Webmaster

    Rag Hore u Qirtay Inay Dileen Xildhibaanno Marxuumad Saado Cali Kamid ahayd Oo Goor Dhaweyd Toogasho Lagu Fuliyey

    Muqdisho:May,13,2015(SDN/QJ)-Laba nin oo hore uqirtay inay Kooxda Al-shabaab katirsanaayeen, isla-markaana gacantooda ku dileen Xildhibaanno ay kamid ahayd Marxuumad Saado Cali Warsame, ayaa goor dhaweyd lagu fuliyey dil toogasho ah oo lagu xukumay. Labadaan nin ee maxkamada xukunka dilka ah ku fulisay ayaa kala ah Shuceyb  Ibraahin Mahdi iyo Faarax Cali Cabdi, kuwaasi oo sheegay inay…

    Read More

      Akhri Magacyada 3-Dhallinyaro Soomaaliyeed ah Oo Maxkamad Maraykanka Ku Taallaa Ku Ridday Xukunno Wakhti Dheer ah

      New York:May,13,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Waddanka maraykanka, ayaa xukunno dheer ku ridday Saddex dhallinyaro soomaaliyeed oo muddo ku jiray Gacanta ciidamada booliska. Dhallinyaradan oo laba kamid ahi haystaan Dhalashada waddanka Sweden, ayaa la sheegayaa inay qirteen dambiyada loo haysto,kuwaas oo ay kamid ahaayeen inay taageerayaal u ahaayeen kooxda Al-shabaab oo Reer Galbeedku dagaal kula jiraan. Xeer…

      Read More

        Magacyada Xubno Xukuumadda iyo Guurtida Katirsan Oo Beeshu Caalamku Ku Hawllan tahay Sidii ay Cuno-qabatayn U Saari Lahayd

        Hargeysa, May,13, 2015(SDN/QJ)-Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageerta Arrimaha Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa ku Hawllan qorshe cuno-qabatayn lagu saarayo xubno Xukuumadda iyo Golaha Guurtida katirsan oo lagu calaamadiyey inay wadaan nidaamyo lagu fashilanayo samaynta Muddo-kordhin loo midaysan yahay. Sida wararku sheegayaan xubnaha la calaamadiyey ee Beesha caalamku isla garteen inay Muddo-kordhinta khilaafka abuurtay wadaan, ayaa…

        Read More

          After protests, changes set for Minneapolis apartment towers

          Managers and residents of one of Minneapolis’ most recognizable affordable housing developments have struck a tentative deal to improve problems ranging from lengthy elevator shutdowns to concerns over discrimination. Residents of Riverside Plaza, one of the largest housing complexes in Minnesota with more than 4,000 residents, most of them Somali-Americans, have been increasingly vocal about…

          Read More

            Xurguf Ka Dhalatay Ethiopia Oo Faro-gelisay Diyaarad Uu La Socday Madaxweyne Uhuru Kenyata Oo Hawada Somalia Soo Gashay

            Nairobi:May,13,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta Caalamka, ayaa si weyn uga Hadlaysa Xurguf siyaasadeed oo soo kala dhexgashay Dawladaha Kenya iyo Ethiopia, taas oo salka ku haysa kadib markii ay Ethiopia dalbatay in dhinaceeda loo leexiyo diyaarad uu saarnaa Madaxweynaha Kenya oo Hawada Somalia soo gashay. Wargeyska The Standard Media ayaa qoray in la ogaaday inay Hay’adda Duulista hawada ee…

            Read More

              Akhri Magacyada XubnoMaamulka Puntland Ku Sheegay Saraakiil Al-shabaab Katirsan Iyo Qaarkood Oo Somaliland Kasoo Jeeda

              Garowe:May,13,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa soo bandhigay Magacyada iyo Sawirrada Saddex Nin oo ay ku sheegeen Saraakiil katirsan Ururka Al-shabaab, kuwaas oo ay in muddo ah Cabsiyada ku hayeen. Xubnahan, ayey ku sheegeen inay si qarsoodi ah iyagoo dhuumasho ugu jira ay gacanta kusoo dhigeen, waxana ay intaas raaciyeen in Baadhitaanno badan oo lagu sameeyey lagu ogaaday…

              Read More

                Mudo kordhintan Xukuumada Siilaanyo waa Qiyaamo Qaran oo Qiil loo sameystay taas oo lagu buruburinaayo Hanaankii geedi socodka Somaliland

                Mudo kordhinta xukuumada loo kordhiyey waa Fadeexad iyo Fashilaad qaran, taas oo ku saleysan khariidada dhoobo-qaadka boobka hantida maguuraanka ee ummaddan baahan ee tawsta iyo tabaalaha la tiiraanyeysan.waxay aheyd in ay Golaha Guurtidu ansixiyaan waqtigii xisbiyada qaranka, komishanka qaranka, madaxweynaha iyo daneeyayaasha Somaliland ee caalamku ay isku wada raaceen oo ahaa 26/6/16. Waxay aheyd in…

                Read More

                  Mid Keebaa Dhiiran Doona?

                  Go’aamada siyaasiga ah qaadashadoodu waa kuwo dhib badan oo u baahan ku dhac iyo dhiiraanaansho leh dhabar adayg , isla markaana waa kuwo u baahan in laga baaraan dago qaabka iyo qiilka loo qaadanayo go’aanka  iyadoo maskaxda lagu hayo in tusmada aad qaadataa bulshada badhna ka qoslinayso bandhana ku qaracmayaan. Balse mar walba xisaabtaadu waa…

                  Read More

                    ISNIINTII MADOOBAYD

                    Anigoo ku hadlaya magaca Masuuliyiinta, Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani Yurub waxaan cambaarayn dusha uga ridaynaa Xukuumada Kulmiye iyo Golaha guurtida ee isu bahaystay burburinta Qaranimadii curdinka ahayd ee S/land. Falalkan ay xukuumada iyo Caadaqaatayaashu isku bahaysteen waxuu meel-kadhac ku yahay dhamaanba hiigsigii iyo himiladii guud ahaaba Jiritaanka S/land. Maalinta Bishuna tahay 11 May ee…

                    Read More

                      Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo Mooshin ka dhan ah Loo Gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Akhri

                      Garowe 13.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa loo gudbiyey Warqad ay ku Saxiixan yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo lagu dalbanayo kal fadhi deg deg ah oo Baarlamaanku yeeshaan. Kalfadhigan ayaa ah mid ay ku dalbanayaan in ay keenaan Mooshin ka dhan ah Xukuumada Cabdiweli Gaas oo lagu eedeeyey inay ku fashilantay balan…

                      Read More

                        “Mudo Kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Siilaanyo Waa Mid Sharci daro ah oo Xaaran ah” Madasha Wada Tashiga

                        Hargaysa 13.May 2015 (SDN/QJ)-Madasha wadatashiga toosinta Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa , ayaa dhaliilay muddo kordhintii shalay ay Golaha Guurtidu u samaysa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada, waxaanay sheegeen in Golaha Guurtidu ay sharci darro ku fadhiyaan.   Xasan Ciise Jaamac  oo shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay in Xukuumaddu…

                        Read More

                          Mujaahid Xasan Ciise oo ka Hadlay Aragtidiisa ku aadan Mudo Kordhinta Xukuumada iyo Talaabooyin ay qaadanayaan DAAWO

                          Hargaysa 13.May 2015 (SDN/QJ)- Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa Markii 1aad Waxa uu ka Hadlay Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo uu qallinka ugu duugeen Golaha Guurtida Somaliland. Muj Xasan Ciise Jaamac Waxa uu sheegay in Marxalad adag uu dalku galay Isla markaana ay baahi badan loo qabo sidii dalka wada tashi qaran looga samayn lahaa ….

                          Read More

                            Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dalka Yemen Ku Xanniban Oo Muddada Xabad-joojintu Socoto Lasoo Daabuli Doono

                            Muqdisho:May,12,2015(SDN/QJ)-Qaxootiga Soomaaliyeed ee wali ku xanniban Dalka Yemen oo dhibaato badani ka jirto, ayaa Maalinta Berri ah la bilaabi doonaa in lasoo daabulo, sida uu sheegay Qunsulka somalia Dalkaasi Yemen u fadhiya Cismaan Axmed Maxamed. Qunsulku, ayaa si rasmi ah u sheegay in Maalinta Berri ah oo maalinta koowaad ee Xabad-joojinta Shanta Cisho ahi Bilaabanayso…

                            Read More

                              “Axmed Siilaanyo Waxaan uga Digayaa inuu Yidhaa Cali Guray,Faysal Cali Waraabe iyo Xasan Ciise Hargaysa Shir kuma qaban karaan hadii Kale Muuse Biixi Ha noo soo diro hana Xidh Xidhee” Cali Guray DAAWO

                              Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Maanta Kulan gaar ah la qaatay Madasha Wada tashiga iyo Toosinta qaranka Waxaanu balan ku qaaday inay Bishan May dhexdeeda Magaalada Hargaysa ku qaban doonaan Shir Wada tashi oo ay ku soo dhisayaan Dawlad gaadhsiisa dalka Doorasho….

                              Read More

                                Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Mar kale diiday dalab Mudaharaad uu Codsaday Xisbiga Waddani

                                Hargaysa 12.May 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Waddani oo mar kale dalbaday mudaharaad salmi ah iyo wasaaradda arimaha gudaha Somaliland oo laashay dalabkaasi ka yimid xisbiga Waddani. Qoraal uu ku saxeexan yahay guddoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI isla markaanna ka soo baxay xafiiska Waddani ayaa lagu sheegay in wasaaradda arimaha gudaha Somaliland laga codsanayo inuu mudaharaad salmi ah…

                                Read More

                                  “Fidmada Taleex halkay ka bilaabmatay waala ogaa, Puntland baa lagaga soo duuley dadka la xidhayna waa Cuqaashoodii….”

                                  Hargeysa 12.May 2015 (SDDN/QJ) – Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax ayaa u jawaabay siyaasiyiin Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Odayaal Lagu Xidh-Xidhay Degmada Taleex reer Somaliland ah oo Muqdisho kaga hadlay odayaal ciidamada Qaranku ku xidheen degmada Taleex. Baashe oo daba socday eedaymo siyaasiyiin uu ka…

                                  Read More

                                    (Furaha taleefannada Soomaaliya ee 252 waa hanti-qaran) Prof Jawaari

                                    Muqdisho 12,May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlammaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in lambarka lagu soo celiyo gacanta dowladda, maaddaama uu yahay hanti-qaran. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, Jawaari ayaa xukuumadda ku boorriyay inay shirkadaha isgaarsiinta kala xaajooto soo-wareejinta lambarka iyo bixinta canshuurta qaranka. Dhinaca kale, guddoomiye Jawaari ayaa shirkadaha…

                                    Read More