IGAD oo soo dhaweysay isu soo dhawaashaha Itoobiya iyo Soomaaliya
Addi Ababa (QJ) – Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay isu soo dhawaanshaha diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, kaddib booqashadii uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku yimid Khamiistii magaalada Muqdisho. Intii ay socdeen wada-hadalladii ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, ra’iisul wasaare Abiy iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud waxay dib u xaqiijiyeen inay…
