Home » 10:26 pm Entries posted on “July, 2023”

Sulaadiintii HEEGO oo mar kale u munaafaqeynaya Mucaaridka Hubeysan ee Somaliland

Hargeysa July 31, 2023 (QJ) – Maaxdhaqameedka beelha ku bahoobay HEEGO ayaa mar kale maanta hor yimi Bulshada iyaga oo isu muujinaya in ay xaldoon yihiin. Madaxdhaqameedkan HEEGO ayaa hore mucaaridka wakhtiga uga riday una seexiyay taageereyaasha Mucaaridka oo ay ku qanciyeen mid waliba goonidiisa in ay dalka taladiisa qaanayaan dhawaan. Waddani ayay hore ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shabaab tiro badan oo lagu laayay degaanada Koonfur Galbeed

Baydhabo July 2023 (QJ) – In ka badan 60 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaanka Ceel-dhuun Agoow ee gobolka Baay. Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaasi ciidanku ay iska kaashadeen sidii loo cirib tiri lahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jamaahiirta oo saanadii u badneyd la wadaagay Jabhada Beesha Garxajis iyo Madaxtooyada oo aan hrdo laga ledin habeeno

Hargeysa July 26, 2023 (QJ) – Dadka degaanada SSC ee dagaalka kula jiray Muuse Biixi ciidamo ka amar qaata ayaa markii u horeysay ay soo baxeysaa in ay saanad ciidan la wadaageen Jabhad lagaga dhawaaqay Gudaha Somaliland oo ka hortimi hogaanka HEEGO. Dagaalyahanada SSC oo ka gaabsaday in ay wada shaqeyn toos ah la yeeshaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiro ku ooyay Faysal Cali waraabe iyo Jamaahiirtii UCID oo ka gadooday hadal jilicsan oo uu jeediyay

Hargeysa July 24, 2023 (QJ) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID oo maanta dalka ku soo noqday ayaa si weyn looga sugayay in uu ka hadlo Khillafka Siyaasadeed ee xisbigiisa iyo dalkaba saameeyay. Guddoomiyaha ayaa sida uu hore u sheegay daadifeeyay goaankii Guudida doorashooyinka Muuse Biixi ay ku iclaamiyeen doorashooyinka Ururada aan sharciga aheyn iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faratoon oo loo doortay Gudddoomiyaha Wakiilada iyo saameyntiisa Sool

Hargeysa July 23, 2023 (QJ) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon). Doorashadii baarlamaanka ee maanta ayuu, Faratoon wuxuu helay 46 cod, isagoo ka guuleystay xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo la tartamayayna waxa uu helay 35 cod oo keliya. Guddoomiyaha cusub ayaa si weyn ugu mahad celiyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo duqeyn ku dilay tiro Al Shabaab kamtirsan

Muqdisho July 20,2023(QJ)-Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed ay dhawaan ka fulisay deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Weerarkan oo ahaa mid cirka ah ayaa waxaa fuliyay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM, waxaana la sheegay in Al-Shabaab looga dilay tiro ka mid ah ciidamadooda. Sida lagu sheegay qoraalka AFRICOM, duqeynta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cirro oo ku hawlan sidii uu taageereyaashiisa ugu qancin lahaa ka qeybgalka Doorashada Ururada

Hargeysa July 20, 2023 (QJ) – Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ka agdhow musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa ku mashquulsan sidii uu taageereyaasha xisbigaasi ugu qancan lahaa aqbalaada in Waddani ka qeyb galo doorashooyinka ururada ee qabsoonkooda aan lahubin. Cabdiraxmaan Cirro iyo guud ahaan madaxda mucaaridka dalka ayaa hore ugu guuldareystay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo ka carooday in Mareykanku aanu hanbalyeyn qorshihiisa Dooroshooyinkanka

Hargeysa July 20, 2023 (QJ) – Saxiibada caalemiga ah ee Somaliland  ka taageera dhanka doorashooyinka oo aaney ka dhexmuuqan dawlada Mareykanka ayaa maanta war ka soo saaray goaankii sharciga baalmarsanaa ee uu Guddida Doorashooyinku ka soo saareen jedwelka Doorashooyinka ee ururada iyo madaxtooyada. “Saaxiibada caalamiga ah (Austria, Denmark, Ethiopia, Ergayga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Netherlands, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliyaha Danab ee Puntland oo diiday in Dastuurka la furo

Garoowe July 19, 2023 (QJ) – Taliyaha ciidamada gaarka ah ee Danab ahna ninka ugu cad cad mucaaradka Gaashaanle Sare Guuto Jimcaale Jaamac Takar ayaa mar kale ku celiyay diidmada ku dhaqanka dastuurka Puntland. Korneyl Jimcaale ayaa hadalkan ka sheegay kulan ay isugu yimaadeen ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo ka dhacay xarunta tababarka Ligle […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaridka oo ku gacan seyray Jadwelka dooroshooyinka Somaliland

Hargeysa July 18,2023(QJ)- Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa si adag uga hadlay go’aankii ay guddida doorashooyinku ka soo saareen wakhtiga la qabanayo doorashooyinka ururrada siyaasadda iyo madaxtooyada. Afhayeenka Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go’aanka guddiga doorashooyinku uu halis gelinayo xasiloonida Somaliland. “Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »