Home » 1:50 pm Entries posted on “June, 2023”

Sweden oo markale lagu gubay Quraanka Kariimka ah

Stockholm June 29,2023(QJ)-Muslimiinta caalamka ayaa si weyn uga xumaaday dhacdo dhawaan shaqsi sheegtay inuu u dhashay dalka Ciraaq uu meel ka dhac ku sameeyay dhowr bog oo qur’aanka kariimka ah, iyadoo ay daawanayeen booliska Sweden. Dhacdadan ayaa dhacday intii lagu guda jiray dabaaldega Ciidul Adxaa ee Muslimiinta, Booliska ayaa ninkan ku soo oogay dacwad ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ruuto oo sheegay in Ciidamada Kiinyaka baxeyn Soomaaliya

Nairobi June 27,2023(QJ)-Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa ka hadlay qorshihiisa ku wejahan ciidamada Kenya ee haatan ku sugan Soomaaliya, kadib markii la soo gaba gabeeyay howlgalka ATMIS ee dalkaasi. Ruto waxa uu sheegay in dalalkii ugu horeeyay ee ku lug lahaa howlgalka, oo ay ku jiraan Kenya, Uganda, iyo Itoobiya, ay ku heshiiyeen in ugu […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Laascaanood oo duqeyn ku socto maalintii labaad oo xiriir ah. iyo Goojacade oo ololeysa

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta mar kale dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi, kaas oo ay ku lug leeyihiin ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC. Dagaalkan oo shalay bilowday ayaa waxa ka dhashay khasaare baahsan isla markaana maanta ku fiday deegaanada ku xeeran bariga iyo waqooyiga magaalada. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland oo sheegtay nooca doorashada madaxtooyada ee dhaceysa January

Garoowe June 24, 2023 (QJ)  – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa warsaxaafadeed uu goor dhow soo saaray kaga hadlay doorashada madaxtinimada ee soo socota, taasoo ay weli ku muransan yihiin dowladda iyo xubnaha mucaaradka ah. Wasiirku waxa uu iftiimiyay caqabadaha ku xeeran wakhtiga doorashada madaxtooyada, maadaama xisbiyada mucaaridku ku adkaysanayaan in dib loo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duqeyntii Laascaanood oo maanta mar kale dib u bilaabatay

Laascaanood June 24, 2023 (QJ) – Inta la ogyahay lix qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena way ku dhaawacmeen duqeymo iyo dagaal xooggan oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Dagaalkan ayaa ka dhacay duleedka bari iyo ka waqooyi ee magaalada Laaska, waxaana soo qaaday ciidamo hubaysan oo ka soo jeeda Somaliland iyo maleeshiyaadka SSC ee deegaanka oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garoowe oo maanta nabdoon

-Xabbad joojin ayaa maanta lagu guuleystay so loo soo afjaro shaqaaqadii ka dhacday magaalada Garoowe, taasoo la doonayay in lagu soo celiyo nabadda iyo xasilloonida caasimadda gobolka Nugaal. Wararka ayaa sheegaya in xaalada magaalada Garoowe ay haatan degan tahay kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay rabshado ka dhaceen magaalada. Baaqyo kala duwan ayaa loo jeediyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Deni oo dalbaday Xabad joojin laga hoos qaadi waayay

Garoowe June 20,2023 (QJ) – Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Danab. Khilaafkan ayaa bilowday subaxnimadii hore ee saaka markii 34 xildhibaan ay ansixiyeen qaraar ku baaqaya in wax ka bedel lagu sameeyo dastuurka oo lagama maarmaan u ah dib u habeyn  maamul […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garoowe oo xiisad colaadeed foolaneysa

Garoowe June 19,2023 (QJ)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay ismaandhaaf siyaasadeed oo ka dhashay wax ka bedelka dastuurka maamulkaasi. Maalintii shalay ahayd ayaa ciidamada ilaalada madaxtooyada waxay bilaabeen hawlgalo lagu sugayo amniga goobaha muhiimka ah ee magaalada, sida xarumaha dawladda, wasaaradaha, bangiga dhexe iyo xarunta baarlamaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka xoogga & kan Dhulka

Muqdisho June 18, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Taliye cusub Ciidanka Xoogga Dalka General Guuleed Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Axmed Aadan Cali, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dastuurka Soomaaliya iyo Xeer Lr.15 oo la soo saaray 1960kii ee ku saabsanaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Mahdi Guuleed oo isku cadeeyay in uu Muuse Biixi Xamar u joogay Iyo sababta lagu kala tegey

Muqdisho June 18, 2023 (QJ) – Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mahdi Guuleed oo dhawaan bixiyay wareysi uu mucaarid isugu muujinayay siiyay MMTV, Mahdi Guuleed ayaase si dadban u qirtay in uu Muuse Biixi la shaqeynayay in mudo ah, balse iminka la kala tegey.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »