Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Wiil Siiriyaan ah oo Sharciga loo diiday ka dibna isku dhigay Tariinada Dal Yurub kuyaala !! DAAWO

Vienna 30.October 2016 (SDN/QJ):- Wiil u dhashay dalka Siiriya ayaa waxaa la siiyay diidmadii labaad ee Qaxootinimada (negativ) kaas oo dabadeed isku dhigay Tariin iyo gaadiid , wuxuuna qal qal iyo cabsi badan galiyay gadiidka Dadweynaha iyo wadayaasha Tareemada.   Arintaan ayaa ka dhacday magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria waxaana si deg deg ah […]

Posted in Sports | Read More »

Paris:Faransiiska oo Albaabada Isugu Dhufanaya Xerada Muhaajiriinta Calais & Rabshado Halkaas ka Aloosan SAWIRO

Paris 26.October 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Faransiiska ayaa maalintii Sadexaad ku howlan inay tahriibayaasha ka saaraan xero ku taalla dekadda Calais. Xerada Calais ayaa degaan u ah muhaajiriin sharci daro ah oo doonaya inay u gudbaan dhanka dalka Britain.   In ka badan 1,200 oo askari oo ka tirsan booliska dalka Faransiiska iyo saraakiil kale ayaa […]

Posted in Sports | Read More »

Wasiirka Soogalootiga ee Norway Oo Ugu Baaqday Muslimiinta Norway In Ay Cunaan Qaansiirka, Khamrigana Cabbaan

Oslo 24.October 2016 (SDN/QJ):-  Qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga wasiiradda soogalootiga iyo isdhexgalka bulshada ee dalka Norway Sylvi Listhaug ayaa waxaa uu dhaliyay hadalhayn caalamka ah kaddib markii ay ugu baaqday dadka soo galootiga ah, gaar ahaan muslimiinta in ay cunaan qaansiirka, khamrigana cabaan.   Wasiiraddan oo ah tan ugu afka dheer dowladda wadaagga […]

Posted in Sports | Read More »

Askarta Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Oo Wasaaradda Ka Hor Joogsaday Agaasimaha Guud Ee Wasaaraddaasi Oo Khilaaf Culusi Kala Irdheeyey Wasiirkiisa Waxbarashada

Hargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Askarta Ilaalada Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Shalay Agaasimaha Guud ee wasaaraddaasi Md. Abiib Axmed Cali ka hor joogsatay in uu xafiiska wasaaradda soo galo kadib markii uu sidaa amar ku bixiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habane. Goob-jooge Wargeyska FOORE arrinkan wax ka waydiiyey ayaa noo xaqiijiyey […]

Posted in Sports | Read More »

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Faahfaahin ka Bixiyey Ujeedada Socdaal uu ugu Maqnaa Waddamada Yurub DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Mudooyinkii u danbeeyay Socdaal ku joogay qaar ka mid ah Waddamada Yurub oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey Ujeedada Booqashadiisa.

Posted in Sports | Read More »

Cod-bixintii Ingiriisku Kaga Baxay Midowga Yurub Oo Khasaare Laxaadle Gaadhsiisay Bilyanneerrada Caalamka

London, 28 June, 2016-(SDN/QJ) :– Codbixintii Britain ay Midawga Yurub Kaga Madax Banaanaatay oo Sababay in 400 Qof oo Ka Mid ah Tujaarta Dunidu Khasaaraan Lacag Gaadhaysa $127 Bilyan. Cod bixintii Ingiriisku kaga baxay is bahaysiga midawga yurub ayaa waxa uu sababay khasaare ay dhaqaale badan khasaareen tujaarta adduunku. Cod bixintani waxa ay sababtay in […]

Posted in Sports | Read More »

(DAAWO) 50-kii Goolhaye ee Ugu Fiicnaa Iyo Goolashii Aay Badbaadiyeen. (Jaahuur)

Ottawa-May-08- (SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu Maanta ku cabireynaa goolhayaashii ugu wanaagsanaa iyo goolashii aay badbaadiyeen. Haddaba aaynu jaleecno 50-kii goolhaye ee ugu cajiibsanaa.  

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Ciyaartii Aay Man United Final-ka Ugu Soo Baxdey(Fa Cup) Jaahuur.

London-Apr-24-2016-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska (premier league) oo gabagabo heehaabanaya iyo Man United oo u soo baxdey Final-ka waxayna isku faataxaysan doonaan Crystal Palace. Haddaba horyaalkan ayaa Leicester sii adkeysatey markii 4-0 uga badisey Swansea. Ciyaarta final-ka ah ee dhexmaridoonta Man United iyo Crystal Palace waxay ka dhici doontaa (Wembley) Bisha […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Ciyaartow Dhameystiran Kulankii Sergio Aguero Iyo Chelsea premier League (Jaahuur)

London-Apr-17-2016-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska,waxaana foodda isla galey labada naadi ee aan rajada ka lahayn inay hantiyaan koobkan waa Man City iyo Chelsea. Man City waxay u soo baxdey (semi Final-ka) koobka Yurub waxayna isku naf bixidoonaan Real Madrid haddaba daawo sidey u karbaashtey Chelsea. W/Q Jaahuur […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Leicester oo Urisey Horyaalka (Premier League) Markii Aay Ku Dur-durisey Sunderland.(Jaahuur)

London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65 […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »