admin

Shirkii Wadatashiga Qaran oo war laga soo saaray

Baydhabo March 18, 2023(QJ) – Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee labada maalmood uga socday magaalada Beydhaba oo ay ka soo qeyb galeen madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Sida lagu sheegay war saxaafadeed shirka debadii la soo saarayna madaxda ayaa isku afgartay federaaleynta maaliyadda dalka,…

Read More

Puntaland oo ka hortimi nidaamka deyncafinta

Garoowe March 15, 2023(QJ) -Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan taageeri doonin qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dooneyso in deymo cusub ay kaga qaadato hay’adaha iyo dalalka caalamka. Puntland waxay ku doodaysaa in deyntani ay culays ku noqon doonto jiilalka soo socda, taas beddelkeedana dawladda federaalku ay xoogga saarto sidii ay u soo jiidan lahayd…

Read More

Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya oo loo digay

Muqdisho March 12, 2023 (QJ) – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay shirkadaha teknolojiyadda ee dalka in ay u hoggaansamaan shuruucda si loo horumariyo loona xaqiijiyo tartanka suuqa Isgaarsiinta. Wasaaradda ayaa go’aankan ku shaacisay shir ka dhacay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, kaasoo looga hadlay ka hortagga faragelinta shirkadaha teknolojiyadda. Wasaaraddu waxay carabka ku…

Read More

DDS oowaxba kama jiraan ku tilmaantay in ciidamo ka joogaan Laaska

Hargeysa March 09, 2023 (QJ) – -Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay jiraan ciidamo ka tirsan dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ka mid ah ciidamadii dagaalka kula jira ciidamada Somaliland ee Laascaanood. Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo lagaga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda Laascaanood, ayaa la isla gartay in ciidanku ku sugan…

Read More

Somaliland oo la weeraray iyo Puntland oo sheegtay in ay geleyso dagaalka

Laascaanood March 06, 2023 (SD) – Somaliland ayaa xaqiijisay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC ee deegaanka. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa lagu yidhi “Koox hubaysan oo ay ku jiraan ciidamada Puntland ayaa maanta weerar ku qaaday ciidamo ka…

Read More

Voter registaration underway in Garoowe

Garoowe Mar 02, 2023 (QJ) – Today, the city of Garowe, the capital of the Puntland State of Somalia, which is the only district in Nugal region that has not yet conducted voter registration, officially launched the voter registration process. The launch of the voter registration in Garowe was attended by various government officials including members…

Read More