Mareykanka oo dilay madaxii Daacish ee Soomaaliya
Muqdisho January 27, 2023 (QJ) -Dawlada Mareyknka ayaa sheegtay in hawlgal ciidamadeedu qaadeen lagu dilay madaxii kooxda Daacishta Soomaaliya oo ku dhuumaaleysanayay buurlayda Calmiskaad. Bilaal Al Sudani iyo ilaaladisii ku sugneyd degaanada la weeraray ayaa la dilay ka dib kolkii ay diideen in ay isu dhiibaan ciidamada Mareyknaka. Marykanka ayaa Bilaal horu soo qabashadiisa u amray…
