Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddi baarta u saaray dagaalkii Baraawe
Muqdisho June 18, 2023 (QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddi baaritaan u saaray dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe. Guddigan ayaa loo xilsaaray in ay soo ogaadaan waxa sababay iska hor imaadka maalmihii la soo dhaafay dhex maray ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaasi oo geystay khasaare…
UN discusses charcoal embargo violations
NY June 17, 2023 (QJ) -The United Nations Security Council’s Monitoring Group on Somalia’s arms embargo and charcoal trade stated that the Somali government has intensified efforts to combat charcoal smuggling in the country, aiming to enforce the resolutions of the Security Council on the prohibition of charcoal exports. According to a report released by…
Dawlada Soomaaliya oo 23 kun shaqaaleysay
Muqdisho June 17, 2023 (QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay 3,000 oo macalimiin ah oo dhawaan ay dowladda Soomaaliya shaqaaleysiisay, kuwaasi oo shaqada bilaabaya bisha September ee sanadkan. Tababarka oo ka socda Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in Macalimiinta la howl…
Deni oo eryay wasiirkiisii Amniga
Garoowe June 17, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Puntland, Cabdulsamad Maxamed Gallan iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Cabdiweli Xirsi Mire. Sababaha xilka looga qaaday dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in ay tahay wax qabad la’aan ka jirta xilalkii ay hayeen. Cabdulsamad Gallan oo ahaa Wasiirkii Amniga Puntland…
Mareykanka oo duqeeyay goob Al Shabaab ku shireysau
Jamaame July 16, 2023 (SD) – Horaantii maanta, diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqaymo la beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab oo ku yaalla degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo la sheegay in ay ku shirayeen xubno la sheegay in ay ka tirsan yihiin kooxdaasi. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo…
Mareykanka oo shan million ku bixinaya xogta qabasgada masuul ka tirsan Shabaab
Nairobi June 14, 2023 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay malaayiin dollar ku abaal-marineyso ciddii keenta xog horseedda soo qabashada C/llaahi Cismaan Maxamed oo ah shaqsi lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab, kaasoo la sheegay inuu yahay Injineer ku takhasusay walxaha qarxa. War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa…
Puntland president asks if Garowe should remain the capital
Garowe June 14, 2023 (QJ) -Puntland President, Said Abdullahi Deni, reportedly met with a group of elders and intellectuals from Nugaal region, telling them that his government is committed to facilitating the electoral process for the local councils of Garowe, Godobjiran, and Dangoroyo. The President said it is necessary for the people of Nugaal to resolve…
(DAAWO)Xaglotosiye: Sland hadii ay dulimga diidi weydo ilahay ciqaabta wuu ku dawadan, Dorashada Faratoona?
Buuhoodle June 15, 2023 (QJ) – Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa nooga waramay arimo ay kaka mid yihiin, dagaalka Laascaanood, Beelaha ku wadanool SSC, Mustaqbalka Gobolada Woqooyi, Doorashada Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland iyo qaar kale oo faro badan.
State government officials denied entry to Garbaharey
Garbaharey June 14, 2023 (QJ) – A plane carrying the recently appointed governor of Gedo by the president of Jubaland was denied permission to land by the opposition in Garbaharey. The delegation had attempted to land at Garbaharey Airport multiple times but was prevented from doing so, resulting in their return to Mogadishu, where they…
SNA and Southwest state forces fight in Barawe
Barawe June 14, 2023 (QJ) -A fierce battle erupted yesterday in the city of Barawe, the capital of the Lower Shabelle in Southwestern State Administration, resulting in heavy casualties. The conflict involved clashes between the forces of the Southwestern State and the military of the Federal Government. The intense fighting, which involved the use of…
DAAWO: Goaanka C/risaaq Khaliif ee Somaliland waa Kii uu Ismaaciil Cali Abokor ka qaatay Soomaaliya oo kale
Minneapolis June 13, 2023 (QJ) – Aqoonyahan Maxamed Cabdilahi Shiine ayaa inooga waramay sida uu u arko iscasilaadii C/risaaq Khaliif, sida uu u saameeyn kareyso Somaliland. Waxa uu sidoo kale isbarbardhigayaa iscasilaada Khaliif iyo Ismaaciil Cali Abokor.
Who staffer killed in a recent Hotel attack in Mogadishu
Geneva June 12, 2023 (QJ) -The World Health Organization has confirmed the death of one of its staff in the recent attack carried out by Al-Shabaab on the Pearl Beach Hotel in Lido Beach in Mogadishu. The attack began with a car bombing, followed by a fierce gun battle as armed individuals affiliated with Al-Shabaab…
Beelhii ku dagaalamay duleedka Burco oo ku kala kacay fadhi ay isku keliyeysteen
Burco June 12, 2023 (SD) – Waxa dhawaan markii u horeystay fadhi isugu yimi labada beelood ee Maxamed Ciise iyo Xirsi Bari oo tiroba dhawr jeer ku dagaalamay duleedka Birco. Labada beelood oo ku dagaalamaya degaano teedsan Togdheer ilaa dalka Itoobiya sheegashadiisa ayaa markii u horeysay toos isku wareystay. Beesha Xirsi Bari oo degaanka iyagu…
Waddani oo ku qanciyay C/Risaaq Khaliif in uu iscasilo
Laascaanood June 11, 2023 (QJ) –Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland. Dad ka agdhow guddoomiyaha iscasilay ayaa sheegay in C/Risaaq oo doonayay kol hore in uu iscasilo in madaxda Waddani oo rafiiq…
Al Shabaab claims attack on Pearl Hotel In Mogadishu
Mogadishu June 10, 2023 (SD) – Al-Shabaab has claimed responsibility for yesterday’s devastating attack on Pearl Hotel, located at Liido Beach. The attack, which lasted for several hours, resulted in significant casualties and injuries. Government forces recently confirmed that they successfully repelled the attack on the hotel. The authorities also stated that they eliminated up…
Imaraadka oo Gollaha Amaanka uga argoostay Muuse Biixi iyo Qoyskiisa
Hargeysa June 10, 2023 (QJ) – Gollaha amaanka ee QM ee dhawaanta faray Muuse Biixi in uu ciidamadiisa kala baxo degaanada SSC ayaa waxa madax ka ah dawlada Imaraadka Carabta oo shirkadooda DP World ay gacanta ku heyso dekedda Berbera. Gollaha amaanka oo ay madax ka tahay Dawlada Imraadka carabta ayaa si aan hore loo…
Al Shabaab oo sheegatay weerarkii Hotel Pearl
Muqdisho June 10, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee xalay lagu qaaday Hotel Pearl oo ku yaala Xeebta Liido. Weerarkan oo socday saacado badan ayaa waxaa ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada dawlada ayaa xalat goor danbe shaaciyay in ay soo afjareen weerarka lagu qaaday Hotelka….
Ethiopia and Kenya send aditional forcec to Somalia
Mogadisho June 09, 2023 (QJ) -The Spokesperson of the Ministry of Defense of Somalia, Brigadier General Abdullahi Ali Anod, stated that the governments of Kenya and Ethiopia have deployed additional troops for the second phase of the fight against Al-Shabaab. The spokesperson mentioned that the Kenyan government has currently stationed its forces in Ceelwaaq, Hosingow,…
Ciidamada ATMIS oo tiradooda joogta Soomaaliya la dhimayo
Mqdisho June 09, 2023 (QJ) -Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in la dhimay tirada ciidamada ATMIS-ka ee ka howlgala dalka, iyadoo xaqiijisay in dowladda ay ka go’an tahay qaadista mas’uuliyadda amniga. Wasaaradda ayaa sheegtay in ku dhawaad 2,000 oo askari oo ka tirsan ATMIS-ka laga saari doono Soomaaliya dhamaadka bishan June….
Somaliland iyo SSC oo siyaabo kala xirfadeysan uga jawaabay qoraalkii Gollaha Amaanka
Hargeysa June 09, 2023 (QJ)– Somaliland waxay soo dhawaysay hadalka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, balse waxay sidoo kale sheegtay in ciidankeedu ilaalinayo madax-bannaanideeda dhuleed. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in golaha ammaanka uu u muuqday mid lagu marin habaabiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada Laascaanood, isla markaana…
