Webmaster

Ururka Mus-Dambeed Ee Abwaanadii Hore Ay Ku Midoobeen Iyo Caweyska Dhallinyarada Somaliland

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):-Kulan ay soo abaabuleen bahda Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa ayaa xalay ka dhacay Guriga Shaqaalaha ee magaalada Hargeysa:  Caweyskan ayaa waxa marti ku ahaa Abwaaniinta muga iyo miisaanka ku leh bulshada Somaliland ee kala ah Xasan X. Cabdillaahi (Xasan-Ganey), Muuse Cali Farruur, Maxamed Aadan Dacar, Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays),…

Read More

”Waxaan Filayaa in Magacaabistaydu ay La Xidhiidho Sidii aan u Dardargelin lahaa Kaambaynka uu Ku Jiro Murashax Muuse Biixi iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Saylici” Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tiknoolajiyada DAAWO

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha Iyo Tiknoolajiyada Mudane Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa uga Mahad celiyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo Magacaabista Xilka Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha.

Read More

‘’Duruufaha Ayaa Isku Keenay Cirro Iyo Muuse Ee Laba Murrashax Oo Tartami Kari Maaha…’’Wasiirka Warshaddaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku sifeeyay Siyaasiyiin Saaqidiin ah Xubno ka soo digo rogtay Xisbiga Kulmiye oo Todobaadkii hore ku biiray Xisbiga Waddani. Wasiirka Wasaarada Wershaduhu Waxaa kale oo uu Sheegay in Murashixiinta Kulmiye iyo Waddani ( Muuse Biixi iyo C.raxmaan Cirro) aanay isu qalmin inay tartamaan balse…

Read More

Xubin Ka Tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland oo Wasiirka Madaxtooyadda ku eedeeyay Dagaal beeleedka ka dhacay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalmihii la soo dhaafay Shaqaaqo ka soo Cusboonaatay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Gaar ahaan Deegaanka Dararweyne oo hoos taga Degmadda Ceel afweyn,Waxayna sababtay Dhimashada 7 Ruux iyo Dhaawac Tiro badan. Mid ka Mid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay in Wasiirka madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi…

Read More

Salaadiinta Iyo Waxgaradka Beesha Baciido oo Shaaciyey in Shirweynihii Beeshooda aanay Hakinayn Dagaal Beeleed ka dhacay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Madax dhaqamameedka Beesha Baciido ee Habar Jeclo ayaa Sheegay in Shirweyne ay Beeshoodu kaga arrinsanayso Siyaasadda iyo Horumarka Somaliland aanu wax dib u dhac ku keenayn dagaal beeleed todobaadkii tegay ku dhex maray laba ardaa oo gobolkaasi wada dega deegaanka Dararweyne ee Degmada Ceel afweyn. https://www.youtube.com/watch?v=e0Idj67KFSI

Read More

Madaxweynaha Jabuuti Muxuu ka Aaminsan Yahay In Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socotaa Ay Aqoonsi U Horseedi Karto Somaliland ?

Jabuuti 26. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka jawaabay su’aal laga waydiiyey sida Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo si wanaagsan u dhacdaa Door uga qaadan karto Madax-banaanideeda oo Beesha Caalamku aqoonsato. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Wareysi lala yeeshay kaga jawaabay Su’aalo badan oo la xidhiidha Gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland iyo…

Read More

Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiga Ucid oo Loo Xidhay Mudaharaad ka Dhan ah Murashax Muuse Biixi oo Magaaladda Gebilay ka dhacay & Xukuumadda oo ka hadashay

Gebilay 26. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Gebilay lagu Xidhay laba Sarkaal oo ka tirsan Xisbiga Ucid iyo Hal Weriye iyadoo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen Mudaharaad ka dhacay Degmadda Gebilay oo lagaga soo hor jeedo Murashax Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=0-3tTTzqKPo

Read More

Guddiga Daba-galka Hantida Qaranka Oo Wada Qorshe Ay Ku Diwaangelinayaan Hantida Ay Haystaan Musharraxiinta Xisbiyadu, Ka Hor Doorashada & Qorshe Doorashada Lagaga Reebayo Murrashaxa Haysta Dhalasho

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):- Guddiga ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay Doonayaan in la diwaangeliyo Hantida ay haystaan Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeennada ee Xisbiyada ugu tartamaya Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay Dalka ka dhacdo daba-yaaqada Sannadkan. Sidaana waxaa shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Guddiga ilaalinta iyo Daba-galka…

Read More

Maamul Goboleedyo Si Wadajir Ah Uga Soo Horjeestay Talaabo Ay Qaaday Dowlada Somalia (Akhriso)

Juba Land 26. July 2017 (SDN/QJ):-Sadexdda dowlad goboleed ee kala ah Jubballand, Puntland iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si wadajir ah waxay u cadeeyeen inuu fashil ku dhamaaday Shir Kismaayo uga socday Madaxda Wasaaradda Boostada isgaarsiinta Soomaaliya iyo Wasaaradaha dhigeeda ah ee maamul goboleedyadan. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen ayey ku sheegeen in…

Read More

Ciidanka Qaranka oo Ka Hadlay Warar sheegaya inay ku Ruqaansadeen Magaaladda Buuhoodle

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Taliska Ciidanka Qaranka Somaliland,ayaa beeniyay war laga qoray oo lagu faafiyay qaar ka mid ah Maregaha Internet-ka, kaasi oo lagu sheegay in ciidanka qaranku ay u dhaqaaqeen gelitaanka gudaha magaalada Buuhoodle, waxaanay warbaahinta uga digeen Taliska Ciidanka Qaranku in ay ciidanka qaranka ka faafiyaan warar been abuur ah iyo in…

Read More

Dawladda Ingiriiska Oo Ka Digay Dib U Dhac Mar Kale Ku Yimaadda Doorashada Somaliland & Waxay Ka Filayaan Sadexda Murashax Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Dawladda Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Somaliland oo booqasho ku jooga Magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay Somaliland ka dhacdo 13-ka Bisha November, 2017-ka. Safiirka oo ka soo qayb-galay furitaanka Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo sannad walba hal mar lagu qabto caasimadda…

Read More

‘’Maalintii ay ugu Xumayd ee War la ii Diro Waan Hunqaacay amase Matagay Laba Xabo oo Laxoox ah ayaan Soo Cunay Markii aan soo Baxayay Waxaana la iga rabay inaan Soo diyaariyo Warbixin ku Saabsan Nin la Tooganayo Waxaanan Ogaaday… …’’ Waa Waraysi Dhincayo badan leh oo Lala Yeeshay Weriyaha Ruug Cadaaga ah ee Idiris Cigaal Nuur

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Idiris Cigaal Nuur Waxa uu ka Mid yahay Shakhsiyaadka ku suntan bar bilowga hannaanka war tebineed ee Bulshada soomaalida isagoo ka mid ahaa xidigihii ugu cad cadaa ee soo maray Warbaahinta ku hadasha Luuqada Soomaaliga. Idiris Cigaal Nuur wuxuu sidoo kale Maamule ka noqday qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida. Wuxuu…

Read More

Maxkamadda Sare Ee Dalka Somalia oo Qaraar ka soo Saartay Go’aan ka soo Baxay Baarlamaanka Federaalka Somalia (Akhriso)

Muqdisho 24. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda sare ee Somalia ayaa markeeda ka soo horjeesatay go’aankii ka soo baxay baarlamanka federaalka oo diiday in lagu laabto doorashada sideed kursi oo muran uu ka taagnaa kaasoo maxkamadu ay horey u ogolaatay.   Qoraal ka soo baxay Maxkamadda sare oo ku saxiixnaa gudoomiyaha maxkamadaas Ibraahimn Iidle suleymaan iyo…

Read More

Dawlada Federaalka Somalia & Laamaha Amaanka oo Soo Saaray Go’aano adag oo Ku Wajahan Cidii Taakulo Siisa Ururka Alshabaab iyo Waxa ay Mutaysanayaan DAAWO

Muqdisho 24. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo taliyeyaasha nabad sugidda iyo Booliiska oo Kulan Saxaafadeed Ku qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey go’aano ay soo saareen Golaha wasiirada Soomaaliya kuwaasoo ku saabsan inaan wax taageero ah la siin Karin Alshabaab. Wasiirka Amniga ayaa xusay in ay dambi tahay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii Hore ee Xidhiidhka Golayaasha Bedelkiisiina Magacaabay

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-4923/072017 uu xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Wasiirkii Hore Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Technology-yada, kuna magacaabay wasiir cusub.   Xilka Qaadista Madaxweynuhu ku sameeyey wasiirku waxay u dhignayd sidan:   Ku:      Mudane, Cali…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Marwo Edna Aadan Ismaaciil u Magacaabay ergayga Gaarka ah ee Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia 

Hargaysa 24. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4921/072017 uu maanta ku magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Wada-hadallada Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Soomaaliya. MADAXWEYNUHU:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Ku Qancay:            Mudnaanta uu Qaranka u leeyahay…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Hanti Boob Xoogan iyo Musuqmaasuq Ragaadiyey Qaranka Kana Hadlay Dabaysha is bedel doon Jihada ay u Dhacayso DAAWO

Hargaysa 23. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa si weyn u weeraray Xukuumadda Axmed Siilaanyo, waxaana uu sheegay in uu ragaadiyey musuqmaasuq xooggan oo xadhkaha goostay isagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in la iibiyo Xafiiskii Gudoomiyaha Gobolka Awdal. Xildhibbaan Abuubakar Cabdiraxmaan Aw-good Waxaa…

Read More

“Maanta Waxaanu Rabnaa Tartan Qoomiyad Ku Dhisan Oo Aan Qabyaalad Ku Dhisneyn Oo Is Dhex-Galkii Umada Soo Celiya Iyo Magoolkii Aan Idhuhu Ka Daaleyn Ayaanu U Soo Bandhigeynaa” DAAWO

Hargaysa 23. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa xisbiyada u soo jeediyay inay la yimaadan tartan aan qabiil ku dhisneyn . Xildhibaan Maxamed Faarax isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Hadii maanta dhakhtarkii dadka daweynayay yidhaaho reer hebel qalimaayo shahaadada in laga qaado ayay noqoneysaa…

Read More

Labada Mas’uul ee Ugu Sareeya Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Socdaal ku Tegay Magaaladda Laascaanood DAAWO

Laascaanood 23. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha gudida Doorashooyinka qaranka JSL Mude. Cabdiqaadir iimaan warsame iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaadhay gobolka Sool.   Guddoomiyaha iyo waftigiisa oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay safarkooda oo ku saabsan diyaargarowga qaybinta kaadhka codbixinta oo dhawaan ka bilaabmi doonta Gobolkaasi.     Guddoomiye Cabdi qaadir iimaan waxa uu…

Read More