SAWIRRO: Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saaka ka dhacay Duleedka Muqdisho
Muqdisho,30,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa saaka qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ay la kacday gaadhi BL ah ay saarnaayeen dad shacab ah , qaraxan ayaana ka dhacay Deegaanka Lafoole ee kuyaala Duleedka magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay qaraxan waxaa ku dhintay 12-qof oo kamid ahaa rakaabkii gaadhigaasi saarnaa, waxaa sidoo kale ku dhaawacmay sadex…
