Home » 11:07 pm Entries posted on “November, 2014”

DAAWO:Suaalihii ay weydiiyeen Jamaal Cali Xuseen Jaaliyada reer Minnesota

Minneapolis Nov 30,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee magaalada Minneapolis ayaa suaallo weydiiya Musharax madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ka dib khudbad uu ka jeediyay magaaladaasi. Jaaliyada reer Somaliland ee Minnapolis ayaa weydiiyay musharaxa madaxweynaha UCID ayaa wax laga weydiiyay xaaladaha dalku haatan ku sugan yahay iyo qorshaha xisbiga UCID.

Posted in Uncategorized | Read More »

TIX GABAY AH OO LAGU MAGACABO ” DHEEHA” . Mohamoud Hassan Arrale

Tixdan gabayga ahi waxay ka jurjumaysaa xaaladda dalku maanta uu maraayo  iyo sida gaabiska ay u tahay higsigii qarnimo oo 23 sanno ka hor ilmihii rajadda ku dhashay  isagoo aan rajo fiicani umuuqan uu ku ubad dhalay.   Waxay kaloo maansadu tilmaamaysaa in kuwii loo igmaday ay dhuunta jarayaan xilkii loo igmaday ee qaran nimo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guurtida Somaliland oo Guda Gashay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la Filayo in Doodiisu si rasmi ah u bilaabanto DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida ayaa maanta loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo ka codbixiyeyaasha doorashooyinka ee Somaliland. Fadhiga maanta ee golaha Guurtida Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland,ayaa mudanayaasha guurtida loo qaybiyay xeerka diiwaan galinta muwaadiniinta iyo reerka diiwaan galinta codbixiyeyaasah kaasoo uu muddo muran ka taagnaa isal markaana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Maaliyada Oo Ka Warbixinaya Waxyabaha Ku Cusub Sanadka 2015 Iyo Qalab Cusuboo Uu Sheegay Inuu dalka Soo Gaadhi Doono Oo Lagu Ogan Dono Korodhka miisaniyada

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Wasiiru Dawlaha Maaliyada Oo Ka Warbixinaya  Waxyabaha Ku Cusub Sanadka 2015 Iyo Qalab Cusuboo Uu Sheegay Inuu dalka Soo Gaadhi Doono Oo Lagu Ogan Dono Korodhka miisaniyada Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Musharaxa Madaxwayne Ku Xigen Ee Xisbiga Ucid Oo Habeenkii Xalay Ahaa Soo Bandhigay Qorshayaasha Xisbiga Ucid Ka Leeyahay Talada Dalka

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)musharaxa madaxwayne ku xigeen  xisbiga ucid c/rashiid xasan amataan ayaa habenkii xalay  waxa uu qorshayaasha xisbiga ucid  ka leeyahay  haday  ku guulaystan  talada dalka ka  akhriyey madal ay ku soo dahweynayen tagerayaal  badan  oo ka soo digo rogtay  xisbiga hada talada dalka gacanta ku  haya ee kulmiye Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Wasiirka Maaliaya Somaliland C/casiis Samaale Oo Golaha Wakilada Ka Hor Akhriyey Miisaaniyada 2015

Hargeisa  30/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka  maaliayada  somaliland  c/siis  samaale aya saaka golaha wakiilada somaliland  ka hor akhriyey  miisnaiyada  somaliland ee 2015 iyado  uu wasiirki si  faahfahsan  ugu  waramay  xildhibanada golaha wakilada iasgoo wasiirku  snadkan  xildhibanada ka codsaday  in  cashuuro  badan laga dhaafo  dhamaanwaxyabaha ama qalabka dalka wax taraya Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Boqor Raabi Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Qabad La,aanta Iyo Dhalinta Maalin Walba Tahriibaysa Een Waxba Loo Qorshayn

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Boqor Raabi Yuusuf  Ayaa  xukuumada  ku  dhaliilay  waxqabad la,aan  iyo qorshe la,aan  dhalinyarada  somaliland lagu horumarinayo  isagoo tilmamay  in dhalinyaradii somaliland ay  ku dhamaaden  badaha u dhaxeya liibiya iyo talyaaniga Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xaflad Ku Soo Dhawayna U Sameeyey Taagerayaal Ka Soo Wareegay Xisbiga Kulmiye

Hargeisa 30/11/2014(SDN/QJ)Guoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa  Eng Faysal Cali Warabe ayaa xaflad soo dahwyna u sameeyey  tagerayal  badan oo ka soo diga rogtay xisbiga muxaafidka ah eekulmiye  iyadoo faysal  dadkasi habenkii xalay ahaa xaflad ugu qaabtay  horel crawn ee magaalada hargeisa Hargeisa SDN/Qj Concat@Somalidiasporanewss.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey G Kuxigeenka Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Yaamsiin Raygal oo ka dhacay Konfurta London

London 30N0v14(SDN/QJ)kulan  balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Xisbiga Waddani  Marwo Yasiin Maygal ayaa ka dhacay Konfurta London,kulankan oo  casho sharaf oo aad looga soo qayb galay waxa ka soo qayb galay laamaha xisbiga wadani iyo gudiga Xisbiga Ucid ee Uk  o dhamaantood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud oo daah-furay horyaalkiisa 30-aad

Muqdisho Nov 30,2014(SDN/QJ)-Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah-furay Horyaalkii 30-aad ee Ciyaaraha fudud, iyadoo furitaanka Horyaalkana loo qabtay Munaasabad ballaaran oo ay marti sharaf kala duwan kasoo qaybgaleen. Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Banadir ayaa la isugu keenay Ciyaartooy isugu jira Gabdho iyo Wiilal oo ka kala socda Naadiyo 9 […]

Posted in Uncategorized | Read More »