”Wax Guul ah Lagama Gaadhin Wareejintii Dekeda,Bixintii Saldhiga Mileteri ee Imaaaraadka Waxaana Muuqata in Xukuumadu Kaambaynka Muuse Raacday Muusow iska reeb ilaa …” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 17. August 2017 (SDN/QJ):-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa in aan wax guul ah laga gaadhin ku tilmaamay wareejintii dekeda,bixintii saldhiga milatari iyo xulafadii Khaliijka ee ay Somaliland taageertay. Waxa uu Eng.Faysal Cali Waraabe sheegay in dawladani aanay wax hawl ah oo ay dalka u dhamays tirtay aanu jirin, sida…

Read More

Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland oo Shacabka Somaliland looga Digay inay u Socdaalaan Dalka Somalia DAAWO

Hargaysa 17. August 2017 (SDN/QJ):-Shirkii Golaha Wasiiradda ee Maanta oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Looga Digay in Shacabka Somaliland inay u Socdaalaan Dalka Somalia waxaa kale oo lagaga hadlay Qaadashada Kaadhadhka Codbixiyeyaasha ee ka socda Gobolada Sool iyo Sanaag.

Read More

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Shaaciyay Guddoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 17. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii ugu horraysay ka dhawaajiyay in ka gole ahaan Gudoomiyaha sharciga ah u Aqoonsanyihiin Baashe Maxamed Faarax oo loo cumaadayday Gudoomiyaha Golahaasi, kadib markii uu meesha Banneeyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Aadan. https://www.youtube.com/watch?v=4cRJbWaCKzw

Read More

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharicga La Dagaalanka Argagaxisada, laguna go’aamiyey in Dhabaha Diyaaradaha ku soo degaan 150 mitir aan la degi karin iyo arrimo kale

Muqdisho 17. August 2017 (SDN/QJ):-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Sharciga la Dagaalanka Argagaxisada, go’aan laga gaaray dhismayaasha u dhow dhabaha diyaaradaha ku soo degaan, warbixino laga dhageystay Guddoomiyaha Gobolka…

Read More

“Waar Dalka U Tudha, Golluhuna Laba Gudoomiye Ma Laha, Hal Guddoomiye Ayuu Leeyahay, Gudoomiyihiina Waa Baashe Maxamed Faarax, Annaguna Xukuumad Ahaan Isaga Ayaanu Aqoonsanahay, Nin Labaad Oo Sheegtaana Waa Dambi, In La Qasaana Waa Dambi.” Wasiir Madaxtooyada

Dayaxa 17. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay mawfiqka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee xiisada ka taagan Golaha Wakiilada JSL.   Wasiir Xaashi waxa uu sheegay in Xukuumad ahaan ay guddoomiyaha rasmiga ah ee golahaasi u aqoonsan yihiin Mudane Baashe Maxamed Faarax, isaga oo sidoo kalena sheegay inay dambi…

Read More

Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo Gudoomiye Cirro ka Dalbatay inuu Fasiro Balanqaadkii Weynaa ee uu u Sameeyay Ciidamadda Kala Duwan ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa su’aal gelisay balanqaad uu Murrashax Cabdiraxmaan Cirro u sameeyay ciidammada dalka oo uu sheegay inuu mushaharka  u kordhin doono Boqolkiiba laba Boqol, askari kastana   u dhisi doono guri, haddii uu ku guulaysto doorashada madaxtooyada ee fooda innagu soo haysa. Afhayeenka  madaxtooyada Eng. Xuseen Aadan Cigge (Dayr),…

Read More

“Mar Waanu Naxney, Marna Waanu Faraxnay, Mar Saddexaadna Waanu..” Ururka Musdanbeedka Abwaaninta Somaliland DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ururka musdanbeedka abwaaniinta Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta muranka badan dhalisay ee gudoomiyenimada kursiga golaha wakiilada Somalilland waxaanay  ugu baaqeen Xildhibaanada labada dhinac inay u tudhaan dalkooda iyo dadkooda. Ururkan musdanbeedka abwaaninta Somaliland waxaa ay sidan ka sheegeen shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta dhaqanka ee…

Read More

Xildhibaano Ka Tirsan Garabka Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muransan Yahay ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax oo Shuruudo ku Xidhay Wada hadalka ay la bilaabayaan Garabka Xildhibaan Talyanle & Sheegashada Mudanaha 39 aad ee la isku haysto DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha wakiiladda ee Taageersan Gudoomiyaha lagu muransan yahay Sharciyada doorashadiisa Baashe Maxamed Faarax oo Warbaahinta Markii Kowaad la hadlay ayaa shuruudo ku xidhay wada hadalkii lagu dhamaynayay xiisada ka oogan golaha wakiiladda. Mudanayaashani waxay Sheegeen in garabka ka soo hor jeeda ay ka rabaan inay…

Read More

Ku Xigeenkii Hogaamiyaha Khaatumo ee Xilka laga Qaaday oo Iclaamiyey Dagaal lagu Qaadayo Magaaladda Laascaanood Isla Markaana Si Cad u Weeraray Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Buuhoodle 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ku xigeenkii Hogaamiyaha Khaatumo ee dhawaan xilka laga qaaday Cabdalle Maxamuud Cali  (Caga-lule)  ayaa ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland gaar ahaan hawlgalka qaadashada Kaadhka Codbixinta ee Ka socda Deegaanada Gobolada Sool iyo Sanaag. Cabdalle Maxamuud Cali  (Caga-lule)   oo haatan sheeganaya inuu isagu yahay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo ayaa sheegay…

Read More

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha oo Shaaciyey inuu Ku Biirayo Isbedel Doonka Xisbiga Waddani & Sababta uu uga Baxay Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Mr Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay inuu Wixii haatan ka danbeeya uu Cuddudiisa siyaasadeed isugu gaynayo kuna biirayo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Waxa uu siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal sheegay inuu gebi ahaanba ka baxay xisbiga kulmiye isagoo xusay…

Read More

Dhawr Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo Shaaciyey inay Ka Baxeen Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid Kuna Biireen Xisbiga Waddani DAAWO

Ceerigaabo 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ilaa Todoba mudane oo ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Ceerigaabo ayaa sheegay inay ka baxeen xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.   Todobadan mudane ayaa ah mudanayaal ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye, fadhigooduna ahaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.   Xidlhibaanadan ayaa sheegay in ay, gabi ahaanba iska…

Read More

Mid ka Mid ah Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Ka soo Jeeda Gobolka Awdal oo si adag ula Hadlay Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye ee Golaha Wakiiladda ee Sheegay inay Ku Biirayaan Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka boosha iyo isgaadhsiinta Somaliland mudane Mustafe Faarax Abraar, ayaa si adag uga hadlay xildhibaano dhawaan ka dareeray xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.   Wasiirku isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Xildhibaanada reer Awdal waxaan leeyahay waar raga qowlbaa xidha dumarna meherbaa xidha, raga qowlbaa xidha inaad…

Read More

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Ka Hadlay Shixnado Ganacsi oo Ku Xaniban Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ganacsatada Somaliland ee fadhigoodu yahay magaalada Berbera ee gobalka Saaxil ee alaabta kala soo degta, kana dhoofisa dekedda Berbera ayaa qaylo dhaan ka muujisay isbedelka hoos u dhaca ah eek u yimid dekedii Berbera tan iyo intii DP world ay la wareegtay maamulka dekeedda. Waxaa dhawrkii Maalmood ee la soo…

Read More

Wefti isugu Jira Komiishanka Doorashooyinka & Madax ka Tirsan Axsaabta oo Soo Kormeeray Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool oo Qaadashada Kaadhka Codbixiyuhu ka socoto DAAWO

Kala Baydh 16. August 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiilo ka socda Sadexda Xisbi qaran ayaa soo kormeeray deegaanka Kala baydh ee Gobolka Sool oo ay si habsami ah uga socoto hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha.

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Jiido badan oo Gobolka Sanaag ah ku soo Maray Kormeer ay ugu Kuurgalayaan Sida Dadweynuhu u qaadanayaan Kaadhka Codbixinta DAAWO

Badhan 16. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxda Komiishanka Doorashooyinka iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa ayaa Kormeer ku soo maray deegaanada bariga iyo galbeedka Gobolka Sanaag Gaar ahaan Ceel afweyn,Hadaaftimo, Badhan Iyo Jiido kale oo ay Maalintii shanaad ay ka socoto qaadashada kaadhka Codbixiyaha.

Read More

La Taliyaha Sharci ee Golaha Wakiiladda oo Qoraal Ka soo Saaray Qaraarkii Maxkamadda Sare ee Khuseeyay Khilaafka Golaha Wakiiladda

Hargaysa 16. August 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa  soo saaray qoraal uu iftiimin sharci kaga bixiyey jawaabtii Maxkamadda Sare ka soo saartay dacwaddii uu u gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle. Qoraalka iftiiminta ah ee uu soo saaray Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir shalay, waxa uu…

Read More

Ambassador Cawil C. Ducaale oo ka sheekeeyay Taariikho Cajiib ah oo dhexmaray Isaga iyo Muuse Biixi Xili ay Mucaarid iyo Muxaafid kala ahaayeen!! DAAWO

Maydh 16. August 2017 (SDN/QJ):- Ambassador Cawil Cali Ducaale Wasiirkii hore ee Maaliyadda ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin haatana ah la taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia ayaa ka sheekeeyay Qisada Taariikh hore oo dhex martay isaga iyo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Muuse Biixi.

Read More