admin

Dawlada Soomaaliya ooka hadashay xaalada Laascaanood

Muqdisho Feb 07, 2023 (SD) -Dawlada Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadashay xaalada cakiran ee magaalada Laascaanood. Madaxweynaha Soomaaliya oo arinkan ka hadlay ayaa u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalka maalintii labaad ka socda Laascaanood, sidoo kalena sheegtay in wadahadal lagu dhameeeyo khilaafka jira. Sidoo kale Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta…

Read More

WAR DEG-DEG AH: Go’aano 13 ah oo ka soo baxay Shirka isimadda SSC ee Laascaanood

Laascaanood Feb 06, 2023 (QJ)- Waxa na soo gaaray baaqa Garaadada Sool ee SSC ay maanta ka soo saareen magaalada Laascaanood. Halkan Hoose ka Akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay Shirka Aayo-katalinta deegaanada SSC. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Og: Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Labada Aqal) Og: Xubnaha Golaha Ammaanka Og: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Og: Guddoomiyaha…

Read More

Ceelafweyn oo kacdoon ka bilowday

Ceel Afweyn Feb 05, 2023 (QJ) -Waxaa manta mudaharaadyo looga soo horjeedo dilal soo noqnoqday oo lagu eedeeyay ciidamada Somaliland ka dhacay degmeda Ceelafweyn. Dadka degaanka ayaa isugu soobaxay bartamaha magaalada Ceelafweyn iyaga oo sita calanka Soomaaliya isla markaana ku qeylya ereyo ka dhan ah Xukuumada muda xileedkeedu dhamaaday ee Muuse Biixi. Dadka degaanka ayaa…

Read More

Xasuuqii 4ta Feebarwari 1991 – Sheekada Dila iyo Boorama

Qeexitaanka xeerka caalamiga ah ee xasuuqa oo culumada taariikhdu aanay isku raacsanayn ayaa u yaalla sida tan: ”Acts committed with intent to destroy, in whole or in part, a national ethnical, racial or relgious group.” Khubarrada qaarkood ayaa qeexitaankan ku kabay in ficilkan baabbiinta ”problem populations” ay fulin karto kaliya hay’ad ama koox qaab-dhismeed urur…

Read More

Muumin Seed oo u digay Muuse Biixi

Borama Feb 04, 2023 (QJ) – Wasiirkii hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa warqad furan u diray Muuse Biixi ayuu ku sheegay in dalku yahay dal ay wada daganyihiin dad kala duwan islana ogol dawladnimadda somaliland, hasayeshee iskuma wafaqsana SNM. Sidaas awgeed waa inaad ogsonaantaa hadii la hanan…

Read More

President Hassan back in Baidoa

Baidoa Feb 04, 2023 (QJ) – President Hassan Sheikh Mohamud and a delegation he is leading have arrived in the city of Baydhabo for the second phase of the reconciliation conference for the South-West regional state. The President’s second visit to Baydhabo within 11 days is reported to be aimed at ensuring that the reconciliation conference…

Read More

Somaliland oo ka digtay diwaangelinta Puntland

Feb 01, 2023 (SD) -Xukuumadda Somaliland ayaa uga digtay Puntland in aan diiwaan-gelinta codbixiyayaasha laga fulin karin deegaanka Dhahar, waxayna sheegtay in dadka deegaanku cabsho ka keeneen codsigii Puntland ee ahaa qaadashada kaadhka codbixinta. Wasiirka horumarinta reer miyiga Somaliland Axmed Aadan Guray ayaa ka hadlay cabashada shacabka degmada Dhahar ay ku diideen qaadashada kaadhka codbixinta…

Read More

Mortars launched at Villa Somalia

Mogadisho Feb 01, 2023 (QJ) – Mortars reportedly hit neighborhoods close to the Presidential Palace of in Mogadishu, causing alarm among the local residents. The missiles, which were fired from unknown locations within the city of Mogadishu, repeatedly hit the vicinity of the Presidential Palace, and it is not known if some of the missiles…

Read More