admin

Duqa Laascaano: Ciidamada Somaliland waxey burburiyeen xafiisyadii dawlada

Laascaanood Mar 02, 2023 (QJ) – Maayarka degmada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdiraxmaan Cali Ismaaciil ayaa maanta warbixin rasmi ah ka soo saaray khasaaraha ka dhashay colaadda Laascaanood. Duqa magaalada oo shir jaraa’id qabtay isaga oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood ayaa xaqiijiyey in 210 qof ay ku dhinteen dagaalka 680 kalena ay…

Read More

Beesha Caalamka oo ka walaacsan colaada Laascaanood

Washington March 01, 2023 (QJ) – Wakiilo ka kala socday dalalka Qatar, Somalia, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Maraykanka ayaa dhawaan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku yeeshay wada-hadallo looga hadlay arrimaha amniga, maamulka, horumarinta iyo dadaallada la dagaalanka argagixisada ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka, dalalka ka…

Read More

Mareykanka oo lacag duldhigay xariga Cali Dheere, hubna siiyay Dawlada

Muqdisho Feb 28, 2023 (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in lacag dhan 5 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixineyso soo qabashada afhayeenka Al-Shabaab, Cali Maxamed Raage (Cali Dheere), taasoo ah tallaabadii u dambeysay ee Barnaamijkeeda Abaalmarinta La-dagaalanka Argagixisada. Barnaamijka Abaalmarinta La-dagaalanka Argagaxisada oo ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa lagu…

Read More

Duqeynta Laascaano waxa amray Muuse Biixi

Laascaanood Feb 26, 2023 (QJ) -Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/Risaaq Khaliif Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay colaada ka taagan magaalada Laascaanood oo uu dhiig badan ku daatay saddexdii toddobaad ee u dambeeyay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in magaalada Laascaanood uu ka jiro khasaare naf iyo maalba leh oo ka dhashay colaadaasi, wuxuuna sheegay…

Read More

RW Xamse oo la kulmay isuduweyaal

Muqdisho Feb 26, 2023 (QJ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir-gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen isku-duwayaasha mashaariicda horumarineed ee dalka ka socda, kaasi oo ujeedkiisu ahaa dar-dar gelinta qorshayaasha iyo barnaamijyada Dowladda ee sanadka 2023-ka, waxaana kulanka looga hadlay horumarka dalka. Mashaariicda dowladda ee qaybaha kala duwan ee bulshada…

Read More

Aqoonyahanka reer Somaliland oo Xukkumada Biixi ku dhaliilay colaada Laascaano

Hargeisa Feb 25, 2023 (QJ) – Shan iyo konton qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliland oo isugu jira abwaano, qoraayaal, hawl-wadeennada bulshada iyo aqoonyahanno ay ka mid yihiin macalimiin jaamacadeed, dhakhaatiir, Qareeno iyo Injineero ayaa si wada jir ah u soo saaray war-murtiyeed ku saabsan xaaladda Laascaanood. Waxa ay ku booriyeen…

Read More

Xisbul xaakimka Jabuuti oo ku shubtay doorashadii Baarlamaanka

Djibouti Feb 25, 2023 (QJ) – Natiijada hordhaca ah ee doorashadii baarlamaanka ee shalay ka dhacday dalka Jabuuti ayaa muujisay in xisbiga talada haya ee madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ee xisbiga Midowga Aqlabiyadda Madaxweynaha (UMP) uu guul weyn gaadhay. Doorashada ayaa lagu qabtay duruufo muran badan dhaliyay, iyadoo labo xisbi oo kaliya ay ku tartamayeen 35-ka…

Read More

Reer Galbeedka oo ururinaya xogta Maaliyada iyo Mulkiileyaasha xukuumada Muuse Biixi

Hargeysa Feb 25, 2023 (QJ) – Dawladaha reer Galbeedka ayaa bilaabay ururinta xogta maxkamadeynta mulkiileyaasha xukuumada Muuse Biixi ka dib kolkii uu ka dhego adeygay soo jeedimihii joojinta dagaalka Laascaano. Reer Galbeedka ayaa helay xogo uu moodayay Muuse iyo adeegayaashiisu in ay u xafidan yihiin, waxaana la doonayaa in loo adeegsado maxkamadeynta isaga iyo inta…

Read More

Mareykanka: Waa lala xisaabtamayaa cida amartay dilka Shacabka Laascaanood

Washington Feb 25, 2023 (QJ) – War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo lagu baahiyey barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyey dagaallada magaalada Laascaanood oo socda muddo saddex todobaad ah, isla markaana ay ku lug lahaayeen ciidamada Somaliland iyo xoogagga ka…

Read More

Mareykanka oo ku adkeystay joojinta dagaalka Laascaano

Hargeysa Feb 24, 2023 (QJ) Wafdi ka socda safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo uu hoggaaminayo Siihayaha Safaaradda Tim Trenkle ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa. Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Tim Trenkle, ayaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa colaadaasi iyo gurmad loo fidin lahaa dadka ku dhibaateysan magaalada Laascaanood. Dawladda…

Read More

Gollaha Amaanka oo dhegeystay warbixin ku saabsan Laascaanood

NY Feb 23, 2023 (QJ) – Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Kiki Gbeho ayaa Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uga wartay xaalada Magaalada Laascaanood Hadalkeedan waxa ka mid ahaa “Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa weli ka socda dagaalladii ka bilowday 6-dii bishan February, waxaana ay sababeen baahiyo bini’aadantinimo oo kordhay. Qiimayn ay…

Read More