Kooxdii Kowaad ee Tartanka Xulka Qaranka Somaliland ee Ka Qaybgalaya Ciyaaraha Ruushka oo Gaadhay iyo Hoggaanka Kooxda Somaliland Oo Caddeeyey Ujeeddada ay uga qayb gelayaan tartanka Abkhazia
Abkhazia 27,May 2016 (SDN/QJ):- Hormadii ama qaybtii koowaad ee xulka qaranka Jamhuuriyada Somaliland, ayaa niskii danbe ee xalay ka degay caasimada wadanka Abkhazia ee Sukhumi, halkaas oo ay kaga qayb galli doonaan tartanka koobka aduunka ee wadamada aan la aqoonsanayn. Xulka kubbada cagta qaranka Somaliland, ee ka qayb galaya tartanka oo qaybi ka imanaysay qaarada Yurub…
