Madaxweyne Siilaanyo Oo Reer Togdheer u sheegay inuu Koox Gaar ah ka shaqayn kari la yahay
Hargeysa:18-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) ayaa la sheegayaa inuu cabasho la hortegay waxgaradka iyo odayaasha Reer Burco. Sida ay sheegayaan warar hoose oo ay heshay shakadda wararka ee Q urbejoog.com, waxa uu madaxweynuhu si cadho leh ugu sheegay Kulankii magaalada Burco kula yeeshay inuu khaati ka joogo oo uu ka shaqayn kari la’yahay Kooxda Madasha…
