Waxaanu horey u aragnay wax badan Suxufi isu badalay siyaasi, laakiin weli ma aragnay siyaasi isu badalay suxufi? waa Xoghayahii hore ee Arimaha Dibada Xisbiga Ucid Siciid Cumar Axmed Siciid Ucid

    London 19Sep13(SDN) Wariyada aamina muuse waheliye ayaa bogeed face booka ku shaacisey in barnaamijkeeda nala fiidso uu la daadihin shaqsiyad aanu waayahan danbe uga baranay dhinaca siyaasada hadaba waa kuma shaqsiyadasi? London 19Sep13(SDN) Waxaanu horey u aragnay wax badan Suxufi isu badalay siyaasi, laakiin weli ma aragnay siyaasi isu badalay suxufi? Meel dheerba ha ka…

    Read More

      Doodii Xamaasada lahayd ee Golaha Wakiilada iyo Jewigii Mudanayaashu afkaartooda ku cabireen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhigoodii Maanta ku sii ambo qaaday dooda Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo Xukuumadu ay Golaha Wakiilada u soo Gudbisay si ay Waajibaadkooda Sharciga ah uga Gutaan. Fadhigan oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Xildhibaanadii ka qayb qaatay doodu waxay…

      Read More

        Xiisada Xeerka Wadooyinka ee Golaha Wakiilada oo Cirka isku Shareertay iyo dhacdooyin hor leh oo Golaha Mar kale ka soo Cusboonaaday

        Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa fadhigiisii maanta  Waxaay mudanayaashu sii wadeen dood aad u kulul oo ku saabsanayd Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo dhawaan ay u xukuumadu usoo gudbisay Golaha. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ayaa mudanyaasha Golahaasi waxay aad ugu kala aragti duwanaayeen, waxa laga yeelayo Xeerka Takaaliifra Wadooyinka,Cashuurta lagu kordhinayo…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Gaadhay oo Oodweyne iyo Khudbadihii laga Jeediyay {DHAGAYSO}

          Oodweyne 18.Sep 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalmahaba Safar Shaqo ku Marayay Gobolada bari ee dalka ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu xadhiga ka Jaray Mashaariic door ah oo laga hirgaliyay Magaalada Oodweyne…

          Read More

            ”EU aid to Somalia can’t deviate Somaliland from its path to full-fledged statehood” -President Silanyo

            Hargeisa, Sep 18, 2013 (SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo has welcomed the European Union’s 650 million euros aid to Somalia for 2013-16 through his Twitter account after EU approved on Monday a New Deal Compact that sets out the government priorities outlining future international support. President Silanyo also made it clear through his…

            Read More

              Eng Maxamed Xaashi oo Meel adag iska Taagay Hawlgalada Siyaasada arrimaha dibada,kuna baaqay in dib loo eego shirarka Somalia aynu la Yeelanayno {DHAGAYSO}

              Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng Maxamed Xaashi cilmi oo xubin ka ah Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Meel adag iska taagay Qaab u socodka Siyaasada Arrimaha dibada oo uu ku dooday in la qaloocouau ,Waxaa kale oo Maxamed Xaashi Cilmi tilmaamay in loo baahan yahay in dib loo…

              Read More

                “Maamul Xumida dalka ka jirta waa ta Keentay in Shirkadii Genel Energy iyo Diyaaradii Ethiopia Airways ay inaga baxaan” Mujaahid Ibraahin Dhego weyne {DHAGAYSO}

                Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN) Mujaahid Ibraahim C.laahi Xuseen (dhego weyne) oo ah Afhayeenka Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa mar kale ku celiyay in Madashoodu ay Sugayaan in Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay Jawaab waafi ah ka bixiyaan qodobo ay Dawlada ku dhaliileen oo uu Tilmaamay inay Yihiin kuwa Jira…

                Read More

                  Security Remains Elusive in Somalia

                  Mogadishu, Sep 18, 2013 (SDN) -Al-Shabaab, the al-Qaeda-linked group operating out of Somalia, has reportedly lost one of its most visible fighters, Omar Hammani, an American born and raised in Daphne, Alabama. Hammani is believed to have been killed on September 12. He moved to Somalia in 2006 to fight for al-Shabaab and was added…

                  Read More

                    “Madaxweynaha Abaal la’aanta waanu ku Naqaanayee,Balse oohinta badan ayaanaan ku Ogayn” Mujaahid Xasan Guure Jaamac {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 18.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Jawaab ka bixiyay Naqdin uu Madaxweyne Siilaanyo iyo qaar ka mid ah Golihiisa wasiiradu ku qoonsadeen hadal uu hore warbaahinta uga sheegay oo tilmaamay inay Khalad tahay in Madaxweynaha,Ku Xigeenkiisa iyo Wasiirka Arrimaha Guduhu oo sadexda Mas’uul ee Golaha…

                    Read More

                      Wasiirka Khayraadka ee Somalia oo Muqdisho ku soo laabtay kana waramay Safarkiisa

                      Muqdisho 18.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Kheyraadka Dalka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay howlo shaqo uga maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Caalamiga ah Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa Wasiirka ku soo dhaweeyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda…

                      Read More

                        Mudanayaasha ka soo Jeeda Baydhabo ee Baarlamanka Somalia oo Maalintii labaad Safar ku jooga Bay

                        Baydhabo 18.Swp 2013 (SDN)- Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee laga soo doorto gobolka Gedo oo howlo shaqo maalmihii u dambeeyay ku joogay degmooyin ka tirsan gobolka ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Xildhibaan Cismaan Aw-Libaax oo ka mid ah mudanayaashii booqday gobolka Gedo ayaa ku sheegay ujeedka…

                        Read More

                          Guddoomiyaha SONYO Oo Xaaladda Tahriibta Somaliland Ku Soo Bandhigay Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Dhallinyarada Adduunka

                          Kuala Lampur 18.Sep 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO Mubaarak Ismaaciil Taani ayaa ka qayb galay shirweynaha dhallinyarada adduunka oo sannadkan si gaar ah loogaga hadlay Tahriibka Dhalinyarada Adduunka shirkaasi oo qabsoomay  12kii – 14-kii bishan September, 2013 kana dhacay dalka Malaysia, gaar ahaan Caasimada Gobolka Melaka ee Melaka, Guddoomiyuhu waxa uu…

                          Read More

                            Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka oo Markale si Kulul u Weeraray Hoggaaminta iyo shakhsiyadda Madaxweyne Siilaanyo.

                            hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa maanta mar kale si  ba’an u naqdiyey Hoggaaminta Madxweyne Siilaanyo iyagoo cambaareeyey Hannaanka uu ugu jawaabo mucaaradkiisa. Shir jaraa’id oo ay  ee Madashu ku qabteen Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa ayey ku  sheegeen inay  dhawaan qaban doonaan shir qaran oo aayaha waddanka lagaga tashanayo. Mujaahid xasan Guure jaamac oo…

                            Read More

                              Dagaal gacanta la iskula tegay oo laba xildhibaan ku dhex maray Golaha wakiillada Somaliland

                              Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Xeerka waddooyinka oo ayaamahanba dooddiisu ka socotayxarunta Golaha wakiilladda Somaliland, ayaa sababay inay xildhibaanadu gacanta iskula tagaan. Xildhibaan Ibraahim Mahdi buubaa iyo Xildhibaan Axmed  Nuur Kijaandhe, ayaa dagaal ba’an oo aan waxba la iskula hadhini dhex maray, ayadoon la sheegin wax khasaare culus ah oo labada xildhibaan dhex maray. Dagaalka ayaa ka bilaabay Ka dib…

                              Read More

                                Dawladda Sucuudiga Oo Lacag Badan ugu Deeqday La Dagaalanka Budhcad-badeedda Soomaalida

                                Riyad:18-Sep-2013(SDN)-Dowlada Waddanka Sucuudiga ayaa maalintii shalay ku dhawaaqday inay la dagaalanka Burcad-badeedda ugu deeqday lacag gaadhaysa 300,000 oo doolar.   Turki bin Mohammed bin Saud Al-Kabeer, ku xigeenka agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada iyo xidhiidhka wadamada isku taga imaaraadka carabta, ayaa ku dhawaaqay arintaasi.   Kulan looga hadlay arimaha budhcad-badeeda ahaana kulankii saddexaad ayaa…

                                Read More

                                  Wasiirka Macdanta oo Ku Guuldarraystay inuu shcabkiisa ka qanciyo Sbababaha uu heshiisyada ula garab maro Golaha sharci dejinta iyo Bixintaankii Genel Energy

                                  Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Wasiirka Macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maalintii shalay faahfaahin ka bixiyey sababaha rasmiga ah ee shirkadda Genel Energy dalka uga baxday, iyadoo uu u dhigayy qaab aan waxba ka beddelin wixii ay shacabku markii horeba  aamin sanaayaayeen. Wasiir Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegay inay shirkaddu dalka uga baxday Nabadgelyo darro  ay xukuumadda Britain ku sheegtay…

                                  Read More