Soomaaliya iyo Noorway oo kawadahadalay Somaliland
Muqdisho April 26, 2023 (QJ) -Wakiilka rasmiga ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Somaliland, Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa maanta la kulmay ergayga gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya Heidi Johansen, oo ay ka wadahadleen qaabka ugu habboon ee loo xallin karo arrimaha Somaliland. Mudane Guuleed waxa uu ergayga Norway warbixin ka siiyey sida…
