Muqdisho: Weriye Ka Tirsanaa Telefiishanka KALSAN Oo Qarax Lagu Dilay
Muqdisho 12. December 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee Weriye ayaa Galinkii dambe shalay lagu dilay Magaalada Muqdisho. Wariyahan oo ka tirsanaaa Telefishinka Kalsan ayaa galabnimadii Shalay lagu dilay Qarax loogu xidhay gaadhigiisa degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Maxamed Ibraahim Gaaboow ayaa lagu dilay miino nooca Gaadiidka lagu xidho ah oo loogu…
