Kulankii dhibanayaasha XAWAALADII QARAN EXPRESS oo London ka dhacay..
London 04Jun13(SDN) Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay galbeedka magaalada London,Kulanka oo ay soo abaabuleen Gudida Dhibanayaasha Xawaaladii Qaran Express oo ay kasoo qaybgaleen dad aad u fara badan oo kasoo kala kicitimay daafaha dalka Ingiriiska,dadka kasoo qaybgalay kulanka oo ah dadkii dhaqaalaha ku darsaday ama lacagtu ugu jirtay xawaaladii Qaran Express. Kulanka oo…
