquuqda Shidaalka Soomaaliya
Heshiis aan hore loo shaacin nuxurkiisa oo hore u dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa swax soo baxday in ay ku jiraan qodobbo naxdin leh, kaddib markii ay heleen warbaahinta caalemiga ah iyo kuwa Soomaalida. Heshiiskan oo la sheegay in la saxiixay sanadkii hore ayaa ka kooban qodobo muujinaya in Soomaaliya ay si…
