Madaxweyneyaasha Puntland and Jubaland oo Dubai ku heshiyay
Dubai (QJ) – Hogaamiyayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Siciid Deni oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa lagu soo waramayaa inay xal ka gaareen khilaafkii iyo khilaafkii mudada dheer soo jiitamayay ee u dhaxeeyay labada mas’uul. Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku guuleysatay inay dhexdhexaadiso khilaafka labada mas’uul oo mar…
