Noloshii Jaamac Maxamed Qalib – 1932 ilaa 2022.
27 April, 2022 – qalinka: M. Haaruun. Janaraal Jaamac, oo ay dhaleen Maxamed Qaalib iyo Xaadsan Yuusuf, waxa uu ku geeriyooday sagaashanada cimrigiisa. 1931 ilaa 33 intii u dhexaysay ayuu ku dhashay miyiga Ceerigaabo, meel la gu magacaabo Buur-carmo, xalay 26 April, oo ku began 25 ka Ramadaan baanu Jabuuti ku geeriyooday. Laba usbuuc ka…
