Category: Wararkii ugu Dambeeyay
SSC Welcomes UN Security Council statement
Las Anod June 08, 2023 (QJ) – An statement from SSC-Khaatumo welcomed the United Nations Security Council’s statement on the situation in Laascaanood. “The Security Council’s statement today is an important step towards achieving peace in northern Somalia. The Council has called for the withdrawal of Somaliland forces from SSC’s territory, which is a key condition…
Madaxtooyada Somaliland oo aan xalay laga seexan iyo Muuse oo Haromous iyo Villa Somalia ku hungoobay
Hargeysa June 08, 2023 (QJ) – Xaafadtooyada Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in aan xalay laga seexan ka dib warbixintii ooda ka qaaday in sharciga lala beegsado cidwalba oo ka danbeysay denbiyadii dagaal ee ka dhacay Laascaanood, iyada oo loo jeedo Muuse Biixi. Ka dib kolkii warbixinta loo fasiray ayaa la sheegay in Muuse Biixi…
Gollaha Amaanka: Somaliland ciidamdeeda ha kala baxdo Laascaanood
NY June 07, 2023 (SD) – War maanta ay soo saareen Gollaha Amaanka ee QM ayaa maanta war ay soo saareen ku sheegay in ay xaqiijinayaan mar kale Madax banaaninada midnimada Siyaasadeed ee Soomaaliya Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay rabshadihii dhawaan ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ee Woqooyiga…
Madaxtooyada Somaliland oo xilka ka tuureysa Guddoomiye Cabdirisaq Khalif
Hargeysa June 06, 2023 (QJ) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa maanta soo saaray dacwad rasmi ah oo ay u gudbisay Maxkamadda Sare ee dalka oo ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada C/Risaaq Khaliif Axmed. Cabashadan uu gudbiyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka C/raxmaan Jaamac Hayaan, ayaa waxay ku eedeysay inuu Xildhibaan Khaliif…
Somalia: court fines 36 Iranian and Pakistanis for illegal fishing
Mogadishu June 06, 2023 (SD) – The Banadir Regional Court today sentenced 36 foreign nationals who were apprehended in Somali waters for engaging in illegal fishing activities. The Chairman of the Banadir Regional Court, Salah Ali Mahamoud, read the verdict against the foreign individuals who were convicted of fishing without permission in Somali waters for an…
Ma dhabaa in Xukuumadu Guddida Garxijis u isticmaashay qabashada Suldaan Cunaaye
Burco June 06, 2023 (QJ) – Suldaan Maxamed Muuse Cunaaye oo maalmo uun ka hor lagu Xidhay Magaladda Burco, ayaa ay iminka soo baxayaan sababha loo xidhay iyo cida ka danbeysay. Suldaanka ayaa dhawaan wareysi uu bixiyay uga hadlay colaada ka aloosan duleedka Burco iyo heshiisyo gacan ku rimis ahaa oo aan ka turjumeyn xaqaaiqa ka jira…
Somalia: Kismayo hosts a Humanitarian Partnership meeting
Kismayo June 05, 2023 (QJ) – Today, a Humanitarian Partnership meeting was convened in the city of Kismayo, the administrative capital of Jubbaland State of the Federal Government of Somalia. The meeting was jointly attended by the President of Jubbaland State, Ahmed Mohamed Islam, and the Minister of Planning for the Federal Government of Somalia, Abdirahman Beenebeene….
Somalia to receive $10.5 million for drought relieve from Qatar, UK and USA
Mogadishu June 05, 2023 (QJ) – Somalia has received a $10.5 million donation for drought relief and resilience efforts from the Qatar Development Fund, the United States Agency for International Development (USAID), and the British Embassy in Mogadishu. This tripartite partnership aims to address the humanitarian crisis in Somalia and mitigate the impact of recurrent…
Somalia: Rival clans clash in Mudug
Galkacyo June 04, 2023 (QJ) – The news coming from Mudug indicates that a fierce conflict erupted on Saturday in the outskirts of the Barwaaqo district of Mudug region, involving two rival clan militias. The intense fighting took place between militias aligned with tribes in Puntland and Galmudug administrations, both of which claim jurisdiction over…
The Prime Minister of Somalia receives the Germany’s Minister of State for Development and Economic Cooperation
Mogadishu June 04, 2023 (QJ0 -The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Hamse Abdi Barre, today received the Minister for Economic Cooperation and Development of Germany, Jochwn Flasbarth, who visited his office to discuss strengthening the relationship and cooperation between the two countries. The Prime Minister stated that the Somali Government is committed…
Go’aankii Mareykan ku baajiyay dhoolatuskii Berbera oo kala kexeysay Muuse iyo HEEGO
Hargeysa June 02, 2023 (QJ) – Safiirka xilka ka degeya ee dalka Mareykanka Larry Andre ayaa dhawaan u sheegay iddaacada BBC da sababta meesha looga saaray dhoolatus Mareykanku ku qaban lahaa dekedda Berbera. Dhoolotuskan oo Madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku joogaahi uu bulshada ugu fasiray ictiraaf dadban ayaa hadana waxa gilaaftay goaankiisii weerarka magaalada Laascaanood ee…
Madaxtooyada Somaliland oo cadeysay cida ay u xiran tahay Bushaaro Baaday
Hargeysa May 31, 2023 (QJ) Madaxdhaqameedka beesha bariga burco ee ay ka soo jeedo suxufiyada u qafaalan xukuumada Muuse Biixi ayaa dhawaan dalab sii deyn ah ula tegay madaxweynaha mudo dhaafka xilka ku jooga. Xogo ka agdhow madaxdhaqameedka ayaa noosheegay in Cosoble ka dhego adeygay sii deynta suxufiyada ku xanuunsaneysa xabsiga. Muuse “Cosoble” Biixi ayaa…
Sharif Haji uu ku guuleystay kursiga Edmonton-Decore ee Alberta
Edmonton May 30, 2023 (QJ) – Edmonton-Decore waa degaan doorasho gobol oo ku taal magaalada Edmonton ee dalka Canada oo uu shalay ku guuleystay siyaasi Somali-Canadian ah. Deegaanka waxaa doorashadii shalay dhacday ka hor waxa matalaaya Xildhibaanka Xisbiga Dimuqraadiga Cusub ee Alberta Chris Nielsen, oo markii ugu horreysay xilka qabtay 2015kii. Nielsen waxa uu helay 8,789 cod, isaga oo…
Bushaaro Baandey oo masuuliyiinta safaarada UK la wadaagtay xogta dhaqan xumo lagula kacay
Hargeysa May 24, 2023 (QJ) – Wefdi ka socda safaarada UK ee Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in ay xabsiga ku booqdeen Suxuufiyada Bushaaro Baandey oo heysata dhalashada dalkaa isla markaana xadhigeeda ismaandhaaf weyni ka taagan yahay. Ilo wareedyo ka agdhow suxuufiyada ayaa noo sheegay in ay hawlwadeenadii booqday shalay ay la wadaagtay xogo aad uga…
Somaliland crisis: delayed elections and armed conflict threaten dream of statehood
With a presidential election delayed for months and deadly clashes between security forces and clan militias, Somaliland’s reputation for stability lies in ruins. Violence erupted in the breakaway northern Somalia region a few weeks after elections were postponed late last year. President Muse Bihi Abdi, in power since November 2017, has been accused of sidelining some clans which have in turn demanded separation…
Dawlada Soomaaliya oo gargaar caafimaad gaarsiisay Laascaanood
Muqdisho May 22, 2023 (QJ)- Hay’adda ka hortagga masiibooyinka ee Soomaaliya ayaa maanta diyaarad gargaar dawo ah u dirtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay ku dagaalamayaan ciidamda Somaliland iyo kuwa SSC. Diyaaradda la soo diray ee ka soo degtay magaalada Garoowe, ayaa sida deeq dawo ah oo loogu talagalay in lagu taageero…
DAAWO: Muuse Biixi oo u quus gooyay SSC, Waddani iyo Beesha caalamka
Hargeysa May 18, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Somaliland ee Muda xileedkiisu dhamaaday Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadii May 18 ku laalay rajedii Waddani sheegayna in doorasho iyo nabad dalka ka dhaceyn, Beesha caalamkana u sheegay in aaney farogelin ogoleyn.
Ciidan beeledka Galbeedka Burco oo ku gacan seyray xabadjoojin la shaaciyay
Hargeysa May 18, 2023 (QJ) – Guddida beesha Garxajis ee uu hogaamiyo Suldaan Cadegude ayaa heshiis aan loo dhameyn la gashay beesha madaxtooyada Somaliland. Heshiiska la shaaciyay oo xabad joojin uun ah ayaa imanaya maalmo uun ka dib kolkii madaxdhaqameedka Galbeedka Burco ku gacan seyreen baaq nabadeed ka soo yeeray Muuse Biixi oo xiligaa Burco…
Muusse Biixi oo owejigabax kala noqday burco iyo sababta
Hargeysa May 17, 2023 (QJ) – Madaxweunaha mudo dhaafka xilka ku fadhuya ee Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay isga soo huleelay magaalada Burco oo uu maalin qudha u tegay deminta colaada gobolkaa ka aloosan. Laba beelood oo maalmihii ina dhaafay ku dagaalamayay duleedka Burco oo midi tahay ta madaxweynuhu ka soo jeedo ayaa la…
Qoyska Madaxtooyada oo ku adkeystay xadhiga Bushaaro Baandey
Hargeysa May 16, 2023 (QJ) – Wararka aanu ka heleyno ilo wareedyo ka agdhow Wariye Bushaaro baandey ayaa tibaaxaya in suxuufiyada laga qabtay Wajaale tiyoo ku sii jeeda magaalada Hargeysa oo inan ay dhashay uu ku xanuunsanayo. Buushaaro baando oo aaney aheyn markii u horeysay ee ay xukuumada Kulmiye xabsiga dhigto ayaa si isku dhaf…
