Madaxda Soomaaliya oo ka tacsiyadeeyay Geerida marxuum Buubaa
Mogadishu April 07, 2023 (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ahna Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibbadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa…
