Siyaasi Cabdi Haybe Oo Xil Looga Magacaabay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI
Hargeysa,30,7,2016 (QJ/SDN) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa xil cusub u magacaabay siyaasi Cabdi Haybe Muxumed oo ka mid ah saraakiisha xisbigaasi. Warsaxaafadeed shalay ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa lagu shaaciyey xilka cusub ee siyaasi Cabdi Haybe Muxumed, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan Ujeeddo: Magacaabis Xil Markaan darsay: Qodobka 28aad ee…
