Todobad (7) Balanqaad Oo Madaxweyne Siilaanyo Fulin Mudo Xileedkii Shanta Sano

    Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne ahmed maxamed maxamud (Siilaanyo) mudadii ay ku jirtay ololaha doorashooyinka madaxtinimo, waxaa uu madaxweyne siilaanyo si cad u dhaliilay xukuumadii ka horeysey ee UDUB. Iyadoo taa bedelkeedii uu madaxweyne siilaanyo balanqaadey in uu isbedel dhinac walba ah sameyn doono hadii uu talada dalka hanto o shacabku u doortaan. Baahiyaha qarankan…

    Read More

      Baaq iyo Cambaarayn is Huwan oo Ku wajahan Ololaha weeran ee Xukuumadu ku wareejinayso Haamaha Shidaalka ee Berbera

      Shir deg-deg ah oo markay taariikhdu aheyd 29/8/15 ay isugu yimaadeen Qurbajoogta Ciise Muse ee reer London ayaa waxay Cambaarayn wadareed mug leh u soo jeediyeen Xukuumada Siilaanyo ee waqtigeedii uu dhamaaday oo caado ka dhigatay in Hantida Maguuraanka ah ee dalka ay ku wareejiso kuna naaxiso shirkado gaar ah oo ay Wasiiradeedu sheerar buuran…

      Read More

        Xaggee bay ka timid fikradda Aadan-Carab ee ah:Ma mucaarad baan ahay haddaan xaqa ku maansoodo? Qallinkii Ibraahin Hawd

        Dhulkeenna la ga ma aqoon hab-dawladeedkan cusub ee maanta dunida ka jiraa. Badhtamihii Daglaalweynihii Labaad ee Dunida ayay gayiga si dhab ah u ga curatay waddaniyad badhax la oo soomaalidu ku doonayso dawladnimo iyo midow. Waxaa qunyar qunyar u xoogaysatay jibbo waddaniyadeed oo meel walba is qabsatay. Haddaba waxaa soo baxay dad soomaaliyeed oo dawladnimada…

        Read More

          Akhri Magacyada Saddex Sarkaal Oo Goor Dhaweyd Xisbiga Waddani Iska Casilay iyo Cudurdaarka ay Sheegteen.

          Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Degmada Arabsiyo Guuleed Maxamed Cabdi suldaan. Cabdixakiin Faarax Axmed Guddoomiyihii dhallinyarada ee Degmada Arabsiyo iyo Guddoomiyihii Garabka Haweenka ee Xisbiga Waddani, ayaa Goor dhaweyd Shaaciyey inay Gebi ahaanba iskaga baxeen Xisbigaas Waddani, isla-markaana ay Xubin-nimadii iyo Shaqadiiba iska casileen. Saddexdan Xubnood oo Goor dhaweyd saxaafadda Kula Hadlay Hutel Guleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa ku…

          Read More

            Guddoomiyaha Wakiillada Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Saaka Soo Gaadhay Warqaddii Madaxweynuhu Kusoo Celiyey Go’aankii Haamaha Shidaalka Berbera Wareejintooda Lagu Diiday DAAWO

            Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa goor dhaweyd si rasmi ah u shaaciyey inay Soo Gaadhay Warqad Ka timi madaxweyne Siilaanyo oo uu ku laalay Go’aankii ay Wakiilladu dhawaan ku Diideen Wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera. Mudane Cirro oo Goor dhaweyd Saxaafadda kula Hadlayey Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa daboolka ka qaaday in Warqadda…

            Read More

              Hargeysa Oo Saaka Hilib Lagu Cunayo Iyo Khilaafkii Taagnaa Oo Lasoo Afjaray

              Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Khilaafkii ka taagnaa Qalista Hilibka lagu cuno Caasimadda Hargeysa, ayaa lasoo gunaanaday, waxana saaka Suuqyada Caasimadda ee Hilibka lagu iibiyaa ku waa Bariisteen Camirnaan iyo Xaalad caadi ah. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa  arrinta dhexdhexaadisay, waxana lagu heshiiyey in lacagtii ay Hiliblayaashu ka cabanayeen waxoogaa Hoos loo dhigay, isla-markaana loo ballanqaaday in kor loo qaado…

              Read More

                Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad Ee Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Dhibaatada Lagu Hayo Maato Hilibka Ka Ganacsan Jirtey Oo Mudaharaad La Hortagtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

                Hargeysa:Sep,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Md Axmed Muumin Seed ayaa si adag uga Hadlay Dhibaato ka taagan caasimadda Hargeysa oo lagu xidhxidhay Dad Boqol qof ku dhaw ahaa ka ganacsan jirey Hilibka Magaalada Lagu qalo, waxana uu tallaabadaas ku tilmaamay mid nolosha umadda lagula dirirayo. Axmed Muumin Seed oo qaar kamid ah …

                Read More

                  RIYADII MADAXWEYNAHA!

                  Hal-door barkhad oo mal-awaalaya sidii uu maruun madaxweyene uga noqon lahaa dalka uu muwaadinka ka yahay ayaa habbeen ka warramay riyo mucjiso ahayd oo uu ku riyooday, isagoon ka dul boodin waaqica iyo duruufaha dhaqan ee innagu xeeran. Hal-door barkhad wuxuu ka mid yahay foolaadka dhallinyarada Somaliland aqoon ahaan aragti ahaan’ Hal-doorka oo ka mida…

                  Read More

                    War Deg Deg ah: Madaxweyne Siilaanyo oo Golaha Wakiiladda Dib ugu Celiyay Go’aankii ay ku Laaleen Wareejinta Haamaha Shiidaalka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta dib ugu celiyey golaha Wakiiladda go’aankii ay ku laaleen Wareejinta Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Tiknoolajiyada Mudane Cali Xaamud Jibriil oo Goor dhawayd Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa faahfaahin ka bixiyay asbaabaha ay Xukuumadu…

                    Read More

                      Wasiir Xaglo Toosiye oo Markii Kowaad ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed halka uu Gaadhsiisan yahay DAAWO

                      Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo haatan u Muuqda Siyaasiga ugu fadalo cad ee Ka soo Jeeda Gobolka Sool Gaar ahaan Degmada Buuhoodle ayaa Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Hankiisa Siyaasadeed iyo Waxqabadka uu ka hirgaliyay Wasaaradda Caafimaadka oo Mudo laba Sano ah uu…

                      Read More

                        Hargaysa oo Hilib la’aani ay ka Dhacday Iyo Shaqo Joojinta Hiliblayaasha oo Maanta Gashay Maalintii Labaad,Maxay sababtu tahay? DAAWO

                        Hargaysa 02.Sep 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Hargeysa, dadka xoogsatada ah ee Hilibka qala ayaa shaqo joojin wada maalintii labaad. Waxaa arrinta sii murgisay shirkadda Maandeeq ee ay ka cabanayaan oo Neefaf xoolo ah oo ay soo iibsatay ku qashay Hargeysa, taasi oo muujisay sida shirkaddu ganacsiga ugu haysato dadka ganacsatada ah. Masuuliyiinta wasaaradda Daakhiliga ayaa sidoo…

                        Read More

                          DAAWO: Sawirradii Ugu Quruxda Badnaa Ee Soo Dhaweyntii Prof/Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa

                          Hargeysa,2sep,2015(QJ/SDN)-Waxa maanta si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, waxaana ka qayb qaata soo dhaweyntiisa masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaridka somaliland, salaadiin iyo dadweyne aad u tiro badan. Haddaba Halkan Waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Qaar Ka mid ah sawirradii ugu quruxda badnaa ee laga qaaday soo dhaweynta Buubaa.   HALKAN HOOSE…

                          Read More