admin

Las’anod crisis: UNFPA Somalia raises alarms on the devastating impact on women and girls

The escalating conflict in Las’anod is yet another crisis facing Somalia, a country already grappling with a severe drought and ongoing security challenges. Las’anod city is currently in the midst of a deadly conflict that has resulted in over 170 people being killed and over 500 injured in Las-anod thus far. This includes seven children…

Read More

Maxaa kala qabsaday Maxamuud Xaashi iyo Muuse ka dib kulankii Madaxtooyada

Hargeysa Feb 15, 2023 (QJ) – Kulan dhawaan ku dhexmaray madaxtooyada ururada siyaasada iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa isku afdhaafay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Muuse Biixi iyo Guddoomiyaha Buul-hunguriga Kaah Maxamuud Xaashi. Kulanka dabadii ayaa waxa doodi ka dhalatay cida u hadleysa Buul-hunguriyada, Maxamuud Xaashi oo isu heysta in uu yahay ka ugu tunka…

Read More

Las Anod fighting intensifies

Las Anod Feb 15, 2023 (QJ) –  Heavy fighting is taking place in the suburbs of the city of Laascaanood, the capital of Sool region. The conflict involving the Somaliland army and local militias erupted on the 9th day of clashes. Somaliland forces and local militias have been reported to be fighting on the outskirts of…

Read More

Duqeynta Laascaanood oo weli socta

Laascaanood Feb 12, 2023 (QJ) – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal khasaare geystay, kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay xiisado colaadeed. Dagaalka ayaa socday muddo saacado ah, kadib markii maamulka Somaliland uu ka dhaga adeygay heshiis xabad joojin ah, kaasoo sababay gacan ka hadal ka dhacay magaalada. Dagaalkan…

Read More

UN to build an office in Dhusamareb

Dhusamareb Feb 11, 2023 (QJ) – Today, the President of Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye (Qoor Qoor), has signed a land lease agreement with the United Nations office represented by the UN Deputy Special Representative for Somalia, Kiki Gbeho. The signing ceremony of the agreement took place at the Galmudug Presidential Palace, attended by members…

Read More

Dagaalka Laascaanood o oweji kale yeeshay

Laasanood Feb 10, 2023 (QJ) – Waxaa manta galay maalintii afaraad dagaalka Laascaanood ku dhex maraya ciidamada Somaliland Iyo kuwa SSC, waxa magaalada laga maqlayahwaqa raasaasta labada dhinac isweydaarsanayaan. Magaalada ayaa la sheegtay in ay isaga qaxeen inta badan, mana cada tirada dadka dagaalkan ku dhintay balse waxa hubka dhinacyadu isdhaafsanayaan inta badan ku dhintay…

Read More

Boqor Buurmadoow oo gaaray Sanaag iyo jabhad uu halkaa uga dhawaaqayo

Ceerigaabo Feb 10, 2023 (QJ) – Wararka naga soo gaaraya degaanada bariga Somaliland ayaa inoo xaqiijiyay in Boqor Buurmadoow iyo ganacsato reer bari ah ay ciidan ku urursadeen degaanadooda. Waraku waxa ay intaa ku darayaan in Boqor Buurmadoow iyo Ganacsade Barkhad Asli meydi ay halkaa ku ururiyeen ciidan xoogan oo lagu mucaaridaayo xukuumada Muuse Biixi….

Read More