Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Qisasul Quraan | Haabiil iyo Qaabiil – Sh.Almis Yaxye
Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadiro ku saabsan qisaska qur’aanka, waxaana qisadani ku saabsantahay Haabiil iyo Qaabiil. Waxa soo jeedinaaya Sheekh Almis Yaxya
Mandheera Kenya: Lix qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday basas
Gaarisa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Wararka ka imaanya gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in maanta rag hubeysan ay weerareen basas maraayay deegaan ka tirsan degmada Mandheera. Lix qof oo rakaabkii gawaaridaa lasocday kujiray ayaa dhintay. Wararku intaa waxay ku dareen in dadkaasi dhinteen kadib markii dableydu ay rasaas ooda uga qaaday basaskaa oo labo ah….
SAWIRRO: Xuska 56-sano guuradii Xorriyada iyo Midowgii Soomaalida oo lagu Qabtay Muqdisho
Muqdisho,1,7,2016 (QJ/SDN) – Munaasabad lagu Xusayay 56-guuradii kasoo Wareegatay markii gobollada Koofgureed ee Somalia ay Xorriyadda ka qaateen gumeysigii Talyaaniga, isla markaana ay Soomaaliya Midowday, ayaa Xalay lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka Qayb-galeen Mas’uuliyiin kala duwan oo ka Tisran Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Gobollada Waqooyi ee Somalia, ayaa waxay ka Xorroobeen…
‘’Anigu hadii aan ka gardaranahay Faysal Wallaahi Ardaagiisa Reer Suldaan Guuleed ayaa xidhe ii ah oo wax Allah iyo wixii ay iigu taliyaan ogolahaye,Laakiin Isagu..’’ Cali Guray
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa ka Falceliyey Hadal shalay ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Sheegay inaanu Xisbiga Ucid Wax Muran ahi ka Jirin laakiinse dad Mashruuc soo qaatay ay Meelahaas la Wareegaan In Xisbigii la isku…
“Mashruuc-Ba La Qaatay La Yidhaa Xisbiga Ucid Wuu Is Haystaa, Rooda Axmed Yaasiin Waxaan Siiyay Digniin, Xildhibaan Qabille Isagu Xisbiga Ucid Kuma Jiro” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Qodobo Badan Bayaamiyay DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay Hadalo ay Warbaahinta Siisay Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Isla markaana ay ku durtay Heshiiska Xukuumadu ku Wareejinayso Dekeda Berbera Waxa uu Gudoomiye Faysal Sheegay inuu Rooda siiyay Digniin kadib markii ay ka hor timid Siyaasadiisa. Gudoomiye Faysal…
“Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Xisbiga Ucid kuma Meteli karo Go’aan ka Gaadhista Saami qaybsiga Kuraasta Wakiiladda” DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabka ka Soo Hor Jeeda Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay inaanu Gudoomiyahoodu u Matali Karin Wada Xaajoodka u Socda Sadexda Xisbi qaran Si ay Xal uga Gaadhaan Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda. Waxaa Halkaasi ka Hadlay Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid Eng. Xasan Sabce; Gudoomiyaha Gobolka…
‘’Faysal Cali Waraabe Waa Bakoorad Maalinba Ninkii Xaragoonayaa Qaato…”Xildhibaan Qabiile DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile oo ka tirsan xildhibaanada xisbiga ucid ugu jira golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha xisbiga ucid ku edeeyay inuu jabiyay Go’aamadii ka soo baxay Gudida Ururadda Siyaasada iyo Asxaabta qaranka ee sheegayay inaanu Mas’uul inta dacwadu dhamaanayso aanu ku hadli Karin magac xisbiga ucid, waxaana uu ku edeeyay…
“Saami Qaybsi Ama Shirqool” Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Ucid Cali Guray oo aaminsan in Saami qaybsigu Keenayo Mudo Kordhin Iyo Wanjalka lala Maagan yahay Labada Xisbi Mucaarid
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay Shirarka ay Sadexda Xisbi qaran ka leeyihiin Sidii ay Xal uga Gaadhi lahaayeen Saami qaybsiga Gobolada ee Kuraasta aqalka Wakiiladda Waxaanu Sheegay inuu u arko Qadiyadan Mid lagu Shirqoolayo Mudo kordhin loo sameeyo Xukuumadda Madaxweyne…
Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Dood adag Ka Yeeshay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ Waxaa Magaaladda Hargaysa Kulan ku yeeshay Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland iyo Akaademiga Nabada iyo Horumarka Somaliland Kulankaasi Waxaa lagu falanqeeyay Sidii Xal dhamaystiran looga gaadhi lahaa Saami qaybsiga Gobolada ee Kuraasta aqalka Wakiiladda.
CARTE: “Anigu Gurigaygii Oo Hargeysa Ku yaalla ma tagi karo, Sababtu waa Maxay?”
Muqdisho,1,7,2016 (QJ/SDN) – Raysal-wasaare ku xigeen dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa sheegay In aanu tagi karayn gurigiisa oo ku yaalla magaalada Hargeysa, isagoona arrintaasi sabab uga dhigay midnimada Soomaaliya oo uu aaminsanyahay. Maxamed Cumar Carte oo ka hadlaayay munaasibad lagu xusaayay 1july,1960kii israacii Soomaalida, ayaa yidhi; “Anigu gurigaygii Hargeysa ma tagi…
Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey inay ku soo Biirayaan Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye,Magacyadooda Iyo Xiliga ay dhacayso Munaasibada ku Biiristu
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Garabkii Isbedel doonka Xisbiga Kulmiye ee Ka Cadhooday Natiijadii ka soo baxday Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa la sheegay inay si rasmi ah ugu biirayaan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kadib Wada Xaajood u socday in Mudo ah. Xoghaye ku Xigeenka Siyaasadda ee Xisbiga Waddani Maxamed Abiib Yuusuf, ayaa…
Xildhibaan Maxamud Maxamed Yaasiin Dheeg “Shalay Iyo Maanta kala Fogaa” DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin Waxa uu ku Magac dheer yahay Dheeg Wuxuu Caan ku ahaa Taageerida Qorshe kasta oo Xukuumadu fulinayso Sax iyo Khalad ka uu doono ha ahaadee,Muu Noqon Jirin Mucaarid Balse Waxa uu Markasta ku Dhawaa aqalka looga arrimiyo Somaliland Cida Joogta haduu yahay Madaxweynaha Haatan iyo Kuwii ka…
Sucuudi Arabiya: Dawlada Sadexaad ee Dhaqaalaha ugu Badan ku Bixisa Dhisitaanka Ciidanka DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ Boqortooyada sucuudiga oo sanadihii u dambeeyey xooga saartay dhismaha ciidankeeda ayaa noqotay caalamka oo dhan dawlada sadexaad ee miisaaniyada ugu badan ku bixisa dhanka ciidamada iyadoo tusaale ahaan sanadkii 2014 ciidamada ku kharash garaysay miisaniyad ka badan 80 bilion oo doolar, dhaqaalahaa oo u dhigma 10% dakhliga wax soo saarka sanadlaha…
Wasiirka Warfaafinta Dawlada Somalia oo Sheegtay inuu Isagu Xayiraadii ka qaaday Telefishanka HCTV kadib Markii Shirkada Thaicom 5 Hawada ka saartay Akhri
Muqisho 01.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Sattelite-ka Thaicom 5 waxa uu qoray warqadii uu Thaicom 5 hawada dib ugu soo celiyey Telefishanka HCTV oo muddo todobada cisho ah hawadiisa uu ka saaray. Warqadan oo warbaahintu heshay oo Ku Qoran luuqada Ingiriisiga ayaa Xambaarsanayd codsi iyo cabasho uu wasiir Maareeye…
Dhismaha Jidka Isku Xidhaya Magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo Si Rasmi ah loo Bilaabay DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Si rasmi ah u Bilowday Mashruuca Jidka Isku Xidhaya Berbera Iyo Wajaale ee Berbera Corridor kaas oo Wax Weyn ka Taraya Fududaynta Ganacsiga isaga Gudbaya Dekeda Berbera iyo Dalka Itoobiya.
Nasashada Maanta oo Jimce ah Iyo Shabakada Qurbejoog nala dhugo Xiisaha Ku Lamaan Barnaamijka Buuq Siraate DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Waa Maalin Jimce ah Shabakada Qurbejoog amase Somalidiasporanews Waxay halkan idiinku soo Tebinaysaa Masrixiyad Qosol Xambaarsan Waa Barnaamijka Buuq Siraate ee uu Soo Saaro Abwaan Maxamed Xasan Cige Iyo Kaamarada Qarsoon Waxay kala Mutaan Hargaysa. Daawasho Wacan https://www.youtube.com/watch?v=8fnzBAflPc8 https://www.youtube.com/watch?v=XCaiEyutH9Y
Hargaysa: Wasaarad Sheegatay In Shaqo Badan oo ay Hayso Darteed ay Shaqaalaheeda Kaga Iibsanayso Fasaxyadii ay Lahaayeen DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cumar Sheekh Maxamed Faarax, ayaa ku dooday in shaqaalaha wasaaradiisu ay yihiin kuwa ugu hawsha badan shaqaalaha wasaaradaha dalka, waxaanu u balan-qaaday in uu hawl-wadeennada madaarrada kaltankoodu ku beegmo maalmaha jimcaha uu ugu bedalayo lacag fasixii ay qaadan lahaayeen. Wasiirka duulistu…
Maxaad ka Ogtahay Hubka Basaasiintu Qaataan & Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-Hubka ay inta badan qaataan hawlwadeenada dhanka sirdoonku waxaa ka mid ah Bistoolada soo shabahda Irbadaha dawooyinka, taasoo la soo saaray xiligii dagaalkii qaboobaa, markii ugu horaysayna loo nashqadeeyey basaasad u dhalatay dalkii midowgii soofiyeeti.waxana u suurogal ah in laga rido rasaasta dhuunteeda oo ilaa 4.5 mm ah. https://youtu.be/u4hxly1itGc
Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Berbera oo Ku Baaqay in laga soo daayo Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin DAAWO
Berbera 01.July 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Mudo ku dhow Laba Todobaad ku Xidhan Xabsi ku Yaala Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Telefishanka HCTV uga Soo Warami Jiray Gobolka Gebilay Kadib Markii qaab Shirqool ah Ciidamada Liyuu Boolis uga Kaxaysteen isaga iyo 4 Weriye oo kale Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale inkasta oo ay afartii…
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Warantay Qaabkii Loo Xidhay iyo Cida Bixisay amarka qabashadeeda DAAWO
Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin ayaa dibada usoo saartay siro badan iyo shirqoolada ay xukuumada Siilaanyo dadka ku khaarajiso ama ku xidhxidho,Waxayna tilmaantay Cida ka danbaysa ee soo bixisay amarkii lagu xidhay ee jidgooyada loogu galay kaas oo ay sheegtay inay ka Badbaaday Waxaa kale oo…
