Mareykanka: Waa lala xisaabtamayaa cida amartay dilka Shacabka Laascaanood

Washington Feb 25, 2023 (QJ) – War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo lagu baahiyey barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyey dagaallada magaalada Laascaanood oo socda muddo saddex todobaad ah, isla markaana ay ku lug lahaayeen ciidamada Somaliland iyo xoogagga ka…

Read More

Mareykanka oo ku adkeystay joojinta dagaalka Laascaano

Hargeysa Feb 24, 2023 (QJ) Wafdi ka socda safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo uu hoggaaminayo Siihayaha Safaaradda Tim Trenkle ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa. Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Tim Trenkle, ayaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa colaadaasi iyo gurmad loo fidin lahaa dadka ku dhibaateysan magaalada Laascaanood. Dawladda…

Read More

Gollaha Amaanka oo dhegeystay warbixin ku saabsan Laascaanood

NY Feb 23, 2023 (QJ) – Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Kiki Gbeho ayaa Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uga wartay xaalada Magaalada Laascaanood Hadalkeedan waxa ka mid ahaa “Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa weli ka socda dagaalladii ka bilowday 6-dii bishan February, waxaana ay sababeen baahiyo bini’aadantinimo oo kordhay. Qiimayn ay…

Read More

Las’anod crisis: UNFPA Somalia raises alarms on the devastating impact on women and girls

The escalating conflict in Las’anod is yet another crisis facing Somalia, a country already grappling with a severe drought and ongoing security challenges. Las’anod city is currently in the midst of a deadly conflict that has resulted in over 170 people being killed and over 500 injured in Las-anod thus far. This includes seven children…

Read More

Maxaa kala qabsaday Maxamuud Xaashi iyo Muuse ka dib kulankii Madaxtooyada

Hargeysa Feb 15, 2023 (QJ) – Kulan dhawaan ku dhexmaray madaxtooyada ururada siyaasada iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa isku afdhaafay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Muuse Biixi iyo Guddoomiyaha Buul-hunguriga Kaah Maxamuud Xaashi. Kulanka dabadii ayaa waxa doodi ka dhalatay cida u hadleysa Buul-hunguriyada, Maxamuud Xaashi oo isu heysta in uu yahay ka ugu tunka…

Read More

Las Anod fighting intensifies

Las Anod Feb 15, 2023 (QJ) –  Heavy fighting is taking place in the suburbs of the city of Laascaanood, the capital of Sool region. The conflict involving the Somaliland army and local militias erupted on the 9th day of clashes. Somaliland forces and local militias have been reported to be fighting on the outskirts of…

Read More

Duqeynta Laascaanood oo weli socta

Laascaanood Feb 12, 2023 (QJ) – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal khasaare geystay, kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay xiisado colaadeed. Dagaalka ayaa socday muddo saacado ah, kadib markii maamulka Somaliland uu ka dhaga adeygay heshiis xabad joojin ah, kaasoo sababay gacan ka hadal ka dhacay magaalada. Dagaalkan…

Read More

UN to build an office in Dhusamareb

Dhusamareb Feb 11, 2023 (QJ) – Today, the President of Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye (Qoor Qoor), has signed a land lease agreement with the United Nations office represented by the UN Deputy Special Representative for Somalia, Kiki Gbeho. The signing ceremony of the agreement took place at the Galmudug Presidential Palace, attended by members…

Read More