Dhaawaca Ciidamada Somaliland ee ku godoonsan Goojacade oo halis soo wejahday
Laascaanood March 28, 2023 (QJ)- Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ku sugan aaga Goojacade ee xarunta u ah ciidamada Somaliland ayaa la soo sheegay in ay halkaa ku godoonsan yihiin maalmihii u danbeeyay. Ciidamada ayaa la sheegay in ay iska caabiyeen duulaanka kooxaha SSC ee weerarka joogtada ah ku haya, balse aaney halkaa…
