Fal celinta caqliga!! (Qormo)

    In qof qof loo noolaado oo aan waxbana leysku darsan iyo in dan la wadaago tee baa kula qurxan? Su’aasheydaas baad la yaabtay iyo sidaan uga dhacsanahay tareenka ay Dunida hormartay ood adigu ku daabantahay maanta wada saarantahay. Waxaad is tiri war kani xaguu uga gudbay Qodobkii caanka noqday ee Aduunyadu wada sheegtay, had iyo…

    Read More

      DAAWO:Madaxweynihii u horeeyay ee Mareykan ah Bill Clinton oo kala qaaday Soomaaliya iyo Somaliland

      Washington Nov 11,2014(SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Bill Clinton ayaa noqday madaxweynihii u horeeyay ee kala qaada Soomaaliya iyo Somaliland mar uu ka waramay xaflad lagu dhiiri gelinayay mashaariicda horumarineed ee uu maareeyo. Madaxweynaha ayaa marka uu khudbada Jeedinayay waxa garab taagnaa fanaanka Soomaaliyeed ee K’naan oo inta badan u ololeeya dawlad dhexe oo fadhigeedu…

      Read More

        Cali Khaliif Oo Sheegtay In Ethiopia Raalligelin Ka Siisay Tallaabadii ay Dalkeeda Kaga Caydhisay

        Togga-eeri:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee  sheegta Madaxweynenimada Khaatumo, ayaa  warbaahinta u sheegay in xukuumadda Ethiopia ay raalligelin ka siisay tallaabadii bishii hore dalkeeda uga mustaafurisay mar uu shir kaga qaybgelayey. Cali Khaliif waxa  sheegtay inay soo gaadhay warqad qoraal ah, taas oo si buuxda loogaga raalligelinayo foolxumadii loogu geystay Gudaha Ethiopia oo laga caydhiyey. “Ismaandhaaf waa…

        Read More

          “Cabdiraxmaan Cirro Oo Hasha Geela Cunta Ee Cabaadda, Isagaana ugu Qaylo Badan, Haddana Waakan Golihii Toddoba Cisho Fasaxay..” Saylici.

          Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cirro ku Eedeeyey inuu u heellan yahay sidii ay Doorashadu dib ugu dhici lahayd. Mudane Saylici oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey inay xukuumaddiisu ku hawllan tahay tallaabooyin dib loogu dhigayo doorashooyinka dalka ka Muddaysan sanadka soo socda, ayaa arrintaas…

          Read More

            Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ku Dhaartay Inay Xukuumaddu Xaq u leedahay Iibinta Guryaha Danta Guud, Hibayntoodana Xalaashaday

            Hargeysa:Nov,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Waxa uu markii ugu horraysay fasiraad ka bixiyey sababaha keenay Boobka Hantida Dawladda iyo Guryaha Danta Guud, taas oo Beryahan dambe bulshadu si weyn u hadal haysay. Wasiir Cabdirisaaq oo la Hadlay warbaahinta ayaa tallaabada xukuumadda uu ka tirsan yahay ku xaraashayso Guryahaas Dadka…

            Read More

              Laba Mashruuc oo lagu soo Kordhiyay Madaarka Caasimada iyo Khudbad uu Madaxweyne ku Xigeenku ka Jeediyay DAAWO

              Hargaysa 11.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  xadhiga ka jaray Dhismaha Baarkino loogu tallo galay inuu qaado in ka badan laba boqol oo gaadhi oo laga hir galiyey Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay Wehelinayeen Wasiiradda Wasaaradaha Duulista iyo Hawadda iyo Hawlaha guud…

              Read More

                Cabdi Good Oo Ka Hadalay Muuqaladiisa Sida Sharcidaradaaa Loo Adeegsado {DHAGAYSO}

                Hargaysa 11,Nov 2014 (SDN/QJ)- Soo Saaraha Barnaamijka Isir raaca af somaliga oo ka baxa Telefishanka Somali Channel Cabdi Good Abees ayaa Warbaahinta bulshadu waxay si weyn u adeegsadaan Kelmado uu Isticimaalo oo halqabsi uu u leeyahay waxaa ugu Caansan Kalmada Subxaanaka yaa Cadiim oo ah Ilaahay ayaa Xumaan ka nasahan. Kalmadaha uu adeegsado ayaa qaab…

                Read More

                  Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ku haftay Su’aalo ay saxaafadu la daba gashay DAAWO

                  Hargaysa 11.Nov (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Wasiirada Duulista Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Hawlaha Guud ayaa Warbaahinta kula hadlay Madaarka Caasimada oo uu Madaxweyne ku xigeenku Xadhiga kaga jaray kaba Mashruuc oo wasaaradda duulistu ku soo Kordhisay Madaarka Cigaal. Madaxweyne ku Xigeenka J.S.L ayaa Warbaahintu…

                  Read More

                    “Xukuumada Somaliland suxufiyiinta madaxabanaan markay runta sheegaan way xidhaa kuwa iyada ushaqeeyaa markay mucaaradka caayaana fiisayaal dibada ah ayay ku abaal marisaa…” Gudoomiye Cirro DAAWO

                    Berbera 11.Nov (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI,ayaa Xukuumadda ku dhaliilay qaabka ay ula dhaqanto Saxaafadda Madaxa banaan oo uu tilmaamay in ay xadhig kaga jawaabto marka saxaafadda madaxa bannaani ay runta iyo dhacdada waddanka ka jirta soo bandhgaan halka uu taa bedelkeedana ku sheegay in war baahinta dawladda wariyaha mucaaridka caaana in lagu…

                    Read More

                      Baraamijkii Isir Raca Afka Soomaliga ee wariye Cabdi Good oo xisad dagaal ka dhex abuuray abwaaniinta ku dhaqan London halkan ka daawo heesta uu ka dhashay dagaalku

                      london 10Nov14(SDN/QJ|)Abwaanin ku dhaqan london ayaa waxay werar ku soo qadeen wariye cabdi good oo ka hadla baraamijka isir raaca afka Soomaliga , baraamijkan oo ka bixi jiray Somalichenel ayaa waxa hawada ka baxay tvgii u ka hawl gali jirtay , wariye Cabdi Good ayaa waxa uu dhawaan furtay chenell u gara xaga yotubka taas…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirka Beeraha Somailand farax Cilmi Gedole Ayaa Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Uga Warbixiyey Hawlaha Shaqo Ee Wasaradiisa

                        Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)wasirka beeraha somaliland faarax cilmi geedole ayaa saaka hortagay  gudida jogtada ah ee golaha guurtida  isagoo  uga warbixiyey  gudidasi  hawlaha wasrada beeraha somaliland isagoo  uga shekyey  waxqaabadkii  wasaradiisa  ee mudadii uu xilaka hayey  iyo waliba qorshayasha wasaradiisa https://www.youtube.com/watch?v=r9DTxFQ4N2Y&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Isagoo Walaac Balaadhan Ka Muujiyey Tabaabusho La,aanta Doorashada 2015

                          Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)gudoomiyha  xisbiga kulmiye eng faysal cali waraabe ayaa maanta dalka ku soo noqday ka dib markii uu safar in mudo ah  ku maqnaa dalka dibadisa  faysal cali warabe aya ka hadlay xadhiga wriyaysha iyo waliba hanti  boobka xukuumada somaliland ku kacayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Haddii Aanu Nahay Xisbiga Wadani Laanta Sweden””Xu​ska Saxaafada Dalka Waxa Aanu Ku Xuseyna Maaliin Madow(Blac​k Day)

                            waxa aan marka ugu horeyisa ku salamayna dhamaan bahda saxaafada iyo dadka damiirka leh in aay uu murugodaan dhibka haysta sacaafada dalka, sida laga wada war qabo ummadu waxa aay soo martay waqtiyo badan oo kala duwan kuwaaso aan halkan lagu soo koobi kariin,saxafada dalkuna waxa laga soo bilaabay ,,khad madow iyo qori lagu qoro,waxa…

                            Read More

                              “Inankaan Abtiga u ahay ee Warancadde wuxuun buu yidhaahdaa Xabad uun Baan hayaa waa Run oo Markii uu xamar Joogayba Xabad uun Baa jirtey.”Muj. Xasan Guure

                              Hargeysa:Nov,10,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Xasan Guure Jaamac, ayaa ka Hadlay tallaabooyinka cabadhinta ah ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Xorriyatul qawlka iyo Xuquuqda Saxaafadda. Mujaahid Xasan Guure oo la Hadlay Saxaafadda, ayaa tilmaamay in tallabaooyinka xukuumadda shacabka ku cabudhinaysaa ay kamid tahay wixii shacabkani kasoo dagaalameen ee ay kala kulmeen Xukuumaddii Maxamed Siyaad…

                              Read More

                                Prof Cali Khaliif Galaydh oo Qirtay In Itoobiya laga Masaafuriyay,Wada hadal uu Somaliland la Galayo iyo Jawaabta Gudoomiyaha Ucid {DHAGAYSO}

                                Washington 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo dhawr bilood ka hor ay Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo oo dhawaan Ciidammada Somaliland ka caydhiyeen deegaanno ay gobollada Bariga, gaar ahaan Sool ka joogeen Kooxdaasi, ayaa sheegay inuu wadahadal la furayo Somaliland, hase-yeeshee, aanay haba-yaraatee wadahadli karinba Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Prof Galaydh oo Su’aalo…

                                Read More

                                  “Waxaad Mooddaa In Madaxweyne Siilaanyo Weli U Shaqaynayo Dawladdii Siyaad Bare Ee……” Muj Xasan Guure DAAWO

                                  Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha wadda-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay hogaamiye weli aaminsan inuu ka tirsan-yahay Nidaamkii Maxamed Siyaadda Bare, waxaanu sheegay in aanu isku aaminsanayn inuu Hoggaamiyo Somaliland. Mujaahid Xasan Guure Jaamac waxa uu Sheegay in Xukuumada haatan talisaa ay Cabudhinayso Xoriyaadkii Saxaafada

                                  Read More

                                    Sababihii uu Ku Yimid Gabay la yaableh oo loo tiriyay Marxuun Maxamed X.Ibraahin Cigaal DHAGAYSO

                                    Hargaysa 10,Nov 2014 (SDN/QJ)- Gabey uu tiriyey  madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal, wakhtigii uu ka ahaa ra’iisal-wasaaraha dalkii Soomaaliya ee Siyaad Barre Af-gembigga ku sameeyey oo uu isagana jeelka u taxaabay. Gabaygan oo uu Jeelka ka soo tiriyay Egal waxa u soo dhiibay Abusite oo la xidhnaa oo la soo daayey…

                                    Read More

                                      “Waxaan la Yaabay Nin Wasiir ah oo Yidhi Xamar Weriyeyaasha Waa lagu laayaa,Caqligaas kamaan filayn laakiinse waxaan leeyahay Xamar Wasiiradana waa lagu dilaa” Gudoomiyaha Wargayska Ogaal {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugantahay warbaahinta Somaliland iyo Cabashada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ah xukuumadii ugu badnayd ee xidhxidha suxufiyeen. Sidaa wuxuu gudoomiyuhu ka sheegay kulan lagu xusayay maalinta Saxaafada Somaliland oo Lagu Qabtay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargeysa. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA…

                                      Read More

                                        Ku dhawaad 20 Sanno oo uu Silsilad ku Xidhnaa isagoo Waalan ayay Rajada Noloshiisii Maalmo Kooban Sidan iskugu bedeshay DAAWO.

                                        Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kani waa Mid ka Mid ah Dhallinyarada uu ku dhacay Xannuunka Dhimirka ee asiiba Maskaxda aadamaha,dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay ayuu wehel la ahaa Xannuunkan. Waxa Silsilad adagi loogu sameeyay Jiingad yar oo ku dhex taala halka reerkoodu degan yahay oo ah Xaafada Siinay ee Magaalada Hargaysa .  …

                                        Read More