Maayarka Caasimada Hargaysa oo Talaabo lagu Deg Degay Ku Tilmaamay Go’aankii Wasiir Warancade ee Isbedelka Socodka Wadooyinka, Shacabkana ka Raali geliyay

    Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(soltelco), ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay Isbeddelka wasaaradda Arrimaha Guduhu ku samaysay Hannaankii waddo-marista ee Caasimadda, waxana uu ku tilmaamay arrin lagu degdegay. Guddoomiye Soltelco oo  warbaahinta kula Hadlay Caasimadda Hargeysa, ayaa waxa uu sheegay in arrintaas ay dib uga wada-hadli doonaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha,…

    Read More

      Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta Ka Hadlay Warshada Laydhka Berbera Iyo Arinta Suldaan Wabar

      Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga ucid jamaal cali xusen ayaa maanta ka hadlay warshadii laydhkee lagu warejiyey shakhsiyaadka gaarka ah iyo waliba suldaanka  galay buuraha awdal  iasgoo xukumada ugu baaqay  inay dalka isku soo celiso tabashada awdala dhamayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Wararkii u Danbeeyay ee Weftiga uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo hada ku Sugan Degmada Qorilugud

        Hargaysa 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jsl md axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudojira socadaalkoodii gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalooyinka ballidhiig iyo coodanle iyo Qorilugud oo ka kala tirsan gobolada togdheer iyo buuhoodle. Sida uu ku Soo Waramayo Weriyaha Shabakada Qurbejoog.com…

        Read More

          Garnaqsiga Sul. Cumar, Hujuumkii Xirsi, Jawaabtii M. Siilaanyo, Suurihii Warancadde

          Hargeysa, 19 Jan 2015  (SDN/QJ )-Suldaan Cumar Sul. Maxamed Sul. Faarax oo hormood u ahaa madax dhaqameed iyo waxgarad kulan kula yeeshay magaalada Baligubadle MadaxweynahaMd. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo isaga iyo weftigiisu ay habeen u hoyden halkaa,  ayaa farta ku fiiqay dhaliilo badan  oo maamul ahaan loo baahan yahay inay xukuumaddu saxdo. Dooddii Suldaan…

          Read More

            Daawo:Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland Oo Komishanka Doorashooyinka Uga Digay Inay Xiliga Doorashada Bid Loo Dhigo Isagoo Intaa Raciyey Inaanay Ogolan Dooni wax Mudo Kordhina

              Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha baarlamanka somaliland aya maanta ka digay  markale in xiliga dorasaha dib lo dhigo iasgoo xukumada iyo komishanka ugu baaqay sida ugu dhakhsaha badan la iskuu duba rido doorashada https://www.youtube.com/watch?v=xr-wxJCxP5E hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Guoomiyaha Baarlanaka Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isagoo In Mudo Ah Ku Maqnaa Wadanka Isutaga Imaraadka Carabta

              Hargeisa 19/1/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha Baarlamaanka somaliland ayaa maanta ku soo noqday  dalka isagoo in mudo ah  ku maqnaa wadanka isu taga imaradka carabta iyadoo godoomiyaha halkasi kaga hor tageen masuuliyiinta xisbiga wadani https://www.youtube.com/watch?v=BBzBHFUPcHM Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Mayarka Caasimada Hargeisa”Wasiir Waran Cade Wuu Ku Degdegay Qaabka Wadooyinka Shaqadaasna Dawlada Hoosaa Leh Arinkaana Dib Ayaanu U Eegaynaa

                Hargeisa 19/1/2014(SDN/QJ)maayarka caasimada hargisa ayaa maanta ka hadlay qaabkan wadooyinka loo badalay isago maayarku shegay in wasiirka arimaha guduhu ku degdeay arinkani ayna shaqadasi lahayd dawlada hoose umaduna u igmatay https://www.youtube.com/watch?v=koW-ZXR5jw8 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay u Hoyday Tuuladii uu Ku dhashay ee Dharyaley iyo Baahiyo Tiro badan oo loo qadimay

                  Dharyaley 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Maalintii Shanaad  Ku Guda Jira Kormeer uu ku marayo Gobolada iyo Degmooyinka dalka ayaa Galabta maray Socdaal ku maray Deegaanada Biyo Xidho,Degmada Cali Ciise,Bilcinle,iyo Dhoqoshay ,Dhagax dheer iyo Dharyaley oo ah Tuulada uu ku dhashay Madaxweynuhu halkaas oo ay xalay u hoydeen. Maamulada,Waxgaradka…

                  Read More

                    Fadhi Baarlamanka Yurub Ku Yeelanayo Magaalada Brussels oo Somaliland lagu Marti qaaday

                    London 19.Jan 2015 (SDN/QJ)- Shir ballaadhan oo lagaga hadlayo qadiyadda Madax-bannaanida Somaliland iyo sidii taageero looga dhex-raadin lahaa beesha caalamka, gaar ahaan qaaradda Yurub, ayaa lagu wadaa inuu todobaadka soo socda ku qabsoomo magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub. Shirkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xildhibaam James Carver oo ka tirsan mudaneyaasha Baarlamaanka Midowga Yurub ugu…

                    Read More

                      The Political Formation of the Somali Republic

                      The Scramble of Africa and the Neo-imperialism, which was the period of colonial expansion and the annexation of the territorial integrity of the African societies, produced that the continent became under the full control of Europe. Where only Abyssinia and Liberia remained free and independent. The reason why Abyssinia known as Ethiopia in today’s term…

                      Read More

                        Dhamaan Jaaliyada somaliland ee BRISTOL uk waxay tacsi udirayaan dhamaan qoyskii uu kabaxay marxuum maxamed axmed kuluc

                        INAALI LAAHI   WA  INAA  ILAY RAAJICUUN,   DHamaan   jaaliyada  Somaliland   ee  Magaalada    BRISTOL  UK     waxay  Tacsi  Udirayaan    Qoyskii      Ehelkii,Q araabdii, Asxaabtii       iyo  Bahweynta  fanaaninta  somaliyeed    geerida  ku  timi   fanaankii  caanka   ahaa   gayiga  somaliyeed  oodhan    marxuum    MAXAMED  AXMED…

                        Read More

                          Tacsi!!! Marxuun Maxamed Axmed (Kuluc) A.H.U.N””Xisbiga Waddani Laanta Sweden

                          Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un Xisbiga Wadani Laanta  Sweden Waxa Ay Tacsi Uu Dirayan  Dhamaan Ummada Afka Somaliga Ku Hadasha  Iyo Ummada Reer Somaliland Geeridii Ku Timid Abwaankii Weyna  A.H.U.N-te  Marxuun Maxamed Axmed Kuluc Oo Ku Geeriyoday Magaalda Hargeysa  .Xisbiga Wadani Laanta Sweden Oo Ah Dhamaan Hogaanka Xisbiga  Kan Gobolada Kan Guddiyada Kala Duwan…

                          Read More

                            Toronto police get help from 2 Minneapolis officers

                            At Friday prayers, two men arrive at Khalid Bin Al-Walid Mosque to worship. The Somali-Canadian mosque is not where they regularly pray, but they are welcomed as family. The men are strangers not only to the mosque, but to Toronto. They’re police officers from Minneapolis, Minnesota. Mohamed Abdullahi and Abdiwahab Ali are the first Somali…

                            Read More

                              Wasiirka Maaliyada iyo Wefti Sare oo Turki ah oo Maanta Kulan wada qaatay iyo arrimaha la isla meel dhigay DAAWO

                              Hargaysa 18.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti ka socda dalka Turkiga oo Socdaal ku Jooga Somaliland. Wasiirka Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay in Weftigan ay ka wada Xaajoodeen dhinacyo badan oo dawlada Turkigu ay rabto inay Somaliland ka Gacan siiso.

                              Read More

                                Daawo:Alle Ha U Naxariistee Aaskii Marxuum Maxamed Axmed Kuluc Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Hargeisa

                                Hargeisa 18.Jan .2015(SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ,Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Xisbiyada Qaranka,Bah’da Fanka ee uu ka Tirsanaa , Suxufiyiin iyo dadweyne aad u tiro badan ayaa maanta ka qayb galay aaska alle ha u naxariistee Marxuun Al fanaan Maxamed Axmed Kuluc oo lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood ee Caasimada…

                                Read More

                                  Alle Ha U Naxariiste Maxa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Hargeisa Alfanaan Marxuum Maxamed Axmed Kuluc

                                  Hargeisa 18/1/2015(SDN/QJ)Waxa maanta magaalada hargeisa aas qaran loogu sameeyey  Llle Ha U naxariistee fanaan maxamed axmed kuluc iyadoo aaskiisa ay ka soo qayb galen madaxwayne ku xigeenka somaliland masuuliyiinta sadexda xisbi qaran iyo dadwayne aad u tiro badan waxa iyana halkaasi joogay  badiba fanaantii la  faca ahayd fanaan maxamed axmed kulucalfanaan maxamed axmed kuluc oo…

                                  Read More

                                    Warbixin Daaha Ka Faydaysa Sirta ku Duugaan Safarka Madaxwayne Siilaanyo DAAWO

                                    Hargaysa 18.Jan 2015 (SDN/QJ)- Socdaal loogu Magac daray Socdaalka Hawdka iyo Buuraha ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxa uu ku marayaa Deegaamo ka Tirsan Gobolada dalka . Xisbiyada Mucaaridka ah ayaa ku Sifeeyay Kormeerka Madaxweynaha Olole Doorasho halka Xukuumaduna ku doodayso inay tahay Waajib madaxweynaha ka saaran la socodka Xaalada Nolol iyo Nabadgalyo ee…

                                    Read More

                                      Taariikhda iyo Sooyaalka Nololeed ee Marxuun Maxamed Axmed Kuluc (Warbixin Xiiso Leh Dhagayso)

                                      Hargeysa 18.Jan 2015  (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee, Waxaa Maanta Si Balaadhan loogu aasay Qabuuraha Naasa Hablood ee Magaalada Hargaysa fannaankii caanka ahaa Maxamed Axmed Kuluc oo muddooyinkii u dambeeyey xaalad caafimaad u yaallay cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Eebbe naxariistii Janno haka waraabiyee, Marxuum Axmed Maxamed Kuluc, ayaa dhowrkii sanno ee u dambeeyey gurigiisa…

                                      Read More

                                        Qaybo Ka Mid ah Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Deegaamo ka Tirsan Somaliland iyo Mashaariico uu Furay DAAWO

                                        Hargaysa 18.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa saaka xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Magaalada Balligubadle. Madaxweynuhu waxa uu si rasmi ah u furay labo dhisme oo ay kala leeyihiin wasaaradda waxbarashada…

                                        Read More